|

Daawo:Madaxweynaha Hirshabeelle oo u hanjabay Maamulka Punland,Maxa dhexmaray-Video

Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in shilin Soomaali been ah oo Puntland lagu sameeyo uu jahwareer ku riday suuqyada Ganacsiga ee Magaalada Baledweyne taas oo ugu dambeyn keentay in Ganacsatadu ay joojiyaan qaadashada Shilin Soomaaliga.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Afayeenka Maamulka Hirshabeelle Mr Dabaashe oo maanta booqday suuqyada Ganacsiga ee Baledweyne ayey Ganacsatadu u sheegeen iney ku dhibanyihiin  shilin Soomaali been abuur ah  oo dhanka Puntland laga keeno,afayeenka ayaa ganacsatada ku qanciyay in maamulku uu la wareegi doono lacagta been abuurka ah ee Puntland laga keeno iyo gaarigii lagu qabto isagoo wada,Balse wuxu ka codsaday Ganacsatada iney socodsiiyaan Shilin Soomaaliga saxda ah ee Soomaliya oo dhan laga qaato.

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=53359

Posted by on Nov 14 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo:Madaxweynaha Hirshabeelle oo u hanjabay Maamulka Punland,Maxa dhexmaray-Video”

  1. ASC. Waar inya WANLAWEYNTA warkooda nagadaydaan, noo soo bandhiga CIYAARTII reer Sheekh Isxaaq. Xaggeebay kala marayaan?

    Waxaa igu maqaala ah in Habaryoonistii la dhacay kkkkk

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...