|

Deg Deg Daawo:Taliyaha Ciidanka Militeriga Maamulka Somaliland oo fariin culus usoo diray Puntland iyo wararkii ugu danbeeyay-Video

Taliyaha Ciidamada Maamulka Somaliland Gen Nuux Taani oo maanta warbaahinta kula hadlayey Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay xaaladaha dhanka Amaanka ah ee ugu danbeeyay deegaanada uu ka arrimiyo Maamulka Somaliland.

Taliyaha Ciidamadda Militeriga Maamulka Somaliland ayaa fariin u diray maamulka Puntland oo xiisad kala dhaxaysay maalmahanba waxaana uu ugu baaqay in ay Puntland ilaaliso nabadgalyada iyo Jaarnimada waa sida uu hadalka u dhigaye“Anaku waxaan jecelnahay nabadgalyo iyo jaarnimo in aan ku wada noolaano,waayo dantayada ayaa ku jirta oo cadow badan ayaan wada leenahay guud ahaan ,khilaafka naga dhex dhacana Dad kale ayaa doonaya in ay ka faa,iideystaan,,.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Taliyiha Ciidamada Maamulka Somaliland oo ay wehelinayeen laamaha ugu sareeya ee Booliska Somaliland ayaa kusoo aadaya xili xiisad culus oo dhanka Afka ah la dhex taagan tahay Labada Maamul Punland iyo Somaliland.iyadoo Somalilad beri looga dareerayo Doorashada Madaxtinimo ee Maamulkaas.

Dhanka kale wararka aan ka helayno qaybo kamid ah Gobalka Sanaag ayaa sheegaya in laga dareemao xiisad culus iyo abaabul ay wadaan Ciidamada Maamulka Puntland ee ku sugan qaybo kamid ah Sanaagta Fog,sidoo kalena waxaa maanta gaadhay Deegaanadaas Wasiirka Amniga Puntland iyo xubno kale oo kamid ah Wasiirada Maamulka Punland.

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=53309

Posted by on Nov 12 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Deg Deg Daawo:Taliyaha Ciidanka Militeriga Maamulka Somaliland oo fariin culus usoo diray Puntland iyo wararkii ugu danbeeyay-Video”

  1. puntland xabaasheeda ka qodan badhan iyo hadaaftimo

  2. Ali dhuuso waa bakhdeenee reer libaax sanka taabte dig digta waa laydin ku yaqaan hala arko reerka xabaashooda ka qodan tahay xero warsangale waa idinka dad dhulkiis ayaad ku soo ordaysaan xabaal laydin ka qodi maayo ee haada ayaa idin ka dhargaysa.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...