|

DEG-DEG- Daawo- Garaadka Guud ee Khaatumo State oo Ganafka ku dhuftay Heshiiskii Hargaysa-VIDEO.

Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac ayaa ayaa si weyn u daadifeeyey go’aamadii maamulka Khaatumo lagu biiriyey Somaliland wuxuuna ku tilmaamay khiyaano qaran. Garaadka ayaa sheegay in ay siyeen kalsooni iyo wakhti balse ay maamulkii Khaatumo doorteen inay dadkooda Adhaxda jabiyaan. Wuxuu sheegay Garaadku in maalintii uu lahaa nina Gunimo kula Tartami maayo Ali Khaliif garabkiisa fadhiyey, hadana uu tii taagan yahay.

HALKAN KA DAAWO.

Wuxuu cadeeyey inaysan cidina ku matalin Hargaysa, dadkiisana aan la waardig karen, masiirkuna uusan ku baaba’ayn mudarada ay sameeyeen raggii hogaanka loo dhiibtay,Garaadka ayaa soojeediyey qodob muhiima.
 Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=46105

Posted by on Jun 17 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

17 Comments for “DEG-DEG- Daawo- Garaadka Guud ee Khaatumo State oo Ganafka ku dhuftay Heshiiskii Hargaysa-VIDEO.”

  1. Viva khaatumo, Viva Somaliland.

    Samo ku waar, samo ku waar, saamo ku waar

    Sarreeye calanka sudhan bilay dhulkiisaa

    Samo ku waariyoo iyo bogaadin sugan

    Hanbalyo suuban kugu salaannee saamo ku waar

    Geesiyaashii naftooda u sadqeeyay qarannimada Somaliland

    Xuskooda dhowrsan kugu salaannee samo ku waar

    Guulside xanbaarsan soo noqoshaddiisa

    Kalsooniduu mutaystayee dastuurka ku salaannee

    Midnimo walaalnimo goobanimo islaanimo kugu salaanee samow samidiyoo

    Samo ku waar samo ku waar saamo ku waar SOMALILAND.

    Ax yaa wadan.

    https://www.youtube.com/watch?v=xErHi3yP7UE

  2. KARAAMO AALOW KU SII GARAD JAAMAC GARAAD ALI,GOONI GOOSADKII MEEL AYUU UGA SOO AHADHAY ALI KHALIIF OO INTUU MADAXDA AHAA DHULKII KHAATUMO LAGA WADA QABSADAY AYAA MAANTANA YIRI ICTIRAAF AYAA INOO DHAW SOOMAALILANEEY,

  3. FAYSAL ALI WARAABE MAANTA QOSOL AYUU KU WAASHEY WAXA UU YIRI BUUHOODLE AYUUN BAAD HAYSATAAN KHAATUMOOY,IYADANA JAAMACADO MALEH WAA INAAD NOO SOO DHIIBTAAN

  4. ALI KHALIIF MAANTUU ICTIRAAF KU WAASHAY SOOMALILAND

  5. ali khaliif FINNALY,WAXA UU KU WAASHAY ,MAANTA WAA LA ICTIRAAFAYAA SOOMAALILAND,hadaan la heshiiyay,waa uu riyoonayaa dawlada soomaaliya ayay khaatumo ku biirtay,isagaa aadaya,barlamaankii khaatumo dhamaan waxay joogaan muqdishi,wasiiradii gradaaduna u saxeexeen,waa uu iska hadlay ali khaliif,FARMAAJO AYUU NECEBYAHAY IYO MIDNIMADA SOOMAALIYA

  6. Waxa hargaysa lagu malmaluuqay waa ina wax Kama
    Jiraan amase Hal bacaad lagu lisay.
    Cali khaliif ha cadeeyo waxa ku kalifay qodobadan
    Uu Soo xambaartay

  7. Dad calooshooda u tegey horeba
    Hargeysa waa uu joogeen
    Habaar waxaa you xun duli alle ku bed
    Sides ayaan idin leedahay

  8. Rag ba is dhex yaacay laakiin Cali xoog bu bahasha idinku liqsiinaya maasha allah waar Cali ku Daba fayla. Lol kkkkkkk

  9. Abdi maratoon darwiish

    Gobanimo Aduun Nin Goobayaa IsmageyaaNeee Nin Geyigiisii Goobiwaayey Guutooyin Gelbinwaayey Isagaa Isgabaay Gooriyo Aleeyl Inuu Gaadh Ka Hayaa LagudbooNeee .Nin Gaboodyofal Geystey Guyaal Gumaad Kaaga
    Gelbinaayey Gar Inaad Ladhigataa May Gudboobayneee Gurigayga ka Guur
    Ged Rageed Gaadhiwaa Nin kii Gumaadaayey Gorada Gondaha U Jeedshey

  10. Abdi maratoon darwiish

    Saxid may Gudboonayneee

  11. Abdi maratoon darwiish

    Nin Godoon isgeliyey Nin U Galaab Caraabey Taladii waa Geesmaraay Marku
    U Galayeee Godkuu Hurdiyo Goosannimadiii Ugu Garraabey Garaadkana Guulaa Bashoo Laguma Gudboonaaa Nin Geyigiisii Nin Godoonsaan Galaad
    Ugu Daraay ka Gaabii Gaadhkii Loo Garteee Taariikh isguraysaa Guyaal Gabay Lagugu Garraaciyeee Godobtaad Geysitiyo Taladaan Ganafka Go Aan
    Ma ka Garbixi Doontaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

  12. Abdi maratoon darwiish

    Ragbaa Farxad Lagalgalanaaya Markay Goob Gudcurraa Geeleygii Lagu Gudoonsiiyeee Darwiishkii Koofil Gacanta Ka soo Jaraay Gurboodkiisii Ayaa
    Uunka Guranaayeee Ninka Farxad Lagarmaamayna Yooow Guul magaadhine
    Gadaal isugu Laabooo intaanay Naftu iska key Guriin Gedhadaad Lagalab Carowdey Waan Goobayaa Gooriyo Aleeyleee Guuluhuna Wuxuu Garab Siiyaa
    Ninka Godobbiyo Laga Galaay Gardaro Gar Loo waayey Guusha Gudoon
    kaakeedaDarwiish Gedhadiisii Goobayaa geeli galaab Lagaadey

  13. Abdi maratoon darwiish

    Gaar U ahaateee

  14. Abdi maratoon darwiish

    Saxid gudoon keeda Darwiish kaa qalad

  15. War waxan muxuu soo malmaluuqay war waxani gabay maahee meesha ciyaarta ka daa..kkkkkkkkk
    Cali ilaahay ha xafido, walee intuu nool yahay weli reer sssc rjay leeyihiin, dhamaan dhulbahante waa soo dhoweeyey heshiiskaas, waana shaqaynayaa
    Garaad Jaamac waa degdegey, waxaana hubaa inuu imaan doono oo ay isaga iyo cali heshiin doonaan, dhalinyaronimaa qaaday, garaad arinkaas ka noqo oo arimaha siyaasada ragaa loo igmaday ug adanbee adna dhaqankaaga ku ekoow

  16. Wiil- Cumar- Wacays

    Garaad keena Guud Boqorka Dhulbahante waxan ka codsana taageer Danta Dhulbahante. Garaadada kale na ha tageran.

  17. Garaadku waa mahadsanyahay iyo dhammman inta arinta dadka deegaanka khatumo geesaha ka joogta allah hala garab garo

    cali khaliifna khatumo haduu doono dan khaasa ha ka lahaadee meel fiican buu soo gaar siiyey wuu ku mahadsanyahay maanta haduu halkaa kaga tago rag kale baa diryaar u ah in ay halkaas ka sii wadan oo qadiyadii sii dhammmaystiraan 10 saannno danbe khaatumo ha qaadatee waa in aan laga harin ee meeshuuu cali kaga tagay laga sii wadaaaa

    guul reer khaatumo dhamman

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • Ceegaag: Horaan kuu sheegay, guri sharmuuto iyo meel xunbaad ku dhalatay. Kuwa jidadka ku dhasha ee sidaa lagu...
  • Fardojaan: Ceegaag Dhig magaca hooyadaadii dhabayacada ahayd was Fataalyahow fataalku dhalay ee madheerteen
  • Ceegaag: ASC. Waa nasiib darro in niman masaakiin ah oo dhalinyaro ah dhagta dhiigga loo daro. Waa in si degdeg ah...
  • Abdi: Arrintaas dhacday maamul iyo siyaasad midna looma aaneeyo. Waa hadal meel waayey. Puntland na waa maamul...
  • Abdi: Baryooy ku nacay. Wadan dhan sidee loogu maamulaya kharash la soo baryey. Soomaalaay ! wax baryo dhaama ma la...