Home » October 31st, 2016 Entries posted on “October, 2016”

Daawo- Wufuudii Madaxweynaha Galaydh ee Ethiopia u duulay & Ujeedka safarkiisa oo uu ka hadlay-Video.

axaa maanta Garoonka Diyaaradaha magaalada Buuhoodle ka duulay Wafdi uu Hogaaminayo Madaxwaynaha khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh, waxaana Garoonka Kusii Sagootiyey Madaxwayne ku xigeenka, Gudoomiyaha Baarlmaaanka iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada. HALKAN KA DAAWO VIDEO Madaxwaynaha oo ka hadlay ujeedka Safarkiisa ayaa wuxuu sheegay inuu ku Qotomo Arimaha deegaanada Maamulka khaatumo, Islamarkaana uu Mudo […]

October 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Safiirka China ee dalkeena Soomaaliya oo arin xaqiiq ah Hargaysa ka dhex sheegay-Video.

Safiirka wadanka shiinaha U fadhiya soomaaliya ayaa oo booqday magaalada hargeisa xarunta maamulka Hargeysa ambassator warsame ayaa booqday geed deble oo ah meesha hargeisa biyaha ka hesho oo ay hirgaliyeen dawlada shiinuhu 40 sano ka hor. HALKAN KA DAAWO VIDEO Danjire Geeljire ayaa maamulka Hargeysa mar u dhanka siyaasada kala hadlayey waxaa uu ku celcelinaye maamulka […]

October 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Waftigii Madaxweyne Galaydh oo daqiiqado ka hor ka u duuley Ethiopia.

Madaxweynaha Khaatumo Mudane Ali Khaliif Galaydh oo ay weheliyaan wufuudii hore  ee uu hogaaminayey Wasiirkii hore ee warfaafinta, Boostada iyo Isgaadhsiinta ee dalka Soomaaliya Dr. Abdelkarem Hassan Jama ayaa u duulay magaalada Muqdisho ka hor inta uusan Madaxweynuhu u sii gudbin Nairobi oo oo isla galabta ka sii aadi doono xarunta Midowga Afriga ee Adis […]

October 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Faratoon oo u sujuuday R/Wasaaraha Ethiopia & Muqaal laga duubey-Video.

Hogaamiyiha maamulka somaaliland Axmed Siilaanyo iyo xubno kooxdiisa ah oo uu horkacayo  kuwaas oo dhawaan looga yeedhay magaalada Addis ababa ee xarunta wadanka itoobiya ayaa la kulmay Raiisulwasaraha itoobiya iyo qaybo kale oo kamida maamulka Addis. Hadaba xubnaha siilaanyo socdaalka ku wahelinaya waxaa kamid ahaa Yasiin Faratoon oo mamulka Siilaanyo wakhti xaadirkan ugu magacaaban wasiirka […]

October 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Bukaanada Ku jira Cusbitaalka Laascaanood oo laga fariyey iyo shacabka oo-VIDEO

Waxaa dhawaanahn qaylo dhaan laga soo gubinayay Bukaanada kujira Isbitaalka Laascaanood gaar ahaan Bukaanada Qaba Cudur-ka qaaxada,kuwaas oo ay la soo daristay Cuno la’aan waxana ay waayeen cuno ay ku qaataan Daawada la siinayo Bukaanadan ayaa ku tiirsanaa caawinta bulshada qaybeheeda kaladuwan gaar ahaan qurbo-jooga kuwaas oo siiya marba waxa ay awoodaan oo ay kamid […]

October 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Culimada Gaalkacayo oo go,aan adag kaso saaray Dagaalka Galkacayo Gaas iyo Guuleedna hal Arrina ku cabsiiyey-VIDEO

Kulan ay Waqooyiga Gaalkacyo ay ku yeesheen Culimada Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa ay kaga hadlen colaada ka taagan Magalada Gaalkacyo oo Mudooyinkii ugu danbeeyay ay ka socdeen dagaalo u dhexeeya Galmudug iyo Puntland. HALKAN KA DAAWO VIDEO Culumada ayaa Waxaa ay ugu baaqeen Labada Maamul in ay ka qeyb qaataan nabada iyo xasiloonida […]

October 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Hadraawi oo xasuusta dhaw ka luntay iyo Abwaano Xamar ka socda o deeq lacageed gaadhsiiyey-VIDEO

Xaaladda Caafimaad ee Abwaan Maxamed  Ibraahin Warsame Hadraawe oo mudooyinkii dambe ku Xanuunsanaa Magaalada Burco Ee Gobolka Togdheer ayaa soo Hagaageysa, waxaana Hoygiisa oo ku yaala Magaalada Burco Maanta  ku Booqday Abwaan Cismaan C/laahi Guure oo ah Afhayeenka Golaha Abwaanada Soomaaliyeed. HALKAN KA DAAWO VIDEO Abwaan Guure ayaa sheegay in Xaaladda Abwaan Hadraawi ay tahay […]

October 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DHAGEYSO:Wasiirka Amniga Somalia oo banaanka soo dhigay wax kasta oo Xasan Culusow iyo maamulkiisa u qarsoona iyo Xasan oo wadnaha Farta ku haya…

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed oo ka hadlaayay kulan looga hadlaayay tahriibka, ayaa wuxuu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay gacanta ku dhigtay shabakado doonaayay inay si sharcidaro ah uga dhoofaan Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. HALKAN KA DHAGEYSO C/risaaq Cumar Maxamed, ayaa sheegay in arintaan ay fududeysay nidaamka Garoonka Aadan Cadde […]

October 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DHAGEYSO:Cabdiwali Gaas oo sheegay in uu iska daynayo caado xun oo uu mudo badan lahaa iyo shacabka oo farxad la ilmeeyey.

Shacabka Magaalada Qardho ayaa soo dhaweeyay hadal dhawaan ka soo yeeray Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyo go’aankii uu qaatay. C/weli Gaas ayaa Baarlamaanka Puntland ka hor sheegay in aysan dhici doonin in marka uu Magaalada Dhex marayo aan wadooyinka loo xeri doonin. HALKAN KA DHAGEYSO Waxa uu tilmaamay in shacabka Puntland ay […]

October 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

XOG HOOSE:Xasan Culusow oo dhuumasho ku galay Addis Ababa xili Dubia laga sugayey..

Madaxweynaha xilka sii haya ee dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa socdaal qarsoodi ah oo aan la shaacin ku tegay dalka Itoobiya. Socdaalkan ayaa ku soo beegmay iyadoo madaxda maamulada dalka looga yeeray dalka Imaaraadka Carabta, waxaana Xasan Sheekh uu Jimcihii u socdaalay magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya oo la sheegay inuu kulamo qarsoodi […]

October 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Ceegaag: ASC. Waar reer shiikh isxaaqoow, xoogaagiinaa yar ha iska kala tuurina. Adduunka meel doorasho xaq ahi ka...
  • ahmed: turaab ama ciidow adiga yaa ku gumaysta o aan kuu sheegee kuwa aan kula dhalan oo dhuloodii haysta ayaa...
  • Turab: Bismillaah Shacabka Boosaaso, waxa xukuma oo gumaysta, marba qofka u sareeya Bilaadu bint xukuumadahooda, ay...
  • Ceegaag: Bismillah, waxaan soo dhawaynayaa in komishinku si dhakhso ah ugu dhawaaqo natiijada doorashada. Markaa...
  • Rasta buuni: Waa vedio been ah..waa shirkii imbagaati