|

DAAWO:Hogaamiyaha Maamulka Garoowe Oo Gacmaha U Taagay GuushII Ay Usoo Hoyiyeen Dhalinyarada Reer Lascanod-VIDEO

yagoo kaga hortagey Garoonka diyaaradaha kanooko oo 42 Km u jira Magaalada ,halka shacabka inta kale ay buux dhaafiyeen barxadaweyn ee caasimada iyo wadooyinka soo gala .

Ciyaartoyda ayaa markii ay soo gaadheen guddaha magaalada waxaa ay kusoo wareegeen Fagaaraha barxada iyagoo ruuxayay koobka ay soo qaadeen.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Duqa degmada garowe xasan Maxamed Ciise (Xasan Goodir ), Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland Cabdiraxmaan shiikh Axmed Maxamuud, Guddoomiyaha haweenka sagaalka gobol ee Puntland Khadra warsame jaamac Oo La Hadlayay Warbaahinta SBC Ayaa Guul weyn oo usoo hoyatay Puntland ku tilmaamay Koobka maanta la soo gaarsiiyay Caasimadda Garowe

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=21569

Posted by on Jul 31 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...
  • Abdi: Mayarkaas Hargeisa wax baa ka jira. Media-hu waa weriyey in “Bisad Suulli Ku Dhacday La Badbaadiyey oo...
  • Rasta buuni: Rasta
  • Abdi: War Majeerteen guracan iga dheh.
  • Abdi: Marxuumkaas waxa loo dillay “Position ka shaqo ee uu hayey”. Sida darteed, dadka sida deg dega ah...