|

Vedio” Cali Koore oo Canbaareeye Shirkii Awrboogays Lagu Qabtay” Kana Hadlay Dhibaatada Maamulka Hargaysa ka Wado Deegaankaasi”

Mid kamid ah Waxgaradka Beelwaynta Sool Sanaag iyo Cayn oo Lagu Magacaabo Cali Koore oo Ku Sugan Wadankaasi Norwayn ayaa Siwayn uga Hadlay Dhibaatada Maamulkaasi Somaliland ay ka Wadaan Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn iyo Shirarkii Halkaasi Lagu Qabtay.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Cali Koore ayaana siwayn u Canbaareeyey Kooxihii Shirkaasi soo Qaban Qaabiyey Waxana uu Fariin Adag u Diray Guud ahaan Waxgaradka Deegaankaasi inay Taageeraan Maamulkooda Khaatumo

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=21576

Posted by on Jul 31 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...
  • Abdi: Mayarkaas Hargeisa wax baa ka jira. Media-hu waa weriyey in “Bisad Suulli Ku Dhacday La Badbaadiyey oo...
  • Rasta buuni: Rasta
  • Abdi: War Majeerteen guracan iga dheh.
  • Abdi: Marxuumkaas waxa loo dillay “Position ka shaqo ee uu hayey”. Sida darteed, dadka sida deg dega ah...