|

Daawo: Shirweynihii Widhwidh iyo Muqaal buuxa+Qudbadihii iyo Ujeedka-Video.

Waxaa maanta Magaalada Widhwidh Ka furmay Shirka wadatashiga, ee Beesha Guleed Garaad waxaana Shirkan kasoo qayb galay, Cuqaasha, Waxgaradka iyo Qaybaha kala duwan ee Beeshan, Waxaana shirka looga hadlayaa Wadajirka Beesha Iyo Garaadka Cusub ee ay Beeshu yeelan doonto.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhamaan dadkii goobta ka hadlay ayaa ku dheeraaday Muhiimada ay leedahay midnimada iyo wadajirka, waxaana laga digay inay meesha Timaado Nin Jeclaysi iyo Khilaaf.

Madashan ka furmay, ayaa waxaa kasoo qayb galay wefti uu hogaaminayo Suldaan Siciid Cismaan Cali oo iyaguna ka yimid dhinaca magaalada Dhumay, Suldaanka ayaa beesha u duceeyay waxuuna Alle uga baryey inuu ka yeelo midii guulaysta ee aan is khilaafin kalana burburin.

 

 

Horufadhi.com@gmail.com

widhwidh1 widhwidh2 widhwidh3

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=21587

Posted by on Jul 31 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...
  • Abdi: Mayarkaas Hargeisa wax baa ka jira. Media-hu waa weriyey in “Bisad Suulli Ku Dhacday La Badbaadiyey oo...
  • Rasta buuni: Rasta
  • Abdi: War Majeerteen guracan iga dheh.
  • Abdi: Marxuumkaas waxa loo dillay “Position ka shaqo ee uu hayey”. Sida darteed, dadka sida deg dega ah...