|

Vedio” Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Mooshin ka Keenay Gudoonka Sare

Waxaa magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ka bilowday Siyaasad kacsanaan ah, Iyadoona in ka badan 40 Xildhibaan ay mooshin kasoo gudbiyeen Gudoomiyaha baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya 

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Mudanayaasha Baarlamaankaasi ayaa haatani Bilaabay Mooshin ka Dhan ah Gudoonka Sare ee Maamulkaasi Kaasi oo Lagu eedeeyey Xil Gudasho La,aan

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=21491

Posted by on Jul 30 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...
  • Abdi: Mayarkaas Hargeisa wax baa ka jira. Media-hu waa weriyey in “Bisad Suulli Ku Dhacday La Badbaadiyey oo...
  • Rasta buuni: Rasta
  • Abdi: War Majeerteen guracan iga dheh.
  • Abdi: Marxuumkaas waxa loo dillay “Position ka shaqo ee uu hayey”. Sida darteed, dadka sida deg dega ah...