|

Vedio” Guddiga Nabadayta Beelaha Koonfurta Gobolka Sool oo Ku Baaqay in Dhaqaalaha Laga Taageero

Gudiga Nabadaynta Shaqaaqada Koonfurta gobolka Sool ayaa baaq u diray Bulshada ku dhaqan gobollada Sool Sanaag iyo Cayn ,
Qurba joogta oo ka seexatay doorkoodii ka qayb qaadashada ayaa baaq loo diray iyagoo laga codsaday in dhaqaale ahaan a uga qayb qaataan nabadaynta ay ku hawlan yihiin gudigu .

 

HALKANI Ka Daawo Vedio

 

Deegaanka Dhumay ayaa haatani Waxaa ku sugan Ergooyin farabadan oo ka kala Yimid Guud ahaan Deegaanada Khaatumo Waxayna ka Dalbanayaa Guud ahaan Jaaliyada SSC inay Taageero Dhaqaalo u soo fidiyaan Ergada Deegaankaasi haatani ku sugan.

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=21486

Posted by on Jul 30 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...
  • Abdi: Mayarkaas Hargeisa wax baa ka jira. Media-hu waa weriyey in “Bisad Suulli Ku Dhacday La Badbaadiyey oo...
  • Rasta buuni: Rasta
  • Abdi: War Majeerteen guracan iga dheh.
  • Abdi: Marxuumkaas waxa loo dillay “Position ka shaqo ee uu hayey”. Sida darteed, dadka sida deg dega ah...