|

Daawo Sawiro Roobkii Guga Oo Kada Aday Widhwidh Iyo Tuulooyin Badan Oo Hoostaga

Widhwidh Yaadoo ayaamahan ay adkayd nolasha dadka baadiyaha iyo magaaladuba ayaa waxaa habeenkii xalay magaalada widhwidh ka curtay goobkii guga waxaana saaka jawiga magaaladu uu yahay mid qurxoon madama alle jabiyey abaartii adkayd ee kajirtay widhwidh

geesta kale dhulka roobku helay ayaa waxaa kamid toolooyinka katirsan widhwidh sida banyaal dhalaamo cune balicad baliharac caraweyn iskujiro  rarjano ceegaag horufadhi dhamaan deegamadan ayaa ah kuwo roobku siweyn uu helay dadka deeganadas oo aan laxidhiidhay ayaa waxay ii sheegeen in roobku siweyn uu helay allena ka dulqaaday abaartii saamaysay

DSC09412DSC09411DSC09410DSC09409DSC09408DSC09402DSC09403DSC09405DSC09406DSC09407DSC09399DSC09397DSC09392

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=15508

Posted by on Apr 26 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

7 Comments for “Daawo Sawiro Roobkii Guga Oo Kada Aday Widhwidh Iyo Tuulooyin Badan Oo Hoostaga”

  1. Meeyey Geedkii gobka ahaa ee widh-widh caanka ku aheyd Magaalada Geeskeeda ku yaalay.

    Widh -widh Ma tagin lkn Balicad Baan labo Bilood joogay Anoo la socday adeerkay oo camp ku haystay Geed-dheer.

    Markii campkii Reer baadiyihii Ka kala Guuray baan nimid Balicad waan Xasuusta aroorkasta waxaan Cuna jiray Caano Lo Iyo Timir Lolz

  2. widh widh maalin dhow buuhoodle way dhaafaysaa ala weliba miisaniyada sanadkan waxaa loogu daray lacag lagu horu marinayo arimaha bulshada iyo kor u qaadida degmo ahaan widhwidh waa magaalo aan aad u jeclahay inbadan ayaan fasaxyada schoolka tegi jiray markaan yaraa rabow belaayada hareer mari

  3. Abdi maratoon Darwiish

    Rabiyoow raxmaad lagu reeyey adaa noohoorshee ku raynay raxmadaada

    Rarankii abaareed aad roobka noogu badeshey waa taa ramaskii noo baxay

    Oo ramagii noodhalayeee rugta waxaa noo daaqaya raxan farda aheee

    Ninkii dhaanka rarijirey intuu ramag maalo ayuu rayska barkan yeheee

    Ruqiya iyo rooda waa kuwaa haamaha ruxayee ratiga doobta tuurayaa

    Labarakaadyeee dhulku waa wada riixad udgoon xag rabi barafuun

    dhuka lagu rusheeyee waa taa barbaartii markay batarka boodayaan

    Boodhku rafaadshey maantaba rayska ku batarinayeee

  4. Abdi maratoon Darwiish

    widh widh ninkii waafi u leh ayey u wacantehee duul caqligu weydoobey

    iyo weere wesiisiye maandhoow mamadhxsadaanee waayeel ninkii ahi

    Waa ogyahay waalida cas eerka looxidhay widh widh aanay lahayn inaanay

    Weel darayn weylo ay leeyihiin darka kamawaraab shaaneee weerar

    wiyili wadaa waran iyo weeto markii lalahelo ayey wisiisiga ilowdaa

    Weerka u xidhnaa wedkeeda noqdaa wadhida wayda gurtaayeee

    Weereyaal adhi soo weeraray wiil yar ayaa ka waabsheee duul caqligu

    Walhanayaa wadhi mooyee libin ay ku lushaan waaye igadheh waala

    Loowga ay qabaan wiyisha ayaa ka wisiisideee siiwadhleeya soowadhleeya

    Duul aan wadhi iyo way lamaaganahay intay waarayaan weel caano lagu

    shubay waqtigeeda ugu wanqalay kuwaan wadhida badiyo wayda joogtada

    Ah

  5. llllllll abdi maratoon

    kkkkkkkkkkkk baqal farda la mirataa badhkeed bay is mooda\
    gabay iyo geeraar agtaadu ku dhintaty
    xaal anaa siiyewy waxii laysku odhanjiray suugaanta waayo marka kaasoo kale calaaliyo ayaa ugu daran plz ama wax macna leh keen ama iska daa faygarkan sabuuradina buuxisay kkkkkkk dhadhana ma hayno sheekada ayaad malaa ku wacantahaye sheekee hadii kale arinkuy shimbirayahow heesuu noqonayaa

  6. Abdi maratoon darwiish

    Maalki waar cayada cesho iidoor wgashle

  7. Maanshallah how beautiful….home is where the heart is.

Leave a Reply

Recently Commented

  • NINA: Odayadana Waxaan leeyahay dacwad sawt iyo Suurat ah ka gudbiya taliyahaas oo u gudbiya hayadaha mushahaarada...
  • NINA: Taliyahan Waxaan leeyahay’ Kaan qayrak ashtar’kuwii kaa horeeyey baa ku hungoobay adeer laascanod...
  • NINA: Faratoon fursad qaali ah bu haystaa waa in uu caruurta reer miyiga ah iyo geeljiraha u sameeyo iskuulo iyo...
  • Hirad: Xaglo toosiye waa tuug la qabtay talo ma leh Ina ducaale qambi ayaa meesha atoore ka ah
  • Hirad: Bahararsame waxay caan ku tahay dilalka qorshaysan ilaa taariikh fog