|

Daawo Video Muwaadin Kaqayb Qaado Dhismaha Jidka Dheer Ee Isku Xidha Laascaanood Widhwidh Iyo Buuhoodle …

Widhwidh Waxaa Magaalada widhwidh Laga Bilaabay Wadada Isku xidhidoonta magaalooyinka buuhoodle Widhwidh Iyo Laascaanood Wadadan oo ah wado muhiiima islamarkaasina halbowle u ah isku xidhka gobolada sool iyo cayn ayaa waxgaradka odayaasha cuqaasha dhalin yarada ardayda haweenka reer widhwidh ay si buuxda baaq ugu direen dhamaan cidkasta oo danaysa horumarka dhulka soomalida haday tahay hayadaha maamulada iyo qurbajoogtaba in ay kaqayb qaaatan dhismaha wadadan oo ah mid loogu talagalay jid cade jay ah
baaqan ay reer widhwidh direen ayaa waxaa kataganayn in ay wax qabad buuxa ay qabteen ayna muujiyeen waxaana haatan ay dhiseen 13 km dhinaca laascaanood iyo dhinaca buuhoodle waxaana ay baaq ujeediyeen dhamaan cidkasta oo ay ugu baqeeen in ay kasoo qayb galaan dhismaha iyo hagaajinta wadadan

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA 

wadadan ayaa haatan waxaa kujira cagafyo loosoo kireeyay kuwaasi oo xagaafaya dhirta dhagaxa iyo ciida intaba wadadan kayeel mid toosan oo kaliya u baahan in lasaaro laami

Fadlan kala xidhiidh Taleefanka Iyo Aconka Shaasha Kaaga Muuqda Ac 43666 Ama Taleefan Lanbarka Ah +252 63 4983949

DSC09217DSC09218DSC09340DSC09341DSC09216DSC09215

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=15432

Posted by on Apr 25 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...