Home » March 31st, 2016 Entries posted on “March, 2016”

Daawo-Documentary :Waa kuma ninka Codadka Madaxda Khaatumo duuba ee u Gudbiya maamulka & webebka Isaaq?+Codad sir ah oo la gudbiiyey-SAWIRO.

Waxa buuxdhaafiyey Emailada iyo facebookyada warbaahinta xalaasha ah ee Khatumo weydiimo fara badan oo dadku ku doonayaan inay ogaadaan cod laga duubay shir lagaga tashanayey cadowga dhulkeena haysta ee Somaliland, kaasoo qodobada laga hadlayey ahaayeen kuwii ugu xaasaasi sanaa ee dad ka wada hadli karaayo  taasoo ku saabsan in ciidan la dhiso, lana helo dhaqaalihiisa, […]

March 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Faalo kooban oo ku saabsan Taleex iyo waayihii khaatumo state (Qalin kii Maxamed khaatumo)

FAALO KOOBAN OO KU SAABSAN TALEEX IYO WAAYIHII KHAATUMO IYO HADA Sanadkii 2011 ayey ahayd markii magalada taariikhiga ee Taleex marti gelisay shirweynihii khaatumo labo (two) kaasoo isagu yimaadeen beelaha dhulbahante iyo dadka deriska la shirka ayaa lagu soo dhisay maamul goboleedka soomaaliyeed khaatumo ee ku midaysanyihiin dadka reer SSC. Ujeedaydu ma ahayn inaan idinka […]

March 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Why do Somali youth migrate to Overseas?

  Somalia is located in the Horn of Africa; the country’s government collapsed in 1990th during that time thousands of Somali people fled from the country due to insecurity and heavy fighting between sides toppled by the government and as well civil wars among clans. Despite enormous challenges arose, many families preferred to remain in […]

March 31st, 2016 | Posted in english news,wararka | Read More »

Daawo:-Ardayda Ururka Jaamacada Buuhoodle Oo Booqday Deegaanada Ceegaag Iyo Widh Widh

Ardayda ururka Jaamacada Bariga Africa Laanteeda Buuhoodle Oo Ay Weheliyaan Arday Katirsan Dugsiyada Sare Ee Widh Widh Iyo Ceegaag Ayaa Booqasho Kutagay Dugsiyada Sare Ee Deegaanada Ceegaag Iyo Widh Widh Waxaana Halkaasi Kusoo Dhaweeyey Ardayda Iyo Maamulka Dugsiyadaasi. HALKAN KADAAWO VIDEO Waxaana Ugu Horayn Halkaasi Kahadlay Gudoomiye Kuxigeenka Ururka Najiib Cabdi Casiis Iyo Sidoo Kale […]

March 27th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

An Open Letter : Time to End Somaliland’s SSC Colonisation.

H.E. Harriet Mathews, British Ambassador to Somalia H.E. USA Ambassador to Somalia H.E Michele Cervvone d’Urso, EU Special Envoy to Somalia H.E. Mohamed Abdi Afey, IGAD Special Envoy to Somalia   Thursday, March 24, 2016   Your Excellencies, As you may be aware, Khatumo’s Sool, Sanaag and Cayn regions (SSC) have been once again, during […]

March 25th, 2016 | Posted in english news,wararka | Read More »

Beelaha waa weyn ee Buuhoodle oo ka biyo diidey gudiyo la sheegay inay wataan qaar ka mid ah Madaxdhaqameedka magaaladu.

Magaalada Buuhoodle oo dhawaan ay gaadheen qaar ka mid ah Madaxdhaqameedka deegaanada Buuhoodle ayaa waxa ay sheegeen inay dhisayaan gudi ayaga ka amar qaata oo beelaha deegaanka ka mid ah, waxana gudidaas lagu daray ama la sheegay inay soo magacaabayaan xubno aad ugu dhega nugul maamulka Hargaysa kuwaasoo dhawaan isku cimaamadaymagaca ”Cuqaal” hadana loo bixiyey […]

March 25th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

OGAYSIIS TELECONFRENCE BEESHA XUSEEN SICIID ( HAYAAG).

WAXA DHAMAAN QURBAJOOGTA & DALJOOGTA BEESHA HUSEEN SICIID (HAYAAG) LALA SOCODSIINAYAA INAY KA SOO QAYB GALAAN SHIR MIHIIM AH QADKA TELEPHONKA         WUXUU SHIRKANI DHICI DOONAA MAALINIMADA SABTIDA BISHUNA TAHAY MARCH 26th  HADII ILAAHAY KA RAALI NOQDO. WAXA LAGU GUUBAABINAYAA IN BULSHADA MAGACAA          WADAAGTAA KA SOO WADA QAYB […]

March 25th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Deg deg- Daawo- Reer Horufadhi oo sheegay inay Midnimo deegaankooda ku daafacayanayaan baaqna u direy maleeshiyaadka Ceegaag dulfadhiya-Video.

Waxgaradka degmada qadiimiga ah ee Horufadhi ayaa ka hadlay xaalad colaadeed ee deegaamada Gamaha ee maleeshiyaadka Somaliland ku soo duleen, kuwaasoo fadhiya duleedka deegaanka Ceegaag ee G/Cayn, ayadoo reer Horufadhi si weyn iskaga caabiyeen maleeshiyaadkaas, waxgaradka ayaa sheegay inay iska daafacayaan weerarkastoo gardaro ah, ” Waanu mideysanahay waxaanu nahay Dhulbahante sax ah, reer Horufadhi ayaanu […]

March 24th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Madaxweyne Galaydh oo ku laabtay Buuhoodle iyo hawlo adag oo uu soo qabtay.

Madaxweynaha aya safaro shaqo ku tegay magaalooyinka Dandan, Xamarlaguxidh, Balicad , Dharkayn iyo Saaxdheer, asagoo halkaas ka soo sameeyey wacyigelino iyo abaabul xoogan oo uu ugu baaqay shacabka reer Khaatumo inay adkaystaan nabadgalayada una diyaar garoobaan xoreynta dalkooda iyo deegaamadood. Madaxweynaha oo caawa gaadhay magaalada xarunta G/Cayn ah ee Buuhoodle ayaa sidoo kale qarameeyey ciidamo […]

March 23rd, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Ciidamadii Dhulbahante ee dagaalka kula jirey Shabaab oo ay dhabarka ka toogteen ciidanka Majeerteen ee ay la dagaal galayeen-Video.

Ka dib hawlgalkii ka dhanka ahaa kooxda AL Shabaab ee soo weeraray deeganada xeebaha ku teedsan ee gobolada Puntland, aya waxa soo baxayey in halkaas ay ku dhinteen ugu yaraan afar askari oo ka soo jeeda gobolada Khaatumo State oo la hawlgalayey ciidanka Puntland kana tirsanaa maamulkaas hore reer Khaatumo uga baxeen. Sarkaalkii ciidankaas hogaaminayey […]

March 23rd, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • ahmed: oo dhulbahantow ma tolkeen ayaad xiniinyo u leediheen yaa idin ka futa xun ciise hadii aad far ku fiiqdaan tan...
  • Ceegaag: Aar nagadaaya ciyaarta odaygani waa kii ilkaha la’aaye.
  • Ceegaag: IYAA! Kolay sabab baa keentay baan filayaa in nimankan la xidhxidho, waa in wixii kacaan-diid ah la...
  • NINA: Habarjeclo=cududii dhaqaale Habarawal=dhaxal siyaasadeed oo hore (cigaal) Habar yoonis+ ciidagale= foot...
  • NINA: Cirro wuxuu noqday siyaasigii ugu doqonsanaa isgoo Helay codkii shacabka ayuu U tanaasulay Koox Beri uu marxuum...