Home » February 29th, 2016 Entries posted on “February, 2016”

Maqaal: Nin waliba hadhuubuu toshiyo haamo gooniyahe”’.

Markay diido midnimada, markeey doonto Tafaraaruqa Markeey diido inay tashato, markeey iska durkiyaan inay Is hogaamiyaan, markeey diidaan inay ismaamulaan, markeey jeclaato inay hogaansamaan, markeey doonaan Hayinimada reeraha kale, markey ka caarido gobonimada, markeey u dhutiyaan Gunimada, marka ka xiga cadow Kud iyo Kaare dil loo arko, marka loo kala fakado shisheeyaha, markeey ku ururto […]

February 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Warbixin: Garoowe iyo Kulankii Dhexmaray xubnaha Dhulbahante iyo Ciise Maxamuud{Xog}.

Beesha Ciise Maxamuud iyo Doodey sheegteen gaar ahaan waxii ay ku dheheen odayaal Dhulbahante ah oo u tegay: Dhulkan waan wada leenahay, Caynaba waa la idin ka qaaday oo Ingiriis iyo Isaaq baa idinka kiciyey kumaydaan dagaalamin ma Garoowe ayaad ku diriraysaa? Odayaashii Dhulbahante: Dhulka waa la wada lee yahay waana la kala lee yahay, […]

February 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Beesha Guulleed Garaad oo tacsi u diraya qoyska reer Qodax, Geeridii Cali Qodax Allaah ha u naxariistee.

Anaka oo ah dhamaan beesha guuleed garaad gude iyo dibadba waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa qeyskii iyo qaraabadii asxaabtii uu ka geeriyoodey marxuum CALI QODAX oo 25/2/2016 ku geeriyoodey magaalada laascaanood ee gobolka sool marxuum Cali qodax waxa uu ahaa inta uu noolaa odey aad looga yaqaano dhamaan dhulka ssc aadna looga qadariyo   […]

February 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Odayaasha gobolka Sool oo sheegay in dagaalku dheeraan doono, Garoowena la isla geli doono-Video.

Kadib Xiisad dagaal oo ka Cusboonatay deegaanka Dixin ee Gobolka Sool, ayaa waxaa Arintaasi waxaa ka hadlay Waxgaradka Gobolka Sool, Oo sheegay inaan loo dulqaadan doonin duulaanka ka yimid magaalada Garoowe, Sidoo kalana waxaa laga hadlay Dhibaatooyin badan ee laga tirsanayey Maamulka Puntland. HALKAN KA DAAWO VIDEO “Ninbaa laga sheegay Duco waxaan ka Aqaan Nooloow, […]

February 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Dugsigii ugu horeeey ee lagu xaroonayo{Bording} oo laga hergeliyey Buuhoodle-Video.

February 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Jen. Tuur Yare “Amniga Muqdisho waxaa lagu wareejiyay Maamulka Gobolka Banaadir”

Taliyaha Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Soomaaliya Jen, C/raxmaan Maxamed Tuur Yare ayaa faah faahin ka bixiyay go’aano xalay ka soo baxay kulan looga hadlayay amniga magaalada Muqdisho, kadib qaraxyadii habeen hore gil gilay magaalada, kaasoo dad badan ku dhinteen. Jen. Tuur Yare ayaa sheegay in go’aanada shirkaas ka soo baxay la isla gartay in wixii […]

February 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

War deg deg ah. Dagaal Culuso oo ka soconaya deegaanka Dixin ee G/Sool.

Dagaal culus ayaa abaaro 4:30kii subaxnimo ka bilowday duleedka deegaank Buurawadal ee gobolka Sool waxana weerar ay soo qaadeen maleeshiyaadka Ciise Maxamuud ee wata magaca maamulka ayaa PL iy dadka deegaanka ayaa si xawli ah uga soconaya deegaanka Dixin, shacabka ayaa waxa isla markiiba gurmad deg deg ah u soo fidiyey ciidanak Khaatumo ee fadhiisinka […]

February 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Faah faahin ka soo baxaysa deegaan ka tirsan G/Sool oo laga iibiyey beesha Garoowe.

Magaalada Garoowe waxa ka soo baxaya qaabkii uu u dhacay deegaanka Bixin oo dhawaan muran ku dhexmaray beesha Ciise Maxamuud iyo dadka deegaanka ee ka soo jeeda Dhulbahante, kuwaasoo gacan ka hadal aan kahsaare dhalin ku dhexmaray deegaanka Bixin ee gobolka Sool, waxana arintan maanta la sheegay in Ahmed Karaash oo wasiir ugu magacaaban Abdelweli […]

February 27th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Kooxda sheegata gudida Diiwaangelinta Kaadhka beesha Isaaq oo calaamadihii ay ka taagteen Laascaanood la burburiyey-SAWIRO.

Wararka shabakada Horufadhi ka helayso xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood ay ku sugan yihiin maleeshiyaadka Somalidiidku ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe dhulka lala simay Tabeelayaal ay wadada qarkeeda ka taageen maleeshiyaadka iyo xubnaha daacada u ah waxa loogu yeedho diiwaangelinta, taasoo dadka lagu siinayo Jinsiyadda beesha Isaaq isla markaana lagaga qaadayo farahooda oo la […]

February 27th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo-Qaraxyadii SYL Faah faahin , Rasaas iyo iska Hor imaad, amaanka Muqdisho oo faraha ka baxaySawiro+Cod.

Dad kor u dhaafaya 10-ruux ayaa ku geeriyootay qaraxyo caawa fiidkii ka dhacay agagaarka Hotelka SYL iyo halka lagu magacaabo Beerta Nabadda, iyadoo qaraxyada ay ahaayeen kuwo gil gilay magaalada Muqdisho. Qaraxa hore ayaa ahaa baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay, kaasoo ahaa mid aad u xooganaa, waxaana qaraxa hore uu sababay bur bur dhismayaal […]

February 26th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Ceegaag: ASC. Waar reer shiikh isxaaqoow, xoogaagiinaa yar ha iska kala tuurina. Adduunka meel doorasho xaq ahi ka...
  • ahmed: turaab ama ciidow adiga yaa ku gumaysta o aan kuu sheegee kuwa aan kula dhalan oo dhuloodii haysta ayaa...
  • Turab: Bismillaah Shacabka Boosaaso, waxa xukuma oo gumaysta, marba qofka u sareeya Bilaadu bint xukuumadahooda, ay...
  • Ceegaag: Bismillah, waxaan soo dhawaynayaa in komishinku si dhakhso ah ugu dhawaaqo natiijada doorashada. Markaa...
  • Rasta buuni: Waa vedio been ah..waa shirkii imbagaati