Home » January 31st, 2016 Entries posted on “January, 2016”

Daawo- Warancade oo ka hadlay warqadii la helay” Xasan Sheekhna ku tilmaamay Inuu diinta ka baxay-VIDEO.

Ali Maxamed Warancade ayaa shir jaraa’id ka qabtay warqadii lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho, waxana shirkan jaraa’id oo ay soo qaban qaabiyeen tvga beeshaas ee Horncable oo ka xumaaday warqdaas ayaa si kulul u weeraray Xasan Maxamuud CUlusow oo uu sheegay nin u sujuudey askartii Kenya ee dadka Soomaaliyeed xasuuqday. HALKAN KA DAAWO…. Warancade ayaa […]

January 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO – Xafladii Khaatumo ee London UK , QUdbadihii heesaha cusub+Full Video-SAWIRO.

Jaaliyada Khaatumo State Ee Magaalada London Ee caasimada dalka Ingiriiska ayaa siwayn u xusay sanad guuradii 4aad ee kasoo wreegtay aasaaskii maamulka khaatumo, waxaana munaasabada kasoo qayb galay dadwayne farabadan Oo kusoo labistay calanka buluuga ah ee soomaaliya iyo ka Maamulka khaatumo state oo aad shucuurtooda ka dheehanaysay dabaaldaga munasaabadan balaadhan. HALKAN KA DAAWO…. munaasabada […]

January 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Deg Deg Daawo Gudoomiyaha Baarlamaanka Khaatumo Oo Kadigay Siilaanyo Iyo Imaanshihiisa Widhwidh Waa Kudhimanayaa Siilaanyo Widhwidh

Widhwidh Gudoomiyaha Barlmaanka khaatumo maxamuud xaaji cumar oo maanta caawa waraysi siiyay idaacad daljir ayaa waxa uu kawaramay imaanshaha siilaanyo uu kusoowajahan yahay beri widhwidh waxaana uu gudoomiyuhu sheegay in ay dagaal lagayaan hadii siilanyo yimaado widhwidh HALKAN KADAAWO MUUQAALKA  dhamaan goobaha deeganadasi waxaa jooga cidamada difaaca khaatumo waan ladagalamaynaa siilanyana waa kudhimanayaa widhwidh haduu […]

January 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Dhagayso:R/Wasaaraha Soomaliya Oo Sheegay In Garoowe Laga Abaabulayo dagaalo ka dhaca Soomaaliya & garab siinta Argagaxisada

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo ka hadlay kala aragti duwanaanta go’aankii Muqdisho lagu gaaray iyo qaadacaddii Xukuumada Garoowe iyo Rabitaanka Puntland ee ah in Aqalada baarlamaanka lagu soo xulo habka wax ku qaybsiga degmooyinku uu yahay mid khatar hor leh iyo dagaallo sokeeye dalka Soomaaliya galin kara, sidoo […]

January 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Faallo Buug Cusub Oo Uu Qoray Mr. Yusuf Haid ”OUT OF MOGADISHU: A MEMOIR OF THE SOMALI CIVIL WAR IN 1991”

Waxa soo baxay buug ‘OUT OF MOGADISHU: A MEMOIR OF THE SOMALI CIVIL WAR IN 1991’ oo u qoray Yusuf Mohamed Xayd, oo ka hadlaaya 16kii cisho ee ugu horeeyay ee dagaalkii Mogadishu. Buugu wuxuu sheegaya sidii wadaniyada Soomaaliyeed u wiiqantay, qabyaaldu u kobocday, iyo fursadihii dagaalka baajin lahaa ee ay ka il-duufeen dawladii markaas […]

January 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Xafladii Khaatumo Ee Ka Dhacdeey Wadanka Belgiumka Iyo Khudbadihii Laga Soo Jeediyey |Full Video

Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaaa Munaasabadan Balaadhan oo Ka Dhacdeey Wadanka Belguim Halkaasi oo Loogu Dabaal Degayey Afar sano guuradii kasoo wareegtay Xiligii la dhidbay maamulka khaatumo state of soomaliya.   Halkan Ka Daawo Muuqaalka

January 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Q,M oo ka hadashay Habka Doorashada 2016ka ee Soomaaliya.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa ku bogaadiyey Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada heshiiski ay shalay ka gaareen habka lagu soo dhisayo baarlamaanka cusub ee dalka uu yeelan doono sanadkaan 2016. Afhayeen u hadlay Jimciyada Qurumaha ka dhaxeyso oo lagu magacaabo Stephane Dujarric ayaa sheegay in UN-ka ay si gaar ah ugu […]

January 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Sucuudiga oo ku dhawaaqay inuu Qaadanayo shaqaale Muruqmaal ah oo Soomaaliyeed.

Wasaaradda Shaqaalaha dalka Sacuudi Carabiya ayaa dhawaan ku dhawaaqday in ay albaabada u furtay in ay Soomaaliya kasoo qaadato shaqaalo, hase yeeshee waxa ay ku xirtay shuruudo. Shuruudaha lagu xiray shaqaalaha muruq maalka ee ay Sacuudiga ka dalban doonto Soomaaliya ayaa waxaa ugu muhiimsan in qof walba uu keeno war cadeyn ah oo uu kala […]

January 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Ninkii diley Duuliyihii Ruushka ahaa oo sheegay inuusan wax Cabsi ah ka qabin dawladda Ruushka.

Alparslan Çelik oo ka tirsan ciidamada xoreynta iyo difaaca gobolka Turkemen ee waqooyiga dalka Syria iyo buuralayda ku taxan xuduuda Turkey iyo  Syria ayaa ka soo muuqday aas ka dhacayey magaalada Istanbul maalinimadii Arbacadii,  Alparslan Çelik oo la hadlayey wakaalada wararka ee Dogan News Agency ayaa sheegay inuusan uba jixin jixeyn Ruushka”’ Naf walbi maalin […]

January 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Gudoonka Barlamaanka oo bayaan ka soo saaray Habka Doorashada, sheegayna inaan la aqbalayn Go’aan aan loo dhameyn Midnimada dalka Dhaawacaya.{Nuqul}.

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta soo saaray go’aan ku aadan shirka Madasha wadatashiga qaran ee looga arrinsanayo hanaanka doorashooyinka Soomaaliya. Kulankii Baarlamaanka ee maanta ayaa looga hadlay wadatashiyada socda, iyadoo Guddoonka uu tilmaamay in aanu wali soo gaarin go’aan la isku raacsan yahay oo ku aadan hanaan doorasho oo dalka ka dhaca. […]

January 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Ceegaag: ASC. Waar reer shiikh isxaaqoow, xoogaagiinaa yar ha iska kala tuurina. Adduunka meel doorasho xaq ahi ka...
  • ahmed: turaab ama ciidow adiga yaa ku gumaysta o aan kuu sheegee kuwa aan kula dhalan oo dhuloodii haysta ayaa...
  • Turab: Bismillaah Shacabka Boosaaso, waxa xukuma oo gumaysta, marba qofka u sareeya Bilaadu bint xukuumadahooda, ay...
  • Ceegaag: Bismillah, waxaan soo dhawaynayaa in komishinku si dhakhso ah ugu dhawaaqo natiijada doorashada. Markaa...
  • Rasta buuni: Waa vedio been ah..waa shirkii imbagaati