|

Wafti ay horkacayso haweenayda arimaha Qoyska u qaabilsan maamulka Garowe oo Buhodle kujeeda & Tikniko loo diyaariyey.

Haweenay lagu magacaabo Anisa Xaaji Muumin oo ah wasiirka arimaha qoyska ee maamuka Puntland la odhan jirey ee gobolada Bari iyo Nugaal ayaa ku siijeeda magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn, si ay halkaas ugu qabato maalintii la As-aasay Puntland oo ku beegan maalinimada beri ah oo sabti ah bishuna 8aadna tahay koow.

Haweenaydan oo wadata xubno  ku xigeeno u badan oo deegaanka ka soo jeeda, aya la sheegay in beri garoonka Xabadda Studiom ee bartamaha Buuhoodle qoob ka cayaar iyo bandhig weyn loogu qaban doono, ayadoo la sheegay in ilaa caawa ay Buuhoodle diyaar garoow ka wadeen dadka taabacsani, sidoo kalena hubkii waa weynaa iyo ciidankii haystay ay laabta u garaaceen inay amaanka sugayaan ayaguna.

Maamulka Khaatumo iyo golaha deegaanka oo inta badan shacbiyada magaalada haysta ayaan la ogeyn talaabada uga qorshaysan duulaankan Garoowe ka yimid, waxaase dad badan filayaa in Buuhoodle oo cid walba beryahan soo dhaweynaysay ay si weyn ugu soo bixi doonaan Haweenayda arimaha dumarka u qaabilsan maamulka Garoowe.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=3568

Posted by on Jul 31 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

6 Comments for “Wafti ay horkacayso haweenayda arimaha Qoyska u qaabilsan maamulka Garowe oo Buhodle kujeeda & Tikniko loo diyaariyey.”

  1. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  2. Jeelka waa in ay

  3. Jeelka waa in ay maraqa ku cabto . The government will issue warrant arrest for this poor lady who was misinterpreted. She doesn’t know Buuhoodle and cayn region is fully under khaatumo government control .

  4. UGAAS
    sidee kaa noqotay martida waa sharfi jirtay
    Waana sooryeyn jirtay . Ugaas waa tan kuu
    Sheegay reer buuhoodle wa reer ka harti oo dhan
    Ugu nasabsan qofkay dhiig wadagan ma ciilaan.
    Car wax SNM ka socda ha tageen xataa
    Xagatoosiye ban keeni karin inakstuusanba
    Riwayada SNM daacad ka ahayn kkkk.

  5. Islaan/Beeldaje Waayo Arag

    Iskadaa harti sxb Laascanood baa soo afjartay iyadoo 100% shacabka Laascanood aheyeen puntland oo sadex bilood taayiro gubayeen . Marka khalad weeye inaad hada gobolkii togdheer kaga dabatagan dadka sidii Laascanood uun baad u galeysan inakastoo dadkan gobolka cayn awood ciidan sm u leeyihiin horena u Kala baxeen. Lolz .

    Horta wiilkii faroole hooyadii dilay miyaa la qasaasay ???

  6. Ugaas
    Waxaan diin iyo muxaadaro ahayn mar dambe soo qori
    Maayo in sha allahu no more siyaasad
    Maanta wiil 20 jir ku dhow ba driving by lagu shoot gareeyey
    3 cisho ka horna sido kale laba la dilay midi oromo yahay.
    Ugaas siyaasad iyo reer hebel akhiro ku badbaadi mayno
    Cafis all of you . Qasatan reer somali land ama isaaq.iyo
    Nina ama dhulos intii comments kayga aan jeclaysa.
    Asc.

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: Dhuuso ileen af qoyan hadal ma daayo isma maqalo miyaa faysal Faaruq shalay sow adigii cabaadaayey puntland...
  • Abdi: Waa beenawaas nacasoobay. Dhul Puntland cidina ma haysato. Dhulka waxa iska leh Khatumo State. Mr. Camay na...
  • Hirad: Madaxweyna cusub wasiirka warfaafinta soo dhawoow Axmed shide indr
  • Hirad: Dhaqane kaddaab number one Dadka Somalidu hees ka gees waa u free gelis iyo bixis iyo degidba waa dalkoodii...
  • Abdi: Nin abeeso koriyow adiga u aayiye. Xabashi waa abeeso. Ninkii la dhaqmayow waa yeelkadda.