|

Daawo: Maxaa ka soo baxay shirkii Hiigsiga Cusub , M/Weyne Xasan & N Kay oo kala hadlaya{Video}.

Shirkii ka soconayey xeradd Xallane ayaa soo gabogaboobey, waxaana ka hadlay madaxda sar sare ee dalka iyo beesha Calaamka, ayadoo faashilkii dawladdu ee doorashada uu hadheeyey shirka, waxana hadalo is burinaya leh madaxda dawladda iyo kuwa beesha caalamka.

HALKAN KA DAAWO……

Shirka ayaa waxan si rasmi ah loogu qeexan doorashadu nooca ay noqonayso, waxaana weli muran ka taagan yahay in warmurtiyeed la wada saxiixay uu soo baxyo. Madaxweyne Xasan Maxamuud Culusow , R//Wasaare CCC iyo N kay ayaa hadlaya.

Horufadhi.com@gmail.com

xasan culusow

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=3551

Posted by on Jul 31 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Daawo: Maxaa ka soo baxay shirkii Hiigsiga Cusub , M/Weyne Xasan & N Kay oo kala hadlaya{Video}.”

  1. Are boowe waxba ma sheegayo Culusow oo Xamar lagu illaaliyo, markuu meesha ka soo baxay waxa ugu horeeyey ee ishiisu qabatay waxa uu ahaa askari Yugaandhiis ah oo ilaaladiisa ahaa. Siduu markaa Soomaali u maamuli, maadaama kuwa laga illaaliyaaba ay yihiin soomaali.

    Jeebkuun buu buuxsan siddii kuwii hore, dabadeed qaxooti buu ku danbayn siddii kuwii ka horeeyey.

    bal kuligood dib u jaleec iyo halka ay ku dambeeyeen, sababta oo ah Soomaali wadan ee waa laga dulkeenay, waxoogaa markay heleena qaxooti bay noqdeen.

  2. Murjin
    Are boowe Cabdi Cawarna ku dar

Leave a Reply

Recently Commented

  • Rasta buuni: Maxuma
  • Turab: Bismillaah Allaah baa mahadleh, Shariif la soo gamay, mar haddii wixii caloosha ugu jirey afkiisii ka xaday....
  • Rasta buuni: War fiican
  • Turab: Bismillaah; Sanbaloolshe, waa siyaasi isagoon u qaan gaadhin siyaasada, oo qaxooti degan Ingiriiska xilal...
  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...