|

Daawo: R/Wasaare CCC oo doonaya kororsiimo iyo Barlamaanka oo ayana taas u Dhintinaya{VIDEO}.

Barlamaanka iyo xukuumada Soomaaliya ayaa hoosta ka xariiqay in dorasho qof iyo cod ah aysan SOomaaliya ka qabsoomi karin sanadka 2016 ee uu ku egyahay xili mudeedka dawladda Somaaliya guud ahaanteed. Waxana halkaas ka hadlay oo soo xaadirey R/Wasaaraha CCC iyo xubnaha golihiisa wasiirada, waxa sidoo kale shirka gudoominayey gudoomiyaha barlamaanka.

HALKAN KA DAAWO…

Barlamaanka iyo xukuumaddu ma aysna sheegin sida kale ee doorashadu u qabsoomi karayso, waxayna gebi ahaanba ka gaabsadeen in doorasho la galayo sanadkaas. Diblumaasiyiin shabakada Horufadhi la hadashay ayaa sheegay in laga yaabo in dawladdu kororsato xilka, ka dib marka barlamaanku ay kororsadaan labo sano.

Horufadhi.com@gmail.com

ccc

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=3461

Posted by on Jul 28 2015. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo: R/Wasaare CCC oo doonaya kororsiimo iyo Barlamaanka oo ayana taas u Dhintinaya{VIDEO}.”

  1. Madaxweynahan iyo baarlamaankan maanta ka jira soomaaliya ma aha kuwo u diyaar ah inay dalkan dibu heshiisiin iyo doorasho ka dhacdo, marka waa in International Communitigu (UN) go’aan ka gaadho inta uuna dib ugu sii sibqan xaaladihii sababay in mudo dheer la mari kari waayo badaha RED SEA iyo MEDITERENEAN SEA.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: War Majeerteen guracan iga dheh.
  • Abdi: Marxuumkaas waxa loo dillay “Position ka shaqo ee uu hayey”. Sida darteed, dadka sida deg dega ah...
  • Abdi: Mr. R. Mustaqbal; Waan ka xumahay in maqaalka uu ka soo dheereeyey “Raalli gelin ay bixisay Dawladda...
  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM