Home » June 30th, 2015 Entries posted on “June, 2015”

War deg deg ah: Maleeshiyaadka Somaliland oo la wareegay magaalada Widhwidh , Buuhoodlena ku siijeeda.

Maleeshiyaad fara badan oo ka tirsan kuwa maamulka Hargaysa ayaa saaka waaberigii gudaha u galay magaalada Widhwidh, maleeshiyaadkan ayaa la sheegay inay ku hubaysan yihiin in ka badan 40 Gadiid dagaal ah, kuwaasoo magaalada fara goobood ka fadhiistay maleeshiyaadka ugu badan ayaa u gudbey wadada Buuhoodle Aada, ayagoo fadhiisin ka sameystay Aaga Widhwidh yare oo […]

June 30th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Taariikhdii Daraawiish, Dilkii Koofil , Dagaalki Ruuga , Magaca Ninkii diley, Gabayo Soomaali & Ingiriis is dhaafsanayaa, Buuqii London, Sawiro Cusub{Video}.

Barnaamijkan waa 27Aad, waxaad ku maqli doontaan Dagaalkii ka dhacay deegaanka Ruuga ama Dulmadoobe, Dagaalkii Koofil lagu diley, waa dagaal ka mid ah kii ugu khasaaraha badnaa ee Gumaysigii Ingiriiska. Waxaad maqli doontaan gabayo Ingiriisi iyo Soomaaliba ah, waxaad kaloo arki doontaan sawirada dhulkii Dagaalku ka dhacay. HALKAN KA DAAWO…. Cutubyadii Daraawiishta ee Dagaalka galay, […]

June 30th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Xeer ilaaliyihii guud ee Dalka Massar oo Qarax Banbaano ku dhintay.

Xeer Ilaaliyihii guud ee dalka Masar ayaa goor dhow u geeriyooday dhaawicii ka soo gaaray qarax lala eegtay gaari uu la socday magaalada Qaahira. Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Masar ayaa u sheegay Wakaalada Wararka ee AFP in Xeer Ilaaliyaha Hisham Barakat uu geeriyooday. Weerar ayaa ka dhacay degmada Heliopolis ee Caasimada Qaahira, waxaana gaariga uu […]

June 29th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Faysal Waraabe oo Horgalada Dhulbahante ku sifeeyey” Nin niman Tuug uu u arko oo dayro ah, Waa wada Isxanbaar wuxu”{VIDEO}.

Faysal waraabe ayaa qiray in badan doodii waxgalka iyo warbaahinta Khaatumo ee ahayd in inta la joogtaa aysan ahayn kuwa masala dadka reer SSC ee Soomaalinimada jecel, Faysal Waraabe ayaa maanta qiray inaysan deegaankoodii cod ka haysan, cashuur ka keeni karin , saameyna lahayn balse ay dhaqalahooda kaliya cunaan. Dalkoodana kula shuraakeeyaan awoodiisa, dadkooduna aysan […]

June 29th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Ardayda Daraawiisheed ee Suudaan oo si weynu xusay 26ka June{Sawiro}.

Xuska Maalinta xornimada oo lagu qabtay suudaan Waxaa  xaflad dabaaldeg ah oo si heer sare ah loo soo agaasimey laguna xusayey 55 guuradii kasoo wareegtay maalinta calanka soomaaliya ahna maalintii ay xornimada qaateen gobolada waqooyi ee soomaaliya ee ingirrisku gumaysan jirey lagu qabtay hoolka shirarka ee jaamacadda caalimaga ah ee afrika (Africa internatiol university) ee […]

June 29th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Faallo: Maxay wadaagaan,W/Q S. Hashi Dheere.

Dadyoowga Aadanuhu markeey dal wadaagaan, qaarkood waxay leeyihiin wax kale oo daka ay l isku yihiin sii dheer, qaarkalena waa ku kala durugsan yihiin, dunida inta badan dalalka ka jira waxay u badan yihiin Qoomiyado, kala qola ah, kala diin ah, kala Af ah, isla markaana kala dhaqan ah. Waxase mideeya, dal ka kooban xuduud, […]

June 28th, 2015 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Shirkada Hass Oo Genefka Ku Dhufatay Dhul Siyaasadaysan Oo Shirkada Telesom Ku Deeqday

Shirkada Hass Petroleum gaarahaan qaybta u qaabilsan Taakulaynta ee Hass Foundation oo kaashanayasa Hay’adda Care International ayaa dhagax dhigtay xarun waxbarasho oo ka koobnaan doonta dugsi hoose mid dhexe iyo mid sare. Shirkada isgaadhsiinta ee Telesom oo garabsanaysa saamileyda kasoo jeeda gobolka Sool ayaa isku dayday inay siyaasadeeyaan hawlaha lagu hormarinayo waxbarashada gobolka, iyadoo xubin […]

June 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Garaad Abshir oo Cadho kaga baxay magaalada Widhwidh Saaka.

Garaad Abshir Salaax oo ka mid ah Garaadada ugu waa weyn deegaanada Khaatumo ayaa saaka ka jarmaaday degmada Widhwidh ee G/Cayn. Garaadka ayaa Widhwidh u joogey inuu ka sifeeyo kooxo ay isku qoys yihiin oo qaylo dhaan uga timid, kuwaasoo sibirta ku xidhay maamulka Somaliland iyo horgalada Laascaanood haysta. Garaadka ayaa arintan isku taxlujiyey inuu […]

June 27th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Faallo:Nimanka ka hadaaqay Buuhoodle iyo Laascaanood masuuliyada dhibka Telesom masuul ma ka yihiin?

Waxaa maalmaha idaacadaha la iska arko ee TV-yada ka soo baxay niman bal-balaadhan oo aan weligood badankooda hore loo arag,maantase banaanka isa soo dhigay waxay dhuuntaanba,waxaana nimankaasi ay sheegteen inay yihiin rag dhaqaale ka hela shirkada Telesom , oo ah shirkad dhib iyo tacadi aan qoraal lagu soo koobi Karin u geysata ,hadana ku haysa […]

June 27th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Maqaal: Xuska Gobonnimada Iyo Gabyaagii.

Kolkay joogto maalmaha Juun iyo Luuliyo, waxaa xusuusta dadka maanta jooga ee Soomaaliyeed ku soo dhacaysa maalmihii gumeysigu calan iyo dal inooga tegey ee uu xornimo gacmaha noogu shubay. Maaha mana ku haboona in xilligaa aan sheeko ku sheego ama aan wixii laga dhaxlay gobonnimadaa qalinka kula meereysto, waxaase ila wacnaatay in aan wadaagno qayb […]

June 27th, 2015 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Recently Commented

  • ahmed: oo dhulbahantow ma tolkeen ayaad xiniinyo u leediheen yaa idin ka futa xun ciise hadii aad far ku fiiqdaan tan...
  • Ceegaag: Aar nagadaaya ciyaarta odaygani waa kii ilkaha la’aaye.
  • Ceegaag: IYAA! Kolay sabab baa keentay baan filayaa in nimankan la xidhxidho, waa in wixii kacaan-diid ah la...
  • NINA: Habarjeclo=cududii dhaqaale Habarawal=dhaxal siyaasadeed oo hore (cigaal) Habar yoonis+ ciidagale= foot...
  • NINA: Cirro wuxuu noqday siyaasigii ugu doqonsanaa isgoo Helay codkii shacabka ayuu U tanaasulay Koox Beri uu marxuum...