WARARKA SOOMAALI

DAAWO- Sooyaalkii Taariikhdii Daraawiishta , Yaa laga soo tebiyey, Magacyada & Qabaa’ilkii ay ka soojeedeen+Sida uu Gumaystuhu Geyiga ku yimid-VIDEO.

Barnaamijkan ayaa codsiyo badan ka dib ugu bilownay akhristayaasha iyo dhagaystayaasha taariikh ku noolka, inkastoo dadkii isbedeley, dunidiina sidii aysan ahayn , hadana waxa weli jira maskaxyo tebaya Taariikh, halkan waxa ku duugan shaman raggii Daraawiishta ahaa iyo kuwii ka goostay ee ka waramay Taariikhdii guunka ahayd iyo Halgankii dawladii Daraawiisheed, qabiiladoodii, Qudhoodii iyo qaabkii Gumaystuhu dalka ku soo galay.

HALKAN KA DAAWO….

Waxaana hadii Eebe idmo dhamaan dheehan doontaan taariikhdii oo idil.

 

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top