WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Saleebaan Gaal oo dhaliilay Siyaasadda Caadifadeysan ee kasoo burqanaysa Siyaasiyiinta Maamulka Somaliland iyo Jawaabta Dowladda Somalia-Video

Gudoomiyaha Golaha guurtida maamulka Somaliland Salabeen Maxamuud aadan(Saleebaan Gaal) ayaa ka hadlay maanta arrinta Heshiiska Imaaraadka iyo itoobiya la galeen maamulka Somaliland ee ku saabsan maalgashiga Dekedda magaalada Berbara.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Saleebaan Gaal ayaa sheegay in ay Madaxda Dowladda Soomaaliya isaga hadhaan Somaliland oo uu ku tilmaamay Qaran ka madax banaan oo isku tashaday isaga oo dhanka kalena duray haddaladda cadhadda iyo Caadifadda ah ee kasoo burqanaya Siyaasiyiinta Somaliland o uu ugu dambeeyay hadalkii Muuse Biixi ee ay ka muuqatay cadhada badan iyo caadifadda Siyaasadeed.

 

SOMALI NEWS

To Top