Home » wararka You are browsing entries filed in “wararka”

Daawo Naxdin:-Labo Gabdhood Soomaali ah oo Meydkooda laga helay Minneapolis-Video

Minneapolis  ( HM ) Labo gabdhood oo Soomaali ah oo la la’aa illaa habeenkii jimcaha ayaa laga helay meydkooda haro ku taalla duleedka magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee Mareykanka. Gabdhahan oo isku qoys ahaa ayaa lagu kala magacaabayay Zeynab iyo Bushra, waxaa Booliska meydadkooda ka heleen gaari oo ku dhacay harada ku taal magaalada Cheska. […]

October 15th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Akhriso:-Baasaboorka Soomaaliga oo ka awood badan Baasaboorada labo waddan-Warbixin

Muqdisho (HM)-Warbixin cusub oo la daabacay 9kii bishan ayaa lagu shaaciyay sida ay baasaboorada caalamka u kala awood badan yihiin marka loo eego dalalka lagu tegei karo iyadoo aan dal-ku-gal ama viso lagaa dooneyn. Sida ay daabacday Shirkadda Henley & PartnersCitizens, dalka Japan ayaa ah wadanka Baasaoorkiisu uu yahay kan ugu awooda badan leh caalamka. […]

October 15th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Akhriso:-Dowladda Soomaaliya oo si buuxda ula safatay Sucuudiga iyo Xidhiidhkii Qatar oo-Warbixin

Muqdisho (HM)-Dowladda Soomaaliya ayaa garab istaag buuxa u muujisay Boqortooyada Sucuudi Carabiya, xilli uu isa soo tarayo dhaleeceyn xoog leh oo dowladda Sucuudiga loogu jeedinayo dilkii Saxafiga Jamaal Kashoggi. War saxaafadeed afka Carabiga ku qornaa oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka soo horjeedo cid kasta oo […]

October 15th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Gaas oo Magacaabay Taliye ku xigeenka Xasilinta Garoowe xili Doorasho adag soo food saartay-Akhriso

Garoowe (HM ) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa digreeto uu kasoo saaray xafiiskiisa ayaa Taliye Ku Xigeenka Xasilinta Caasimada Garoowe u magacaabay Gaashaanle sare Cabdixamiid Maxamed Dirir oo sidoo kale ah Taliyaha Ciidamada PSF ee Gobolka Nugaal. Horay madaxweyne Gaas ayaa taliyaha xasilinta ugu magacaabay Muxyadiin gacamey oo ahaa taliyihii la dagaalanka argagixisada […]

October 14th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Mid kamida Raggii fuliyey Qaraxii Zoobe oo Maanta la toogtay-Video

Muqdisho (HM)-Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa saaka oo Axad ah waxay dil toogasho ku fulisay mid ka mid ah raggii wax ka abaabulay qaraxii ugu weynaa ka dhaca magaalada Muqdisho. Xasan Aadan Isaaq ayaa ahaa ninkii waday gaariga labaad ee ku qarxay agagaarka Isgoyska Dan-wadaagta ee degmada wadajir, waxaana uu ahaa gaarigii labaad ee qarxay […]

October 14th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Wararkii ugu dambeeyey ee saxafiga Jamal Khashoggi iyo Sucuudiga oo xaaladu ku adag tahay-Video

Muqdisho (HM)-Saxafiga u dhashay Sacudi Carabiya  Jamal Khashoggi ayaa galay qunsuliyada uu Sucudigu ku leeyahay magaalada Istanbul dalka Turkiga, 2dii bishan Oktoobar si  uu ugaga soo qaato dukuminti cadeynaya inay kala tageen xaaskiisii,hase yeeshee illaa iyo maalintaas ayaa la la’ yahay saxafigan. HALKAN KA DAAWO VIDEO Ilo ku dhow dhow dowlada Turkiga ayaa u sheegay […]

October 14th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Hargeysa oo Wiil dhalinyaro ah Nolosha lagu gubay iyo Qaraabadiisa oo Burco ka hadlay-Video

Burco ( HM ) Waxaa magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer Kulan yeeshay ehelada Ibraahim Maxamed IBraahimo oo ku nafwaayey Guryo lagu gubay magaalada Hargeysa iyadoona Meydkiisu uu yaallo magaalada Hargeisa, Mudo 7-casho ah. HALKAN KA DAAWO VIDEO waxay sheegeen inaan waxba laga qaban dadkii falkaasi gaystay, iyagoona a eedayn dusha uga tuureen Xuukumadda Somaliland […]

October 14th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Hal sano oo ka soo wareegatay qaraxii weynaa ee 14 October iyo Xus loo sameynayo dadkii ku dhintay-Video

Muqdisho (HM)-Hal sano ayaa ka soo wareegatay qaraxii ugu cuslaa taariikhda ka dhaca Soomaaliya 14-October ee sanadkii 2017, kaasoo ay ku dhinteen dad ka badan shan boqol oo ruux. Qaraxa oo loo adeegsaday gaari kuwa xamuulka ah ah ee loo yaqaano TM ayaa ku qarxay Isgoyska Zoobe oo aheyd goob saxmad badan, kuna yaalleen ganacsiyo […]

October 14th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Dowladda Soomaaliya gargaar gaadhsiinaysa Dadkii ku dhibaatoobay Qaraxyadii Baydhabo-Video

Muqdisho(HM)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa faray Xukuumadda inay si deg deg ah gargaar caafimaad u gaarsiiso dhaawacyada culus ee sida bahalnimada leh argagixisada Alshabaab ay qaraxyo kula beeegsadeen magaalada Baydhabo. Madaxweynaha oo tacsi u diray ehelada iyo qaraabada dadkii ku dhintay qaraxyada ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay garab istaagaan qoysaska dadka ay […]

October 14th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Waraysi:-Taabit oo ka hadlay Maalintii Muruga badnayd ee Qaraxii Zoobe iyo Arimo kale-Video

Muqdisho (HM)-Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa Waraysi uu bixiyey wuxuu kaga hadlay arimo kala duwan. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wuxuu si gaar ah uga hadlay Qaraxii dadka badan ay ku Naf waayeen ee Sanadkii Hore maanta oo kale ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan isgoyska ZOOBE.

October 14th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...