Home » fikradaha You are browsing entries filed in “fikradaha”

Maqaal:Wasiir Ina Bacaluul”Mr- Shandaqiiqo”’. nin walba wuxuu yahay buu ku muudaa.

Soomaalaa tidhi Geelu haduu Habeeda Lugaha danbe ku yeesho waa Geddu lahaan jirey, haduu labada danbe ku yeeshana waa Geddu la soo baxay, waxa dhawaan hadlay Wasiir maamulka Khaatumo ugu magacaaban Xanaanada xoolaha ,Dhirta iyo Daaqa, waxa haboon in inteeynaan hadalkisa faalo ka bixino aynu wax yar ka nidhaahnoC/Risaaq Cawil Bacaluul waa kuma asagu. Ninkani […]

September 22nd, 2015 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Puntland: Sad hadaad u haysaan maad siisaan Askartan Soog soogan-Faallo.

Maamulka C/Weli Cali Gaas oo beryahan dalaa dhaclaynaya ayaa soo kordhiyey laba qodob, taasoo ah inuu lacag faalso ah oo uu doonayo inuu Dollarka kaga urursado deeganada weli isticmaala shilinka Soomaaliga ah iyo inuu cusboonaysiiyo colaadii labada beelood ee Maxamed Garaad{Bah-Ararsame} iyo Cumar Maxamuud Boodhka ka jaffo, C/Weli Gaas wuxuu aad ugu jajaban yahay colaada […]

September 18th, 2015 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Faallo: Maxay wadaagaan,W/Q S. Hashi Dheere.

Dadyoowga Aadanuhu markeey dal wadaagaan, qaarkood waxay leeyihiin wax kale oo daka ay l isku yihiin sii dheer, qaarkalena waa ku kala durugsan yihiin, dunida inta badan dalalka ka jira waxay u badan yihiin Qoomiyado, kala qola ah, kala diin ah, kala Af ah, isla markaana kala dhaqan ah. Waxase mideeya, dal ka kooban xuduud, […]

June 28th, 2015 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Maqaal: Xuska Gobonnimada Iyo Gabyaagii.

Kolkay joogto maalmaha Juun iyo Luuliyo, waxaa xusuusta dadka maanta jooga ee Soomaaliyeed ku soo dhacaysa maalmihii gumeysigu calan iyo dal inooga tegey ee uu xornimo gacmaha noogu shubay. Maaha mana ku haboona in xilligaa aan sheeko ku sheego ama aan wixii laga dhaxlay gobonnimadaa qalinka kula meereysto, waxaase ila wacnaatay in aan wadaagno qayb […]

June 27th, 2015 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Maansha Allaha Intan Telesom  Isugu Timi Haday Arrimaha Talada Laascaanood Isugu Imaan Lahaayeen.

Tan iyo markii maleeshiyaadka maamulka Hargaysa qabsadeen magaalada Laascaanood dabayaaqadii 2007 waxaa ka dhacayay tacadiyo iyo gabood-falyo xuquuqda aadanaha dhan ka ah oo aan shacabka reer laascaanood loo kala aabeyeelin mudadaas 8 sano ah , kuwaas oo isugu jiray dil, dhac, xadhig, hubka waaweyn oo shacabka loo adeegsado, lama arag meel ay laba oday ama […]

June 24th, 2015 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Maqaal: Wasiir Odawaa Hiilkaagu waa mid Qaran oo qiimeyn mudan.

Taariikhda Soomaalidu waa is rog rogtaa, dadka Soomaaliyeedna waxay lee yihiin habeen, mana waayaan halyeey meel uun buuxsha, dad badan ayaa sas ka qabey inay jiraan dhalin da’daas ah oo qaadan kara mas’uuliyad heer wasiir arimaha gudaha ah oo ah wasaarada ugu balaadhan qaranka Soomaaliyeed. Waxa muuqatay in Wasiika Arimaha gudaha iyo Federaalka Mudane C/Raxmaan […]

May 28th, 2015 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Vedio” Ururka Aayatiin iyo Golaha Deegaanka oo Deegaanka Hagoogane ee Buuhoodle ka Bilaabay Qorshe Xoolo Nool Loogu Deeqayo Dhamaystirka Garoonka Diyaaradaha ee Buuhoodle

Masuuliyiin Katirsan Ururka Aayatiin iyo Golaha Deegaanka Buuhoodle ayaa Deegaanka Buuhoodle ka Bilaabay Barmaamij Lagu Dhamaystiro Garoonka Diyaaradaha ee Buuhoodle oo Qaybyo ah Garoonkaasi” Waxa Barmaamijkani Lagau Bilaabay Deegaanada Buuhoodle Hoos Yimaada   Waftigani ayaana Waxay Booqdeen Deegaanka Hagoogane eee Gobolka Cayn Waxayna Halkaasi Kula Shiren Reer Guuragaa Deegaankaasi oo Halkaasi kaga Dhawaaqay Xoolo nool […]

May 9th, 2015 | Posted in diinta,english news,fikradaha,suugaan,wararka | Read More »

Daawo. Saadiq Abshir Garaad oo 17 sano ka dib Miyirsaday, ” PL Dhulkayagii beeydhaxal wareejisay”{VIDEO}

Saadiq Abshir Garaad oo ka mid ahaa caanka ku ah diidmada wax ahaanshaha beesha Dhulbahante inbadan u qumiyey beesha Majeerteen ayaa waraysi bixiyey, Saadiq oo dhacdooyin badan oo mugdi ah taariikhiisa hadhaysay, asagoo ka mid ah dadka sida dhabta ah dgaaalka ugu qaaday dibuxoreynta dhulka maqan, talo soo celinta beesha Dhulbahante iyo holcinta fekerka guracan […]

May 9th, 2015 | Posted in ciyaaraha,diinta,english news,fikradaha,suugaan,wararka | Read More »

Recently Commented

  • Rasta buuni: Maxuma
  • Turab: Bismillaah Allaah baa mahadleh, Shariif la soo gamay, mar haddii wixii caloosha ugu jirey afkiisii ka xaday....
  • Rasta buuni: War fiican
  • Turab: Bismillaah; Sanbaloolshe, waa siyaasi isagoon u qaan gaadhin siyaasada, oo qaxooti degan Ingiriiska xilal...
  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...