Home » fikradaha You are browsing entries filed in “fikradaha”

Yaa xubnaha Dhulbahante iyo Warsangeli Godob reebta ka dhigay!!!?.

Waxa iska caadi noqotay in xubnaha aqalada iyo xilalka SOomaali dhexdeeda ay xaq ugu lahaayeen beelaha Sool, Sanaag iyo Cayn ama Dhulbahante iyo Warsangeli in lagu maslaxo kolba cidii cadhoota , ee Qawada ama ka duda waxii ay ka heleen Soomaali fagaaraheeda. Horey waxa loogu qanciyey Xildhibaanadii labada aqal badankoodii in beesha Majeerteen iyo Maamulka […]

November 16th, 2016 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Faallo: Heshiiskii Buuhoodle- Dr. Abdelkareem waa Halyeey Khaatumo, W/Q M Ali Daad.

Dr. Cabdikariim Xasan Jaamac waa halyeey Khaatumo oo taariikhda Khaatumo baal dahab ah kaga qormay. Waa nasiib wanaag inuu Dr. Cabdikriim yimaado Buuhodle isagoo wafdi hoggaaminaya waqti reer Khaatumo aad ugu baahnaayeen cid wax la farsamaysa oo la furdaamisa  khilaafaadka iyo muwaafaqo darrada ragaadisay shacabka reer Khaatumo iyo maamulkooda. Wafdiga khayr wade  shir taariikhi ah […]

November 1st, 2016 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Waraaq furan: Ku Beesha reer Shiikh Isaxaaq.

KU: BEESHA REER SHIIKH ISXAAQ                                     Qore: Moxamed Cali Daad Walaalayaal waxaan idinku salaamayaa salaanta Islaamka : Asalaamu calaykum Waxaan ahay saxafi iyo qoraa u dhashay beesha Khaatumo State of Somalia. Waxaan halkan idiinku soo jeedinayaa ama idiinku soo gudbinayaa aragtidayda iyo aragtida in badan oo ila mida ah oo reer Khaatumo ah taasoo ku […]

October 24th, 2016 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Faallo: Khaatumooy Toosoo isku tiirsada.

Maamulka iyo shacabka Khaatumo waxaa haysta mashaakil badan oo rasaysan. Waxaa jira kala qaybsanaan, is-khilaaf iyo muwaafaqo darro. Waxaa jira dib u dhac iyo kala daadsanaan. Waxaa jira dad badan oo wax saluugsan oo rajo beel u dhow. Waxaa jira koox shaqaabad ah oo sumasysan oo sixran oo la shaqeeya labada maamul ee cadowga Khaatumo. […]

October 22nd, 2016 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Maqaal:Waryaa Reerkan Habaaray . W/Q. M Sh Ali Daad.

WARYAA REERKA HABAARAY? Waxaa jirta maah-maah Soomaaliyeed oo leh “Haddaad madax tahay, manjo la iskama dhigo.” Sidoo kale, haddaad laan-dheere tahay, la iskama dhigo laan-gaab naa-naab ah. Beesha Dhulbahante “The masters of the land” waayadii hore waxay ahayd beel caan ah oo leh magac iyo maamuus iyo sumucad wanaagsan. Waa laga haybaysan jiray oo cidina kuma […]

October 11th, 2016 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Daraasaad: Maxay Tahay inay ka wada Hadlaan Khaatumo & Somaliland ama Dhulbahante iyo Isaaq?.

Daraasaad: Maxay Tahay inay ka wada Hadlaan Khaatumo & Somaliland ama Dhulbahante iyo Isaaq?: Ka dib markii dhawaan ay bilaabatay Waan , waan iyo saan saan kulamo wada hadaleed oo ka soo uskumay magaalada Caynabo ee G Sool kaasoo dhexmaray labada maamul ee Khaatumo iyo Somaliland ayaa waxaan isku hawlay bal inaan isdul taago arimaha […]

September 1st, 2016 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Faallo:Garaadada Khaatumo ma gabeen masuuliyadoodii, maxaase ka hadalsiiyey maanta?

Waxaa sanadkii 2011 ka dhacay magaalada Taleex ee gobolka Sool shirkii ugu weynaa ee cariga soomaaliya ka qabsooma ee ay isugu yimaadeen dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn, kuwaasoo ay ka mid ahaayeen 13-ka Garaad ee deegaankaas, cuqaal kor u dhaafaysey 63 cuqaal, iyo in kabadan 6000 oo […]

August 15th, 2016 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Maqaal: Shirarka Nairobi iyo xubnaha Muraayadda dadka iyo deegaamada Khaatumo dedaalkooda.

Bishan July 21keedii waxa duleedka Nairobi degmada Langata ka furmay shirweyne cilmiyeysan oo ay soo qaban qaabiyeen dadka la bido aqoonta iyo waxgaradnimada Khaatumo kuwaasoo ay ka mid ahaayeen dad magac kuleh bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda iyo tan Khaatumoba, waxana dadkaas laga xusi karaa Wasiirkii hore ee Warfaafinta, Boostaha iyo Isgaadhsiinta Dr Abdelkareem Hassan Jaamac, Dr. […]

July 26th, 2016 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Faallo: Guulleed Garaad maamulka Somaliland waad u Quus-goyseen, Fig mar ah baase idiin Hadhay.

Inkastoo geeriyi dhacday, hadana Soomaali waxay ku maah maahdaa, Raqba waa ku Raggeeda, Guulleed Garaad waxay jilibka u aaseen Aafo Bahdil ku salaysan oo markale Dhulbahante soo foodsaartay, ayna dhigeen dhitadeeda maleeshiyaadka iyo maamulka beesha Isaaq ee cadowga ahi, kuwaasoo doonayey inay qabiilka dhan ee Dhulbahante guud ahaan , gaar ahaan beesha GG si buuxda […]

July 12th, 2016 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Maqaal:Madaxweyne Geelle Hogaamiye ku haboon hogaanka dalkiisa & Isku hayayaha midnimada Soomaaliyeed,WQ. S Hashi.

Dalka Jamhuuriyadda Djibouti waxa ka soconaya ololaha doorashada madaxtinimada iyo tan guud ayaa ololaheedii ku jira Gabagabadii ugu danbeysay, shacabka Jabuuti waxay qaadanayaan Go’aamadii ugu danbeeyey ee ay ku kala dooran lahaayeen inay qaataan midka horusocodka ah ee hayaanka dheer ee uu Madaxweyne Ismaaciil Cumar Gelleh ka soo dhaqaajiyey dalka god hoose, asagoo haatan ka dhigay dal […]

April 5th, 2016 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Recently Commented

  • dhunkaal: hadjakhley INA waran cadde weligiisba meelaha daciifka ah ayuu ka hadlaa waa doorshan ama xaar walwaal...
  • Fardojaan: Mahadsanid Sida Fudud Ee Aad Xilka Uga Tagtay Buuq La,aan. Waa Dimuqraadiyad in Qofku Is Casilo hadii Uu...
  • Ceegaag: SAHANKII NABADDA MIYAA SOCDAALKANI?
  • ahmed: ha bakhlayso waa iidoor iyo bakhdiisii adeer adiga oo iidoor ah miyaa imaan kara garoowe adiga biixi toona ma...
  • ahmed: Cid fahamtay ma jirto waxa aad soo qortay oo tirade badan madax iyo majo ma leh