Home » diinta You are browsing entries filed in “diinta”

DAAWO- Akhlaaqda iyo Burburka umadaha + Cadaalad darada-VIDEO.

Cadaalada oo la waayaa waxa ay horseedaa burbur. Caalamka Islaamka burburka haysta waxa kow ka ah cadaalad la’aanta ka jirta wadamadaas. Barmaamijkan labaad ee Akhlaaqda iyo burburka umadaha waxa aan kaga hadli muhiimada ay cadaaladu u leedahay jiritaanka umadaha. Fadlan halkan ka daawo siina fidi hadii aad awoodo. HALKAN KA DAAWO MUQAALKA… HORUFADHI.COM@GMAIL.COM  

March 24th, 2017 | Posted in diinta,wararka | Read More »

Diini: ALLE KA CODSO CAAFIMAAD QAB.

ALLE KA CODSO CAAFIMAAD QAB Cabbaas bin Cabdulmutalib oo Nebigii (scw) majlis la fadhiyey ayaa Nebigii ku yidhi “Rasuulkii Allow waxaad ii sheegtaa wax aan Alle ku baryo”? Markaasuu ku yidhi “Alle weydiiso caafimaad qab.” Cabbaas, Alle haka raalli ahaadee oo dhawr maalmood iska aamusnaa ayaa markale u yimi Rasuulkii (scw) oo ku yidhi “Rasuulkii […]

January 24th, 2017 | Posted in diinta,wararka | Read More »

Diini:Iska ilaali Dhaarta Beenta ah,W/Q M Ali Daad.

Ibn Mascuud, Alle haka raalli ahaadee, wuxuu yidhi  waxaan maqlay Rasuulkii (scw) oo sheegaya “qofkii ku dhaarta dhaar been ah uu ku doonayo inuu ku dhaco ama ku boobo xaq qof Muslim ah leeyahay wuxuu mutastay in Alle naar ku cadaabo, Janno inuu galona wuu ka xarrimY (ka mam-nuucay.) Markaasuu ibn Mascuud ku yidhi “Rasuulkii […]

January 20th, 2017 | Posted in diinta,wararka | Read More »

Dadku Waa wada Mayd Fasax ku jira.

Xasan Al-Basri wuxuu maalin maalmaha ka mid sii raacay janaasad qof dhintay oo aas loo wado. Nin garabkiisa socday wuxuu ku yidh “meyd kan haddii la weydiiyo wuxuu jecelyahay, muxuu ku jawaabi lahaa”? Ninkii wuxuu ku jawaabay “Wuxuu jeclaan lahaa in dunida lagu celiyo si uu u kasbado camal ka khayr badan kii uu horay […]

November 14th, 2016 | Posted in diinta,wararka | Read More »

Maqaalka Jimcaha: Cabidda Khamradda iyo Sigaarku waa Mamnuuc.

Nicmooyinka diinta Islaamku amartay in la dhawro waxaa ka mid ah caqliga. Sidaas darteed, diinta Islaamku waxay reebtay ama mamnuucday waxkasta oo daciifinaya ama waxyeelaynaya caqliga saliimka ah. Sidaas awgeed, ma bannaana in la isticmaalo xattaa waxyar oo caqliga waxyeeleeya ama carqaladeeya ama fadqalal ku rida oo shaqadiisii dabiiciga ahayd ka fadhiisiya. Islaamku wuxuu mamnuucay […]

November 4th, 2016 | Posted in diinta,wararka | Read More »

Maqaal: Akhlaaq Wanaaga, W/Q M Ali Daad.

Waxaan hoos idinku soo gudbinayaa 19 xadiis oo aan idiin soo tarjumay oo kuwada saabsan akhlaaq wanaagga Rasuulkii Alle, sallalaahu calayhi wasallama, wuxuu xadiis la isku wada raacsan yahay ku sheegay “kuwiina akhyaarta ah waxaa ugu fiican kuwa akhlaaqda wacan.” Xadis kalena wuxuu Rasuulkii Alle (scw) ku yidhi “kuwaan idiinku jeclahay waa kuwa idiinku akhlaaqda […]

October 26th, 2016 | Posted in diinta,wararka | Read More »

Maqaal Diini ah: Ciqaabta Caasi Waalideynka.

Wiil hooyadii caasii ku ahaa ayay geeridii u timid. Markaas waxaa ku adkaaday inuu ashahaato. Ka dib xaaladdii wiilka ayaa loo sheegay Rasuulkii (scw). Rasuulkii (scw) wuxuu ogaaday inuu wiilku hooyadiis caasi ku ahaa. Ka bacdi wuxuu wacay hooyadii wiilka dhashay oo ku yidh “wiilkaaga saamax oo ka raali noqo, haddii kale naartuu gelayaa.” Markaas […]

October 21st, 2016 | Posted in diinta,wararka | Read More »

Daawo- Hay’ada Culimada Soomaliyeed oo Bayaam ka soo saartay kooxo Fidinta Masiixiga ku hawlan.

Hay’ada culimada SOomaaliyeed ayaa ka hadashay kooxo ay la sheegay inay diinta  Masiixiga ku fidinayaan dalka Soomaaliya, isla markaana ay adeegsanayaan magacyo hay’adeed, kuwaaoo culimadu ay sheegeen inay ka faa’ideysanayaan dhibaatooyinka shacabka Soomaaliyeed haleelay. HALKAN KA DAAWO… Culimada ayaa sheegay in kooxahaasi ay diinta ka baxeen, isla markaana yihiin Murtidiin , Diinta banaanka ka ah, […]

October 25th, 2015 | Posted in diinta,wararka | Read More »

Daawo- Geeridada dabadeeda iyo Sh Maxamed Rashaad, Daawo hadaad Muumin tahay-Video.

Muxaadaran waa gaaban tahay , waxay qaadanaysaa wax yar oo ka yar toban daqiiqo, waxayse koobaysa halka masiirkaagu ahaanaayo, bacdel geeri, maxaa kuu danbeeya? Maxaad shaqaysatay? Kala baro maalaa’igta qabriga kugu qaabilaya iyo waxa aad kaga gudbayso imixaanaadkaas iyo mushkiladaas, HALKAN KA DAAWO……..

October 23rd, 2015 | Posted in diinta,wararka | Read More »

Daawo Muuqaalka Gabadh Soomaliyeed Oo Xanuun La Ildaran Aabaha Dhalay Oo Qaylo Dhaan Udirsaday Muslimiinta

inta badan dadka soomaaliyeed meelkasta oo ay kajoogaan dunida waxa ay la il daran yihiin xanuuno kala duwan kuwaasi oo qaarkood aad markaad arkato kanaxayso hadaba waxa aan booqday deegaanka baadiyaha u dhexeeya widhwidh iyo balicad waxaana meel baadiye ah aan ku booqday khadiija c/nuur aadan oo ah gabadh da,a weyn xanuun dhul jiif ahna […]

June 9th, 2015 | Posted in diinta,wararka | Read More »

Recently Commented

  • dhunkaal: hadjakhley INA waran cadde weligiisba meelaha daciifka ah ayuu ka hadlaa waa doorshan ama xaar walwaal...
  • Fardojaan: Mahadsanid Sida Fudud Ee Aad Xilka Uga Tagtay Buuq La,aan. Waa Dimuqraadiyad in Qofku Is Casilo hadii Uu...
  • Ceegaag: SAHANKII NABADDA MIYAA SOCDAALKANI?
  • ahmed: ha bakhlayso waa iidoor iyo bakhdiisii adeer adiga oo iidoor ah miyaa imaan kara garoowe adiga biixi toona ma...
  • ahmed: Cid fahamtay ma jirto waxa aad soo qortay oo tirade badan madax iyo majo ma leh