“Author Archive”
Stories written by Zakariye

Daawo:Degmadda Widhwidh oo xalay si weyn u Roobsatay iyo Baliga oo buuxa Saaka-Video

Widhwidh Waxaa Saaka Salaadkii Subax Degamada Widhwidh Ee G-Cayn Kacurtay Roobkii Dayrta Waxaana Saaka Buuxsamay Guud Ahaan Baliga Widhwidh Baraagaha Jidhaamaha Iyo Meelkasta Oo Kamid Magaalada Widhwidh Hadaba Tvga Somali News Oo Dadka Dareenkooda Weydiiyay Ayaa Waxay Ahaayeen Kuwo Aad Ufaraxsan Yagoona Alle Ugu Mahad Naqay Nimcada Uu Ugu Deegay Degmada Widhwidh Ayaa Mudan Danbe […]

November 2nd, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Ururka Han Iyo Hiigsi Oo Tartan Uqabtay Ardayda Widhwidh Iyo Iskuulka Ilays Oo Ku Guulaystay{Video]

Widhwidh Waxaa Maanta Munaasibad Dhiiri Galina Looqabtay Arday Kuguulaysatay Tartan Looqabtay Ardayd Iskuulka Ilays Ee Xaafada Waaberi Ee Widhwidh Waxaana Munaasibadaasi Kasoo Qayb Galay Waalidiin Aqoon Yahan Dhalinyarao Haween Iyo Bulsho Badan Oo Dhamaantood Umahad Celiyey Ururka Han Iyo Hiigsi Oo WaxQabadkan Soo Qaban Qaabiyey HALKAN KADAAWO MUUQAALKA Ugu Danbayn Waxaa Aabaal Marin Lagudoon Siiyey […]

October 27th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Wada hadalo kale oo Caynaba ka furmay iyo Xubnihii Khaatumo oo badankoodu tegay halkaas-SAWIRO

Caynabo Waxaa Galabta gaadhay magaalada Caynabo wafi uu hogaaminayo madaxweynaha Maamulka Khaatumo prof galaydh waftidan ayaa kakoon Nayd Golayaasha Kaladuwan Ee Maamulka Khaaumo Odayaal Wax Garad Aqoon Yahan Qurba Joog Culimo Iyo Qaybaha Bulshada Waxaana Waftidan Ay Lakulmaysaa Madaweynaha Maamulka Soomaliland Axmed Maxamed Siilaanyo Kulan Madaxda Khaatumo Iyo Soomaliland Ayaa Noqonayaa Wadahadaladii Mudada Dheer Soosocday […]

October 19th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Dhibane Hore Loobaahiyey Oo Xarunta Buuhoodle Ee Dhimirka Lagu Xareeyey {Video}

Widhwidh dhawaan Ayey Ahayd Markii Labaahiyey Dhibane Daa.uud Siciid Awcismaan Oo Kaxanuun Sanaa Duleedka Dhaban Saar Hadaba Daa,uud Ayaa Waxaa Qaaday Oo Si Lacagla,aana Kuxareeyay Hayada HPA Cusbatalkeeda Buuhoodle HALKAN KADAAWO MUUQAALKA Aabaha dhalay ayaa siweyn ugu mahad caliyey dhamaan cidii Kaqayb Qaadatay Iyo Hayadaasi Aqbashay Oo Uu Alle Uga Baryey In Alle Ajar Kasiiyo

October 17th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Deeq Lacageed Oo Gaadh Siiyey Dhibane Daa,uud Siciid Aw Cismaan Iyo Fariin Kuwajahan Muxsiniinta..

Widhwidh Marlabaad Ayaan Booqanay Walaalkeen Daa,uus Siciid Aw cismaan Oo Weli Geedkii Kuxidhan Daa.uud Xaalkiisu Meel Fiican Ayuu Noomarayaa Balse Waxaan Rabaa In Aan Uducayno Cidii Usoojawaabtay Ehelkiisana Aan Gaadhsiino Deeqda Aan Uhayno Marlabaadna Muxsiniinta Usoo Ban Dhigno In Ay Soo Caawiyaan Gurmadna Usoofidiyaan Walkeena Dhiban Isaga Iyo Qoyskiisa Oo Aad Udayacan Una Jilicsan Xoolihiina […]

October 8th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Ragii Dilkii Geed-dheer Kadanbeeyay Oo Maanta Lacafiyey Iyo Munaasibadii Sida Ay Udhacday

Widhwidh Guud Ahaan Waxaa Lasoo Afjaray Shaqaaqadii Kakala Dhacday Balicad Iyo Geed-dheer Waxaana Deegaanka Geed-dheer Kadhacay Munaasibad Lagu Cafinayey Ee Deysanayaal Loohaystay Dilkii Alle Ha Unaxariistee Dubad Cabdi Maxamed Oo Dhawaan Kudhintay Geed-dheer Waxaana Dilkaasi Loo Haystay Labada Maxbuus Ee Kala Ah 1 Siciid Axmed Xuseen Maxamed Cali 2 Faarax Maxamuud Maxamed Cali HALKAN KADAAWO […]

October 6th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Dhalinyaro Shaqaaqo Kadhaxaysay Oo Qorigii Dhigay Gacmahana Isqabsaday Bulshadana Usheegay In Ay Nabad Qaateen{VIDEO}

Widhwidh Deganada Balicad Iyo Geedh-dheer Oo Dhamaan Katirsan Widhwidh Ayaa Waxaa Kataagnaa Shaqaaqooyin Laba Jifiyood Ah Kuwaasi Oo Sababay Dhimasho 2 Ruux Oo Ku Kaladhintay Balicad Iyo Geed-dheer Dhalinyarada Labadaasi Jifiyood Ayaa Maanta Islaqaatay In Ay Qoriga Dhigaan Ayna Nabad Qaatan Muslimka Iyo Ergooyinka Arintood Kujirana Ay Kafarxiyaan HALKAN KADAAWO MUUQAALKA Waxaana Ay Si Iskumida […]

October 4th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Dhibane Kuxanuunsan Baadiye Cidlo Ah Iyo Dayaca Kamuuqda Muxsiniinta Oo Fariin Loodiray

Widhwidh Daa,Uud Siciid Aw Cismaan Waa Dhibane Soomaliyeed Oo Kuxanuunsanaya Baadiye Cidlo Ah Uu Kudhow Deegaanka Dhaban Saar G- Sool Daa,Uud Waxa Uu Kasoo Jeedaa Qoys Danyar Ah Malaha Xoolo Waxay Kadhamadeen Abaartii Adkayd Ee Soomali Caydhaysay Wuxuu Dhalay 3 Caruura Oo Hablo Yar Yar Ah Wuxuu Xanuun Sanayey Sanado Badan Waxa Uu Kuxidhan Yahay […]

October 2nd, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Video Qurba Joog Saleebaan Axmed Caraale Masaajid Kadhisay Widhwidh Iyo Munaasibad Loogu Ducaynayey Oo Looqabtay

Horufadhi (Widhwidh) Waxaa Maanta Xadhiga Laga Jaray Masjidul Faadumo Oo Kamida Masaajida Ugu Waaweyn Widhwidh Waxaana Masjidkan Oo Ahaa Dhismihii Hore Dayactiray Dhaqaale Aad Ubadana Galiyey Qurbajoog Saleebaan Axmed Caraale Oo Soo Wakiishay Khadiija Shire Maxamed Indho Guran Oo Yana Wakiilatay Sh C/laahi Cawed Faarax Oo Ah Gudoomiyaha Dacwada Widhwidh HALKAN KADAAWO MUUQAALKA Culimada Waxgaradka […]

September 15th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Khaatumo oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Widhwidh iyo arrimo xasaasi ah oo uu ka hadlay-Video

Waxaa Maanta Siweyn Loogu Soodhaweeyay Magaalada Widhwidh Madaxweyne Kuxigeenka Khaatumo Maxamud Cabdilaahi Caanonuug Saaka Kasoo Kicitamay Dhankaasi Buuhoodle Madaxweyne Kuxigeenka Ayaa Waxaa Soodhaweeyey Dhamaan Bulshada Reer Widhwidh Oo Aan Ukala Hadin Soodhaweyn Tisa Isagoona Ugu Danbayn Lahadlay Warbaahinta Madaxweyne Kuxigeenka Ayaa Umahad Celieyey Bulashada Reer Widhwidh Oo Uu Sheegay In Ay Yihiin Dad Yagu Jecel […]

September 4th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Ceegaag: Aar nagadaaya ciyaarta odaygani waa kii ilkaha la’aaye.
  • Ceegaag: IYAA! Kolay sabab baa keentay baan filayaa in nimankan la xidhxidho, waa in wixii kacaan-diid ah la...
  • NINA: Habarjeclo=cududii dhaqaale Habarawal=dhaxal siyaasadeed oo hore (cigaal) Habar yoonis+ ciidagale= foot...
  • NINA: Cirro wuxuu noqday siyaasigii ugu doqonsanaa isgoo Helay codkii shacabka ayuu U tanaasulay Koox Beri uu marxuum...
  • NINA: Ha huursanaado dherigu kkkkkk