Wakiilada Beesha caalamka ayaa si adag u cambaareeyay dagaalada ka sii socda ee magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, waxayna walaac xooggan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Meertada 46-aad ee Golaha Sanduuqa Qaramada Midoobey u qaabilsan horumarinta Beeraha IFAD...
Ugu yaraan 3 qof ayaa la dilay, 5 kalena wey dhaawacmeen Toogasho xalay oo Isniin ahayd ka dhacday Jaamacadda Michigan State University...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saartay Go’aano hor leh oo cunaqabateyn lagu saarayo kooxda Al-shabaab oo dagaal ku jirto dowladda. Guddiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay Rome, Wasiirka Difaaca dalka Talyaaniga Guido Crosetto. Wasiir Crosetto...
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka ka socda magaalada Laascaanood oo maalmihii...
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay waxaa ay ka hadashay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee u dhexeeya ciidanka kacdoonka iyo ciidanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku qaabilay Xarunta Madaxtooyada Wafdi ka socda dowladda Talyaaniga oo uu hoggaaminayey ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo ay wada qaateen madaxda, Madaxweynaha Kenya William Ruto, Madaxweynaha...
Garaadka guud ee Gobollada SSC Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa 15 sano kadib maanta dib ugu laabtay magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka...