“Author Archive”
Stories written by Washiton

Dagaal xoogan oo dhexmaray Ciidanka Hirshabeelle iyo AMISOM

Muqdisho (HM)-Wararka aan ka heleyno Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaas Maanta uu ka dhacay dagaal u dhexeeyay Ciidamo ka tirsan Booliska Hirshabeelle iyo kuwa AMISOM ee halkaas ku sugan. Dagaalkaas ayaa waxaa uu sigaar ah uga dhacay agagaarka Madaxtooyada Maamulka Hirshabeelle, waxaana dagaalka dhexmaray Ciidanka Booliska iyo kuwa AMISOM […]

July 6th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Maadxda maamul Goboleedyada oo War-murtiyeed Deg Deg ah soo saaray-Akhriso

Muqdisho (HM): Madaxweyneyaasha Maamul Goboleedyada Puntland, Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa soo saaray War-murtiyeed Cusub oo ku aadan Shir ay yeelan doonaan. War-murtiyeedka kasoo baxay Madaxda Maamul Goboleedyada ayaa waxaa lagu sheegay in Shir Deg deg ah ay ku yeelanayaan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, kaasi oo dhici doona 9-ka Bishaan Luuliyo. Qodobada […]

July 6th, 2020 | Posted in wararka,Wararkii Hore | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • Cagey: Tirada baarlamaanka guriga hoose waxa la yidhi waa 275 xildhibaan Manama waxa soo xaadiray oo la leeyahay...
  • Cagey: Puntland ma sida jeegaanta ayay iclaamisay goon’isutsaag waa maxay duulimaadyada caalamiga ah ee ay leedahay...