“Author Archive”
Stories written by Taleex

DaawoTacsi:Mid kamid ah Dhalinyaradii ugu firfircoonaa Gobalka Cayn oo Xalay lagu dilay Buuhoodle-Video

Alle ha unaxariistee waxaa saaka ku dhintay magaalada Buuhoodle ee Gobalka cayn Cabdieaxiim Saleebaan Faarax (Cabdiraxiim Rabiish) oo kamid ahaa dhalinyaradii ugu firfircoonaa ee Gobalka Cayn kadib dhaawac xalay kasoo gaadhay Tooray lagu dhuftay kadibna wuxu saaka u geeriyooday dhaawacii. Alle ha unaxariistee Cabdixakiim Saleebaan Faarax (Cabdiraxmiin Rabiish) Waxaa lagu xasuustaa in uu kamid ahaa […]

May 6th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Rag Kufsiday Gabdho yar yar oo Lagu soo Banidhigay Muqdisho iyo Murugada Hooyoyinkii dhalay-Video

Ciidanka ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay Rag loo heysto in ay kufsi ka geysteen Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir. Cusmaan Xasan Ibraahim iyo Tahliil Maxamed Xuseen oo ah nimanka kufsiga geystay ayaa hada waxa ay ku xiren yihiin xarunta CID-da iyo xabsi ku yaalla Degmada Dharkeynley. Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir […]

May 5th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Wareegto Madaxweyne kaga qaaday Xilkii Hanti Dhowrkii guud ee Somalia-Akhriso

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa xeer madaxweyne ku soo saaray aqbalida xil ka qaadista Golaha Wasiirada ku sameeyeen Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka Dr. Nuur Faarax Jimcaale. Xeerka Madaxweynuhu soo saaray waxaa uu sidoo kale si rasmi ah xilka uga qaaday Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka, iyadoo tani ay sii xoojineyso muranka la xiriira […]

May 5th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Faroolle Madaxweynihii hore ee maamulka Garoowe,muxuu ka yidhi Dilkii Wasiir Cabaas Siraaj-Video

Madaxweynihi hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole haadana ah Senator katirsan Golaha Aqalka sare ayaa shirqool ku tilmaamay dilkii magaalada Muqdisho loogu geystay allaha unaxariistee wasiirkii howlaha guud iyo dib u dhiska Soomaaliya Cabbaas Siraaji. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Faroole oo aan hadalkaan la gamban ayaa waxuushnimo ku tilmaamay dilkaan, wuxuuna sheegay inuu aad uga xun […]

May 5th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Askar Mareykan ah oo ku dhimatay Soomalia kadib Dagaal Khadhaadh oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

Taliska dhexe ee ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay in askari American ah lagu dilay howl-gal ka dhan ah Al-Shabaab oo xalay ka dhacay deegaanka Bariire ee gobolka Sh/Hoose oo 40 KM galbeed ka xiga Muqdisho. Taliska ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka ay fulinayeen howlgal la-talin iyo caawimaad isugu jira oo ay kala […]

May 5th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo Muqdisho soo gaadhay maanta iyo ujeedka socdaalkiisa-Video

Madaxweynaha Cusub ee Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta kasoo degay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxaana lagu wadaa inay la kulmaan Madaxda Dowladda Federaalka. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Madaxweyne Xaaf ayaa safarkaan uu maanta ku yimid Magaalada Muqdisho waxa uu noqonaya Kii ugu horeeyay ee uu ku yimaado Magaalada […]

May 5th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Hanti Dhowrkii Guud oo waxba kama jiraan iyo Sharci daro ku tilmaamay xil ka qaadistiisa-Video

Hanti-dhowrkii Guud ee Qaranka Dr. Nuur Faarax Jimcaale oo xalay xil ka qaadis ay ku sameeyeen Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa ka hor yimid xilka qaadista lagu sameeyay. Dr. Nuur Faarax Jimcaale Hanti-dhowrkii Guud ee Qaranka oo ilaaladiisa ku eedeysnaa in ay ka dambeeyeen dilka Wasiirki Howlaha Guud iyo dib udhiska Soomaaliya Cabaas Siraaji ayaa xalay Golaha […]

May 5th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Wasiirka warfaafinta Somalia oo sharaxay Sababta xilka looga qaaday Hanti Dhowrkii Guud oo Ciidankiisu Dileen Wasiir-Video

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa caawa yeeshay kulan deg-deg ah oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Geeridii Wasiirkii Howlaha Guud iyo arrimaha Amniga dalka. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Kadib Golaha wasiiradu markii ay dhageysteen warbixintii falkii dilka ahaa ee loo […]

May 5th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Dowladda Farmaajo oo Lagu eedeeyay in ay Dayacday Amaanka Wasiirada Somalia iyo Warbixin lagu qaadaa dhigay arrimahaas-Video

Qubaro dhinaca ammaanka iyo xubno xilal horay u soo qabtay ayaa su’aal ka keenaya sida xilligan u dayacan yihiin qaar ka mid ah ammaanka Wasiirada Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Kheyre. Dhacdadii xalay ee lagu dilay Wasiirkii Howlaha Guud iyo Guriyeynta ayaa waxay banaanka keeneysa, sida aanan la isaga xil saarin Wasiirada ku cusub saaxadda Siyaasada Soomaaliya […]

May 4th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Aas Qaran oo Muqdisho loogu Sameeyay Wasiirkii Howlaha Guud iyo Guryeynta Somalia oo Xalay Muqdisho Lagu dilay-Video

Aas qaran ayaa maanta magaalada Muqdisho loogu sameeyay wasiirkii wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u Dhiska marxuum Cabbaas Cabdullahi Siraaji oo xalay lagu dilay magaalada Muqdisho, Madaxda ugu sarreysa dalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Janaasada marxuumka oo lagu qabtay masaajid ku yaalla madaxtooyada. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Waxana aaska ka qeyb galay madaxweynaha Soomaaliya […]

May 4th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Ceegaag: Aar nagadaaya ciyaarta odaygani waa kii ilkaha la’aaye.
  • Ceegaag: IYAA! Kolay sabab baa keentay baan filayaa in nimankan la xidhxidho, waa in wixii kacaan-diid ah la...
  • NINA: Habarjeclo=cududii dhaqaale Habarawal=dhaxal siyaasadeed oo hore (cigaal) Habar yoonis+ ciidagale= foot...
  • NINA: Cirro wuxuu noqday siyaasigii ugu doqonsanaa isgoo Helay codkii shacabka ayuu U tanaasulay Koox Beri uu marxuum...
  • NINA: Ha huursanaado dherigu kkkkkk