“Author Archive”
Stories written by Sool

Daawo:Abwaan Ahmed Nuur Maxamed Cabdile oo Ka Hadlay Wadahalka Khaatumo iyo Somaliland Kuna Baaqay Midnimo Reer Khaatumo

Abwaan Ahmed Nuur Maxamed Cabdile oo Kamid ah Bahwaynta Reer Khaatumo ee Kunool Wadanka Dibadiis ayaaa Ka Hadlay Xaalada Guud ee Deegaanada Khaatumo Gaar ahaan Wadahalka Khaatumo iyo Somaliland Haatan Uga socda Magaalada Hargaysa oo uu sheegay in Loo Baahan Yahay in Talada Beesha Khaatumo La Badbaadiyo.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Dhinaca Kale […]

June 17th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Dr Cali Ciise Cabdi oo ka hadlay shirka uga socda Hargeysa Khaatumo iyo Soomaliland sheegayna in uusan Hargeysa u socon-Video

Dr Cali Ciise Abdi oo Kamid ah Aqoonyahaniinta Reer Khaatumo kamid ahaa Madaxdii Hormuudka u ahaa Maamulka Khaatumo aas aaskiina oo haatan Ku sugan Wadankaasi Itoobiyaha Gaar ahaan Magaalada Adisaba ayaa Haatan ka Hadlay Wadahalka Khaatumo iyo Somaliland uga socda Magalaada Hargaysa. HALKANI KA DAAWO VEDIO Dr Cali Ciise Ayaana Ku Tilmaamay Wadahalkaasi Kuwa aan […]

June 16th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Vedio” Wasiirkii Hore ee Arimaha Gudaha Khaatumo Ahmed Maxamuud Doolaar oo Ka Hadlay Wadahalka Khaatumo iyo Somaliland

Wasiirkii Hore ee Arimaha Gudaha Khaatumo Axmed Maxamuud Doolaal Haatana Ka Mid ah Madaxda Sare Sare ee Garabka Badbaado Khaatumo ayaa Dhaleeceeyey Wadahalka Haatan Hargaysa Uga socda Maamulka Khaatumo iyo Somaliland Waxana uu sheegay in Wadahalkaasi yihiin Kuwa aan Waxba soo kordhin Doonin.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Dhinaca Kale Waxaa uu Taageeray Hadalkii […]

June 14th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Vedio” Abwaan Ahmed Nuur Maxamed Cabdile oo Ka Hadlay Xiisada Ka Dhex Aloosan Carabta

Abwaan Ahmed Nuur Maxamed Cabile oo Kamid ah Bahwayne Reer Khaatumo Ayaa haatan Waxaa uu si Adag uga Hadlay Xaalada Haatan ka Taagan Wadamada Carabta Gaar ahaan Xiisada iyo Cunaqabatayta Lagu soo Rogay Wadankaasi Qadar oo Haatan Xiisada ka taagantahay.     HALKANI KA DAAWO VEDIO   Abwaanka Ayaa Dhinaca Kale Waxaa uu Fariin u […]

June 12th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Waxgaradka reer Ceegaag oo ka hadlay kana Cowday hadal ka soo yeedhay reer Yeyle-VIDEO.

Degmada Ceegaag Waxaa Shir Balaadhan Ku Qaatay Waxgarad iyo Cuqaal Ka soo Jeeda Deegaanka Ceegaag Waxayna Shirkooda Kaga Hadleen Hadalo Ka soo Yeeshay Waxgarad Ka soo Jeeda Deegaanka Yeyle ee Gobolkaasi Sool oo Iyagu Dhawaan eedayn Balaadhan u Jeediyey Waxgaradka Deegaanka Ceegaag.     HALKANI KA DAAWO VEDIO   Labadani Beeleed ayaa Mudooyinkani Ku Muran […]

June 11th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Waxgaradka iyo Culimada Buuhoodle oo maanta Masaajidkii ugu horeeyay ka dhagax dhigay Deegaanka Gocondhaale-Video

Deegaanka Gocondhaale ee Buuhoodle Waxaa Maanta Laga Bilaabay Dhismaha Misaajidkii ugu Horeeyey ee Deegaankaasi Laga Hir Galiyo Xiligan Waxaana Misaajidkaasi Deegaankaasi ugu Deeqay Qurba Joogta Reer Xasan Dhoole ee Kunool Wadanka Dibadiisa Waxayna Misaajidkaasi u Wafqeen Alle Ha u Naxariistee aabahood oo Dhawaan Geeriyooday. HALKANI KA DAAWO VEDIO Culumada Cuqaal iyo Waxgarad Ka soo Jeeda […]

June 11th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Beel kamid ah Beelaha Dega Buuhoodle oo Degsiimo cusub ka bilaabay Deegaanka Gocon-dhaale-Video

Deegaanka Gocondhaale ee Buuhoodle Waxaa Shir Balaadhan Ku Qaatay Cuqaal iyo Waxgarad Ka soo Jeeda Deegaanka Buuhoodle Waxayna Ka Warbixiyeen Deegaanka Gocondhaale oo haatan Laga sameeyey Deegaan Cusub Isla Markaana haatan ay Ku soo Guureen Qoysas Barakacyaal ah Kuwaasi oo Xoolihii ay Dhaafeen.       HALKANI KA DAAWO VEDIO   Ugu Horay Waxaa Halkaasi […]

June 5th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Imtixaanka Jaamcadda Bariga Afrika Qaybteeda Buuhoodle oo Bilaabay iyo Dareenka ardeyda-Video

Jaamacada Bariga Africa Laanteeda Buuhoodle Waxaa Maanta Ka Bilaabay Imtixaankii Sanadka 2016 ilaa 2017 Waxaana Imtixaankaasi u Fadhiistay Ardayda Dhigata Kuliyadaha Kala Duwan ee Jaamacada oo Iyagu Maanta u Dareeray Guud ahaan Imtixaanka oo Ka Bilaabay Maanta Magaalada Buuhodle.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Waxaana Saaka Jaamacada Diyaar Ku ahaa Maamulka Jaamacada oo ugu […]

June 4th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Wafti Ka Socda Golaha Deegaanka Khaatumo oo Booqday Deegaanka Banyaal Sarmaatuke iyo Deegaano Kale

Wafti Balaadhan oo Hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ee Buuhoodle C/fataax Cali Cawil Ayaa Maanta Booqday Deegaanada Bari Kaga Beegan Buuhoodle Gaar ahaan Deegaanka Banyaal iyo Sarmaantuke Deegaanadaasi oo ay Ku sugan Yihiin Qoysas Barakacyaal ah oo Dhamaan Xoolihii ay Dhaafeeen Xiligan.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Waftigani Ayaana Maalintii Labaad Deegaanadaasi Ku Maraya Kormeer […]

June 1st, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Vedio” Abwaan Ahmed Nuur Maxamed Cabdile oo Ka Jawaabay Hadal Ka soo Yeedhay Dr Bulxan oo sheegay in Somaliland Tahay Gooni ah

Abwaan Ahmed Nuur Maxamed Cabdile oo Kamid ah Bahwaynta Reer Khaatumo ee Kunool Wadanka Dibadiisa Ayaa Hadal Jawaab ah Saxaafada u Mariyey Dr Bulshan oo sheegay inuu haatan olole Balaadhan ugu Jiro Qaabkii Maamulka Somaliland u noqon Lahaa Maamul Ka Madaxbanaan Somalia inteeda Kale.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Abwaan Ahmed Nuur Ayaana Kamid […]

June 1st, 2017 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • Abdi: Habarta u sheeg.
  • haboon: xantii baa wax ka JIHDAAA , ma JIDHO iyo Waa JIDHAA..LOOL
  • Sooljoogto100%: Waxa hore loogu maah maahay Habar dhaliweydey Aleelo ku waalatay
  • farxiyo: test
  • NINA: ceegaag kkkkkkkkk meesha aniga iyo adiga nalama taraxo yaad u sheegi baaqa kkkkkkk