“Author Archive”
Stories written by ho

Daawo:-Shirka Wadamadda Iskaashiga islaamka oo Maanta ka furmaya Istanbul-Video

Shirka Iskaashiga Islaamka OIC ayaa maanta ka furmaya magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, kaddib markii shirkan uu todobaadkii hore ku baaqay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxda wadamada ku mideysan ururka Iskaashiga Islaamka, waxaana looga hadli doonaa xaalada magaalada Qudus iyo go’aankii ka soo yeeray Madaxweynaha Mareykanka oo uu […]

December 13th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Muuse Biixi oo Maanta Siilaanyo xilka kala wareegaya iyo Xisbiga Wadani oo Diiday ka qayb galka Munaasibadda-Video

Aqalka Madaxtoyada Maamulka Somaliland waxaa hada ka socota qaban qaabada munaasabad ay xilka kula kala waregayaan Madaxweynaha cusub ee Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud {Siilanyo}. Munaasabadan ayaa la filaya iney ka qeyb galaan masuuliyiin ka socda beesha caalamka oo gaaray Magaalada Hargeysa iyo wakiila ka socda wadamada […]

December 13th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Siyaasiyiin ku Midoobay Madal lagu magacaabo Talo-wadaag oo Kulan Muqdisho ka dhacay aan waxba isku reebin-Video

Madal loogu magac daray Talo Wadaag oo uu Guddoomiye ka yahay Ra’iisul Wasaare kuxigeenkii hore ee Soomaaliya Ridwaan Maxamed Xirsi ayaa maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho. Munaasabaddii Daah-furka Madasha Talo Wadaag ayaa waxaa ka qeyb galay Xildhibaano, Siyaasiyiin horay xilal u soo qabtay iyo dad kale oo caan ah. Khudbadihii laga jeediyay Munaasabadda ayaa mar […]

December 13th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Cali Khaliif Galaydh“Waxa aan Rabaa Soomaliland loo dhan yahay iyo Muuse inuu Heshiiskii Fuliyo”-Video

Prof. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynihii maamulka khaatumo oo Hargeisa ku sugnaa Mudooyinkan ayaa sheegay inuu Rabo Somaliland loo dhan yahay, Isagoona sheegay in loo baahan yahay  in la Fuliyo Heshiiskii uu dhowaan la Saxeexday Somailand. HALKAN KA DAAWO VIDEO “Heshiiskii aanu galnay wuxuu u baahan yahay Fulintii,  Waxaanu daacad ka nahay Somaliland loo wada dhan yahay, […]

December 13th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Siilaanyo oo ka Guuraya Aqalkii uu Sanado badan ka talin jiray iyo Muuse Biixi oo kala wareegaya-Video+Warbixin

Diyaargarowga Munaasibadda xil wareejinta iyo dhaarinta Madaxweynaha cusub ee Maamulka Somaliland ayaa ka socota Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland. Wasiirka Arrimaha dibadda Maamulka Somaliland Sacad Cali Shire oo ka mid ah Guddiga qaban qaabada xil wareejinta ayaa sheegay in Dad ka badan 1,500 Qof ay ka qeybgeli doonaan munaasibadda maalinta berri ah lagu dhaarinayo […]

December 12th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Dhalinyradda Somaliland oo wada is dhex galka Dhalinyarada Muqdisho iyo Hargeysa iyo Koox Cunsuriyiin ah oo Ka hadlay-Video

Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland waxaa maalintii shalay kulan iskugu yimid koox isku magacaabay Madasha odayaasha Madasha wada tashiga Somaliland kuwaas oo ujeedka kulankooda ku sheegay in uu salka ku hayo ka hadalka dhalinyaro dhawaanahan Hargeysa ka waday is dhexelka Dhalinyarada Muqdisho iyo Hargeysa. Xubnahan ayaa waxaa hadalkooda ka muuqday Qabyaalad iyo Cunsuriyad xun […]

December 12th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Sheekh Nuur Baaruud“Dad badan ayaa dhahaya Wadaadka ha la tarxiilo,,-Video

Sheekh Nuur Baruud Gurxan oo ka mid ah Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ahna gudoomiye ku xigeenka Guddiga taakuleynta Ciidamada Qalabka sida ayaa sheegay in hadalo kala duwan oo uu Munaasabado ka jeediyay  ay noqdeen kuwo saameyn ku yeeshay Siyaasada dalka. Waxa uu sheegay in hadaladaas oo ahaa in Xildhibaanada Mooshinka wada Xukuumadda in Guryahooda lagu tuuryeeyo […]

December 12th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Madaxtooyadda Soomaaliya oo ka hadashay Safarka Madaxweyne Farmaajo ee Turkiga-Video

Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya, Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa ka warbixiyay safar uu Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku tagay Dalka Turkiga. Agaasime Cabdinuur ayaa waxuu sheegay in Madaxweynaha uu ma qeyb galayo kulan lagu qabanayo Turkiga. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Kulanka oo uu sooo qorsheeyay Madaxweynaha Turkiga ayaa looga hadli doonaan arimaha Magaalada Qudus. Waxaa […]

December 12th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Ruushka oo Dhabarka ka jabiyey Trump iyo Go,aankiisa Qudus,Wararkii Caalamka-Video

 Madaxwaynaha dalka Ruushka Putin ayaa sheegay in go’aankii uu Donald Trump magaalada Qudus ugu aqoonsaday caasimada Israa’iil ay tahay mid meesha ka saaraysa wadahadaladii nabadda ee bariga dhexe. Madaxwaynaha Ruushka ayaa ka hadlayay magaalada Ankara ee caasimada dalka Turkiga. HALKAN KA DAAWO VIDEO Mr Putin ayaa kulan la qaatay madaxwaynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan,xilli uu […]

December 12th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Madaxweyne Farmaajo oo Turkiga kaga qayb galaya Shir Muhiim ah,Go,aankii Dowladda Somalia ee Qudus-Video

Wefdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabullaahi Farmaajo waxa ay u ambabaxeen dalka turkiga halkaas oo lagu wado in Arbacada Berito ah uu ka furmo shirka Iskaashiga Wadamada Islaamka. HALKAN KA DAAWO VIDEO Shirkaas ayaa ah mid deg deg ah kaas oo intiisa badan diirada lagu saari doono xaalada ku soo korortay Magaalada Barakeysan ee […]

December 12th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • kalshale: https://www.youtube.com/watch? v=B8ZVx_hEyRQ xaaskii xaglotoosiye oo xaaskiisii oo laascaanood ku siijeeda...
  • Ceegaag: IYAA, waar JEEGAANTA iyo waxay umushay isu ekaa. Waar dee mayla aragteen? Si kastaba, shirweynihii KHAATUMO...
  • Turab: Bismillaah Reer Khaatumo, waxaad moodaa, kooxdii jeegaanta is-qarisa, ee bilaadu bint u rahman, ee ku...
  • Ceegaag: WOOOOOOOOOOOOW! HAA, WAA DEE SL LAWADA LEEYAHAY!
  • kalshale: waa janbalkii habar awell oo rabta inay isaaq daasad kale iyo durbaan colaadeed u tumaan si aan loogu kicin...