“Author Archive”
Stories written by Eng Abdi

Galmudug oo Farmaajo ku eedaysay inuu hub & saanad milatari u daabulay Puntland & Abaabul Dagaal oo socda +video

Xukumaada Farmaajo ayaa dhowaan Waxa ay Saanad Malatri oo u Badan ay ku Wareejisay Maamul ka Puntland waxana arintaasi markii ay dhacday Walaac wayn ka muujiyay Siyasiyiin ,Odayaal iyo Waxgarad ka Soo Jeeda Dhanka Galmudug kuwaasi oo shegay in Madaxweyne Farmaajo meesha uu ka Xalin laha Dhamays tirka Heshiiskii Hordhac aha ee La Gaaray Dagaalkii ugu […]

April 24th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Yaa ka dambeeyay in Cali Gaab mar kale loo magacaabo Taliyaha Taraafikadda? Video

Madaxweynaha DFS ayaa si lama filaan ah xilka taliyaha ciidamada taraafikada Soomaaliya ugu magacaabay Cali Xersi Barre (Cali Gaab) iyadoo waliba xilkaas horey looga qaaday. Hadaba Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya sababta ka dambeysay in madaxweyne Farmaajo uu xilkaas umagacaabo Cali Gaab. HALKAN RIIX VIDEO DAAWO

April 24th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Farmaajo Oo Xilalkii Ka Qaaday Gudoomiye Ku Xigeenada Iyo Xoghaya Gobolka Banaadir Iyo Masuuliyiin Cusub Oo La Magacaabay | Video

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi farmaajo ayaa Xilalkii looga qaaday Saddexdii Guddoomiye Kuxigeen Ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Xoghayihii Guud ee Maamulka Gobolka. Guddoomiye KuXigeenka Siyaasadda iyo Amniga Maxamed Axmed Diiriye,Ismaaciil Macalin Cabdi Gurre Guddoomiye Kuxigeenkii Maaliyadda , Iimaan Nuur Ikar Guddoomiye Kuxigeenkii Arrimaha Bulshada iyo Xoghayihii Guud ee Maamulka Gobolka […]

April 24th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Madaxweynah Maamulka Hir-Shabeele oo si kulul ugu hanjabay Farmaajo & xiisada qaadka oo cirka gashay +video

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo shir jiraa’id ku qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kaddib safar uu kaga yimid Magaalada Buula Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa kaga hadlay arrimo kale duwan oo la xiriira Qaadkii labadii maalin ee la soo dhaafay ka dagayay Magaalada Jowhar, hase ahaatee maanta aan ka dagin, iyo socdaalkii […]

April 23rd, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Axmed Madoobe oo shaah kudul cabay dhulkii Al-shabaab laga xoreeyey dhowaan & Kormeerka guud….Video

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho taariikhi ah ku tagay deeganka Cabdalla Biroole ee gobolka Jubada hoose, halkaas oo mudo kahor laga xoreeyay maleeshiyaadka Al-Shabaab. HALKAN RIIX VIDEO DAAWO        

April 23rd, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Farmaajo oo siweyn loogu soo dhoweeyey Baydhabo & Qorshaha ugu weyn ee uu utagay Halkaas… Sawiro+Video Daawo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo. Madaxweyne Farmaajo oo ay soo dhaweeyeen Madaxda dowlad goboleedka Koonfur galbeed ee Soomaaliya, qeybaha bulshada iyo ciidamada qalabka sida ayaa shacabka u sheegay in dowladdu ay dadaal u gashay u gurmashada dadka […]

April 23rd, 2017 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO-Warbaahinta & Baraha Bulshadu ku kalanto oo soomaaliya looga uruuriyey 6 saacadood gudahood lacag gaadhaysa 47 milyan oo Dollar-VIDEO.

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadashay ficilkii wanaagsanaa ee ay shacabka iyo Warbaahinta Waddanka Imaaraadka ku dhaqaaqeen Jimcihii la soo dhaafay. Warbaahinta la iska arko ee Waddanka Imaaraadka Carabta ayaa Jimchii qabtay olole ay lacag ugu ururinayeen dadka ay abaarta ku heyso Soomaaliya,waxaana ololahaas oo socday 6;  Saacadood lagu ururiyay $47 Milyan oo […]

April 23rd, 2017 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO-Soomaaliya 2021 maka dhici kartaa Doorashada qof iyo codkii (Warbixin)-VIDEO

Shaki badan ayaa laga qabaa suurto galnimada in afar sano ka dib ay Soomaaliya ka qabsoonto doorasho qof iyo cod ah oo dhammaan bulshada Soomaaliyeed ay ka qeyb galaan, balse guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka oo shaqadaan isaga looga fadhiyo ayaa doonaya inay hirgaliyaan doorasho qof iyo cod, Hase ahaatee waxaa ku hereereysan caqabado […]

April 23rd, 2017 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO-Imaaraadka oo ciidan Calooshood u shaqaystayaal Soomaali ah ku leh Muqdisho, Khatarta cusub ee soo wajahday madaxbanaanida dalkeen-VIDEO

Wasiirkii hore ee Amniga Gudaha Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed ayaa ka hadlay ciidamada ay tababareen Imaaraadka Carabta, kuwaasoo hada ah ciidan gaar ah oo aan ka amar qaadin Taliska Ciidanka xoogga dalka. C/risaaq Cumar ayaa sheegay in Ciidamada ay tababareen Imaaraadka Carabta aanay ka amar qaadan taliska Ciidanka Milateriga, isla markaana intii uu xilka hayay […]

April 23rd, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Haweenay Hargeysa ka tagtay oo muqdisho dadkiina ka ilmaysiisay + TEDX Iyo Maanso Xiiso Leh +VIDEO

Abwaanad Naciima Qorane oo ah abwaanad da’yar oo kasoo jeeda waqooyiga soomaaliya gaar ahaan magaalada hargeysa ayaa barnaamij ay soo qaban qaabisay Hay’da (Tedx) kaga qayb gashay magaalada muqdisho islamarkaana halkaas kajeedisay maansooyin & hadalo dhiirigelin u ah qofkasta oo soomaali ah, HALKAN RIIX VIDEO DAAWO 

April 21st, 2017 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • NINA: dhulbahnte in dhexdooda ay badawnimo isku caayaan ma aha buuhoodle taariikhda halgankii soomaaliyeed baa...
  • NINA: wafdigii gurmadka ahaa iyo shacabkii buuhoodle ee is arkay ayaa markii loo dulqaadan kari waayey laga soo...
  • NINA: maamulka degaanka soomaalida itoobiya waa waajibkiisa inuu deeqda xaqooda soo gaadhssiyo buuhoodle inta xadaka...
  • NINA: kan waa sambac ciyaalka xaafada ah.mr shuluq burtinle.horta burtinle saw xuduuda galmudug ma aha kkkkkk
  • Ceegaag: Qoftan Huruuse wadata waa iidoore hallayska ilaaliyo! Fiiri, dhabayaco waa tolkeey ee waxba ha ii bahalo...