“Author Archive”
Stories written by editor

Vedio” Jaamacada Bariga Africa ee Buuhoodle oo Bilowday Imtixaankii Sanadka

Jaamacada Bariga Africa Xarunteeda Buuhoodle Waxaa Ka Bilaabay Imtixaankii Sanadkani 2017 Ilaa 2018 ee Kuliyadaha Kala Duwan ee Jaamacadaasi ay ka koobantahay oo Guud ahaan Looga Fadhiistay Imtixaanka Sanadkani.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Ardayda Jaamacadaasi Bariga Africa ee Buuhoodle ayaana Xiligan Waxaa Laga Dareemayaa Guud ahaan u Diyaar Garowga Imtixaankaasi Jaamacada Ka Bilowday” […]

May 23rd, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Beelo reer Buuhoodle oo Mag kala qaatay iyo nabad ay ku baaqeen-Video.

Beelo wada dega Buuhoodle oo Dhawaan Dil Ku Dhexmaray Deegaanka Ceegaag ee Buuhoodle ayaa Geel Mag ah Waxay Ku kala Qaateen Deegaanka Carawayn ee Buuhoodle Magtaasi oo Tiradoodu Gaadhaysay Geel Dhan 130 Halaad oo Laga Bixiye Alle Ha u Naxariistee Marxuun Daahir Aflahaar.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Cuqaasha iyo Waxgaradka Labada Dhinac ayaana Madasha […]

May 9th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Jawaab ku socota Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo kasoo yeedhay Shacabka Buuhoodle-Video

Bulshada Kunool Buuhoodle ayaa Maanta Ka Hadlay Hadal Dhawaan uu Warbaahinta Ka Sheegay Wasiirka Maaliyada ee Maamulkaasi Somaliland Yusuf Mohamed Abdi oo Dhawaan Aflagaado Warbaahinta u Mariye Shacabka Kunool G/ Sool. HALKANI KA DAAWO VEDIO   Dhinaca Kale Bulshada Buuhoodle ayaan Taageeray Ex Wasiirkii Hore ee Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise (Xaglatoosiye) oo Wasiirkaasi Hadalkii […]

May 5th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Buuhoodle Warbixin ku saabsan Deegaanka Maroodi jeex iyo Horumarka ka socda-Video

Deegaanka Maroodi Jeex oo Kamid ah Deegaanada Cusub ee Dhawaan La aas aasay ayaa Haatan Waxaa Laga Dareemayaa Isbedel Dhinaca Horumarka ah oo Bulshada Deegaankaasi Kunool ay Wadaan Xiligan Loona Baahan yahay in Taageero Loo Fidiyo.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Deegaankaasi ayaana Xiligan Waxaa Ka soconaya Dhismaha Misaajid Balaadhan Kaasi oo ah Mid […]

April 28th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Col: Deyr Iska Toos oo Buuhoodle galay, kuna dhawaaqay in Ciidankii Puntland Burburay-VIDEO.

Magaalada Buuhoodle Waxaa Maanta soo Gaadhay Wafti Balaadhan oo Hogaaminayo Taliye Kuxigeenkii hore ee Ciidanka Daraawiishta Puntland General Dayr Xaaji Abdi oo dhawaan Xilkaasi Iska Casilay. Wuxuu sheegay inaysan jirin ciidamo PL oo ay burbureen gebi ahaanba isagana Albaabada laga xidhay. HALKANI KA DAAWO VEDIO   Taliyaha ayaana Waxaa Buuhoodle ku soo Dhaweeyey Qaarkamid ah […]

April 27th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Deegaanka Horufadhi,Buuhoodle iyo Deegaanada ku xeeran oo Roobkii Gugu maasheeyay-Video

Degmada Horufadhi ee Gobolka Cayn iyo Deegaanada Hoos Yimaada Degmadaasi Waxaa si Balaadhan uga Da,ay Roobabkii Guga ee Sanadkani Waxaana Raxmaadkaasi Ku Diirsaday Bulshada Deegaankaasi Horufadhi iyo Deegaanada Kale ee Hoos Yimaada.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Waxgaradka Deegaankaasi Horufadhi ayaana Waxay Dhinacooda Ka Hadleen Deegaanada Roobabkaasi Xiligan heleen Waxayna Ka Warbixiyeen Nabad Galiya […]

April 25th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Gudiga dhismaha Masaajidka Deegaanka Horufadhi oo ku baaqay in la dhiso Masaajidka-Video

Guddiga Dhismaha Misaajidka Degmada Horufadhi ee Buuhoodle ayaa Ku Baaqay in Laga soo Qayb Galo Dhismaha  Misaajidkaasi oo Mudo Badan ahaa Qaybyo haatan Dhismihiisu Meel Wanaagsan Marayo Loona Baahan yahay in La Dhameeyo Bisho Ramadaanka Ka Hor.  HALKANI KA DAAWO VEDIO Waxaa Halkaasi Ka Hadlay Guddiga Dhismaha Misaajidkaasi Cuqaal iyo Waxgaradka Deegaankaasi Horufadhi oo Ku […]

April 25th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Xarun caafimaad oo laga dhagax dhigay Deegaanka Dan-dan ee Gobalka Cayn-Video

Deegaanka Dan Dan ee Buuhoodle Waxaa Laga Dhagax Dhigay Xarun Caafimaad oo Loogu Talo Galay Hooyada iyo Dhalaanka Waxaana Munaasabad Balaadhan oo Xaruntaasi Lagu Dhagax Dhigay Ka Qayb Galay Cuqaasha iyo Waxgaradka Deegaanka Buuhoodle. HALKANI KA DAAWO VEDIO Waxgaradka Deegaanka Dan Dan ee Buuhoodle iyo Qaarkamid ah Qurba Jooga Deegaankaasi ayaana Ku Baaqay in Laga […]

April 11th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Sanad Guuradii Isbitaalka Dhimirka ee Buuhoodle oo la xusay iyo isimadda dhaqanka oo ka qayb galay-Video

Sanad Guuradii Koowaad ee Ka soo Wareegtay Furitaanka Isbitaalka Dhimirka ee Buuhoodle ayaa Lagu Qabtay Jaamacada Bariga africa ee Buuhoodle Waxaana Xaflad Balaadhan oo Lagu Qabtay Isla Xarunta Jaamacada Ka soo Qayb Galay Bulshada Deegaanka Buuhoodle. HALKANI KA DAAWO VEDIO. Isbitaalkaasi Dhimirka ee Buuhoodle ayaa Waxaa uu Qaabilay intii uu furnaa ugu Yaraan 80 Ruux […]

March 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

UK oo wadankeeda ka Caydhisay sadex iyo labaatan dublamaasiyiin rush ah..

  Waxaa mudooyinkan dambe sii xumaanayey xiriirka u dhaxeeya uk iyo ruushka ,oo Hadda maraya meeshii ugu xumad,ka dib markii ay Ingiriisku ku eedaysey ruushka dhawr fal oo aan haboonayn. Kaas oo ay ugu dambeysey, nin ka tirsanaan jirey sirdoonka ruushka oo deganaa wadanka uk oo isaga iyo gabadh uu dhalay lagu eedeeyey  in ruushku […]

March 14th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Abdi: Mr. R. Mustaqbal; Waan ka xumahay in maqaalka uu ka soo dheereeyey “Raalli gelin ay bixisay Dawladda...
  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM
  • Turab: Bismillaah Shirtag, ma shalay buu waalaa mise maanta? Shalay wuxuu diidanaa qoladaa gooni goosatada jeegaanta,...
  • Kalshale: Jaamac siyaad intaas ayay garan laayihiin ka shaqaysta Maalinta xaaladdu xabad noqontana dhulbahane ayaanu...