“Author Archive”
Stories written by Cadde

Daawo:Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka Khaatumo oo ka hadlay Dowladda Farmaajo iyo arrimo Xasaasi ah-Video

Wasiirka arrimaha Gudaha maamulka Khaatumo Abshir Cabdi Casiis ayaa ka hadlay Dowladda Farmaajo uu hogaaminayo ee dhawaan lagu soo dhisay magaalada Muqdisho Wasiir Abshir ayaa sheegay in Dowladdii hore ee uu hogaaminayay Xasan Shiikh Xasan Culusow ay aad u xumaysay xidhiidhka Khaatumo iyo Dowladda Somalia. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Wasiirka ayaa intaas ku daray hadii […]

April 24th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Degmada Burtinle ee Maamulka Puntland oo raali galin bixiyey lana soo Xidhiidhay Warbaahinta Khaatumo-Video

Waxaa warbaahinta la hadlay Gudoomiyihii Degmada Burtinle ee Maamulka Puntland Liibaan Xirsi Khaliif isaga oo sheegay sababta uu ula soo xidhiidhay warbaahinta Khaatumona ay tahay in uu raali galin ka bixiyo Hadalo gaf ahaa oo dhawaan bartiisa Facebook lagu baahiyay kuwaas oo meel ka dhac iyo degasho ku ahaa shacabka reer Buuhoodle ee xanuunsan. HALKAN […]

April 24th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Wareysi:Xaaladda Buuhoodle,Bukaanada Cusbitaalka Daryeel oo Quudin loo sameeyay iyo Wararkii ugu danbeeyay Saaka-Video

Wararkii ugu danbeeyay ee maagaalada Buuhoodle ka imaanaya ayaa usoo waramaya in xaaladu tahay mid kasoo raynaysa isla markaana aad usoo wanaagsanaana yaan xaalada Bukaanada uu soo ritay xanuunka Shuban Biyoodka ee ku jira Cusbitaalka Daryeel. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Cabdiraxiim Rabiish oo kamid ah Dhalinyarada sida wayn iskugu xilqaamay isla markaana dhexda u xirtay […]

April 24th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:ilaalada Farmaajo oo si naxariis daro ah Gaadhi dusha uga mariyay ruux shacab ah iyo Xaalad kacsanan ah-Video

Gaadiidka Ilaalada u ah madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa madaxtooyadda horteeda ku dilay Fanaan kamid ahaa wasaarada warfaafinta dowladda Soomaaliya halka haweeney kalana ay dhaawacantay. Xili uu madaxweyne Farmaajo kasoo laabanayay safarkii magaaladda Baydhabo ayaa isagoo maraya banaanka madaxtooyada waxaa gaadiidkiisii ay dileen fanaanka Tahlil Jimale Hubbane halka gabar kale oo la socotayna ay […]

April 24th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Waftigii Mareykanka ahaa oo galabta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha ee Buuhoodle iyo Madaxweyne Galaydh oo sii sagoontiyay-Video

Waftigii Mareykanka ahaa ee mudooyinkii la soo dhaafayba ku sugnaa magaalada Buhoodle ee Xarunta Khaatumo ayaa galabta ka dhoofay magaalada Buuhoodle waxaana sagoontintii ugu balaadhneyd u sameeyay Madaxda maamulka Khaatumo State oo uu ugu horeeyo Madaxweyne Dr Cali Khaliif Galaydh iyo Bulsho weynta reer Khaatumo ee ku dhaqan Buuhoodle. Waftiga ayaa ka hor intii aysan […]

April 23rd, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Ciidamadii ugu badnaa oo maamulka Garoowe looga dilay Gal-Gala iyo Sarkaal ka hadlay Jabkii gaadhay maanta-Video

Wararaka ka imanaya maamul gobolleedka Puntland ayaa sheegaya in ay sagaal askeri ku dhinteen qarax miino oo maanta ka dhacay waddo ku taalla buuralayda Galgala. Warar aanu ka helnay dhinaca saraakiisha ciidamada ayaa VOA u xaqiijiyey dhimashada sagaalka askeri. Qaraxan ayaa la sheegay inuu ka dhashay miino lagu aasay waddada dhinaceeda, waxaana la sheegay inay […]

April 23rd, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Dowladda Deegaanka Soomalida Itoobiya oo Deeq Raashin ah Soo gaadhsiisay Buuhoodle-Video

Dowladda Deegaanka Soomaalida itoobiya ee uu hogaamiyo Madaxweyne Cabdi Maxamud Cumar ayaa Deeq raashin oo gar gaar ah waxaa ay soo gaadhsiiyay dadka Bukaanada ah ee ku xanuunsan magaalada Buuhoodle iyo guud ahaanba dadka kala duwan ee uu soo ritay xanuunka Shuban biyoodka oo faro kulul ku haya magaalada Buuhoodle iyo Deegaanada ku hareeraysan. Deeqdan […]

April 23rd, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Xaalad adag oo ka taagan Degmada Horufadhi iyo Boqolaal Qoys oo kusoo Barakacay+Baaq ku socda Jaaliyada-Video

Wararka ka imaanaya Degmada Horufadhi ee Gobalka cayn ayaa kusoo waramaya Xaalad adag oo dhanka nolosha oo ka taagan Deegaankas,Xili ay abaar daran iyo xanuuno halis ah ka jiraan guud ahaan deegaanada Gobalka cayn ayaa degmada Horufadhi waxay kamid tahay deegaanada sida aadka ah abaartu ugu habsatay. Boqolaal Qoys oo kusoo barakacay kadib markii xoolihii […]

April 23rd, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Dhibka Mushahar la,aanta iyo Duruufaha Nolosha ee Haysta Ciidanka Mamulka Garoowe iyo Taliye Banaanka soo dhigay Ceebta Gaas-Video

Taliye ku xigeenka ciidanka maamulka Puntland Dayr Xaaji Cabdi ayaa ka hadlay mushaar la,aan uu sheegay inay hayso ciidanka Daraawiishta Puntland, Wuxuuna Xusay in cabashada mushaar la,aaneed ee haysata ay u gudbiyeen Baarlamaanka Puntland ilaa iyo hadana aysan ka helin wax jawaab ah, ayna wali taagan tahay xaaladu. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Dayr ayaa intaa […]

April 23rd, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Deg Deg Daawo:Dowladda Federaalka ah iyo Maamulka Hirshabeelle oo Qoryaha isku gurtay iyo Dagaal hor leh-Video

Maamul goboleedka Hiirshabeelle ayaa¬†mar kale si adag uga hadlay amarkii ay DFS qaadka uga joojisay magaaladda Jowhar ee xarunta maamulkaas. Diyaaradaha qaadka ayaa labo maalin kasoo dagayay magaaladda Jowhar kadib markii ay kasoo caroodeen garoonka diyaaradaha Muqdisho oo lagu amray iney canshuuraad dheeraad ah bixiyaan. Laakiin Warqad kasoo baxday DFS ayaa lagu amray in qaadkaas […]

April 23rd, 2017 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • NINA: dhulbahnte in dhexdooda ay badawnimo isku caayaan ma aha buuhoodle taariikhda halgankii soomaaliyeed baa...
  • NINA: wafdigii gurmadka ahaa iyo shacabkii buuhoodle ee is arkay ayaa markii loo dulqaadan kari waayey laga soo...
  • NINA: maamulka degaanka soomaalida itoobiya waa waajibkiisa inuu deeqda xaqooda soo gaadhssiyo buuhoodle inta xadaka...
  • NINA: kan waa sambac ciyaalka xaafada ah.mr shuluq burtinle.horta burtinle saw xuduuda galmudug ma aha kkkkkk
  • Ceegaag: Qoftan Huruuse wadata waa iidoore hallayska ilaaliyo! Fiiri, dhabayaco waa tolkeey ee waxba ha ii bahalo...