|

RW Rooble oo Warbixin siiyay Guddiga Doorashooyinka heer Federaal

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay xubno ka tirsan ka tirsan Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT).

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Guddiga doorashooyinka ee uu la kulmay Warbixin ka siiyay Halka ay marayaan howlaha Doorashada, iyadoo uu Ra’iisul Wasaaruhu  ka jawaabay codsiyo uga yimid dhinaca Guddiga.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ayaa waxaa lagu sheegay in Rooble uu Guddiga doorashooyinka uga Jawaabay dalab la xiriira sidii loo dardargelin lahaa howlaha doorashooyinka dalka.

Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhawaan sheegay in la dardar-gelin doono Arrimaha doorashooyinka oo ugu horreeyso qabashada Doorashada Aqalka Sare ee Xildhibaanada kasoo jeeda Gobolada Waqooyi ee Somaliland oo dib u dhacday.

Kulankaan uu Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda la yeeshay xubno ka tirsan ka tirsan Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) ayaa kusoo aaday, iyada oo weli taagan yahay khilaafka u dhexeeya Madaxweyne Farmaajo iyo RW Rooble.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=98239

Posted by on Sep 14 2021. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/innerWideSidebar.php on line 17

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 920

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 921

  • Cagey: Tirada baarlamaanka guriga hoose waxa la yidhi waa 275 xildhibaan Manama waxa soo xaadiray oo la leeyahay...
  • Cagey: Puntland ma sida jeegaanta ayay iclaamisay goon’isutsaag waa maxay duulimaadyada caalamiga ah ee ay leedahay...