|

DAAWO:-Wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye oo muddo kadib la furay

Waxaa maanta mudo sanado kadib dib loo furay laamiga dheer ee isku xira magaalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye  ee gobolka Shabeelaha Hoose oo u xirnaa dhismaha wadadaasi ka socday oo qaadatay waqti dheer.

Gaadiidka nuucyadiisa kala duwan ayaana saakay loo fasaxay in ay si caadi ah u isticmaalaan wadadaasi oo markii hore dhagxaan lagu xiray, waxa ayna gaadiidka isticmnaali jireen wadooyin qardo jeex ah oo dhib badan ku qabeen.

Dadka degan degmada Afgooye iyo deegaanada dhaca duleedka magaalada Muqdisho ayaa si weyn usoo dhaweeyay in dib loo furo wadadan oo mar hore la dhisay balse aan loo fasixin in gaadiidka dadweynaha isticmaalaan.

Wadadan dhismaheeda oo ku baxday malaayiin dollar waxaa maal gelisay dowlada Qadar halka ay dhistay dowlada Turkiga, waxaana dhimaha wadadan  wax weyn ka tareysaa isku socodka magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=98196

Posted by on Sep 13 2021. Filed under Wararkii Hore. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/innerWideSidebar.php on line 17

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 920

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 921

  • Cagey: Tirada baarlamaanka guriga hoose waxa la yidhi waa 275 xildhibaan Manama waxa soo xaadiray oo la leeyahay...
  • Cagey: Puntland ma sida jeegaanta ayay iclaamisay goon’isutsaag waa maxay duulimaadyada caalamiga ah ee ay leedahay...