|

DAAWO:-Guudlaawe oo xilka ka qaaday Taliyihii Ciidanka Hirshabeelle, xili…

Madaxweynaha dowlad goboleedka
Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilka ka qaaday Taliyaha Ciidanka daraawiishta Hirshabelle Gen. Cali Cabdi Salaan Axmed.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa sidoo kale u Magacaabay G/Sare Cali Idiris Cusmaan inuu noqdo taliyaha cusub e ciidanka daraawiishta Hirshabeelle.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa faray Ciidanka daraawiishta Maamulka inay la shaqeeyan Taliye G/Sare Cali Idiris Cusmaan, halka Taliyaha lagu amray inuu guto shaqadiisa.

Taliyaha cusub ee Ciidanka daraawiishta Hirsabeelle G/Sare Cali Idiris Cusmaan ayaa waxaa uu bedelayaa Taliyihii hore ee Gen. Cali Cabdi Salaan Axmed oo muddo haayay xilkaas uu ka qaaday Cali Guudlaawe.

RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=98217

Posted by on Sep 13 2021. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/innerWideSidebar.php on line 17

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 920

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 921

  • Cagey: Tirada baarlamaanka guriga hoose waxa la yidhi waa 275 xildhibaan Manama waxa soo xaadiray oo la leeyahay...
  • Cagey: Puntland ma sida jeegaanta ayay iclaamisay goon’isutsaag waa maxay duulimaadyada caalamiga ah ee ay leedahay...