Home » July 31st, 2021 Entries posted on “July, 2021”

Madaxweynaha K/Galbeed oo soo gudbiyay Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa soo saaray Liiska Musharaxiinta u tartameysa Kuraasta Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka. Musharaxiinta Shan kursi oo ka mid ah sideeda kursi ee Aqalka Sare ee laga soo doorto Koofur Galbeed ayuu Madaxweyne Cabdicaiis Lafta-gareen u gudbiyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka Maamulkaas. Musharaxiinta lasoo gudbiyay ayaa […]

July 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

SAWIRRO:-Madaxweyne Farmaajo oo tababar u soo xiray Saraakiil qalin-jebisay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabad tababar loogu soo xirayey Dufcaddii 3-aad ee Layli Saraakiil iyo Dufcaddii 4-aad ee Layli Saraakiil Xigeen ee ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo ka qalin-jebiyey Dugsiga Tababarka Ciidamada ee TurkSom ayaa abaal-marinno guddoonsiiyey Saraakiisha iyo Saraakiil Xigeennada galay kaalmaha hore. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Saraakiisha […]

July 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Wafdi ka socda Guddiga Doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga doorashooyinka heer Federaal Mowliid Mataan ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo waxana Garoonka diyaaradaha shaati Guduud ku soo dhaweeyay xubnaha Guddiga hirgelinta doorashooyinka Koonfur Galbeed iyo xubna kale oo maamulka katirsan. Ujeedka Guddiga ee gaaray Baydhabo ayaa ah dardar-gelinta shaqooyinka Arrimaha doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee ka dhaceysa […]

July 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Ra’iisul Wasaare Rooble oo dib ugu laabtay dalka Baaqna diray

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo isaga wefdigiisu dalka dib ugu soo laabteen ayaa markale ka tacsiyeeyay qaraxii shalay koox ciyaartooy ah Kismaayo kula beegsadeen, isagoo ka warbixiyay socdaalkiisii London. Waxaa uu shacabka ugu baaqay in ay la shaqeeyaan laamaha Ammaanka si looga hortaggo falalk Amni daro oo inta badan ka dhaca qeybo […]

July 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Dab khasaaro geystay oo ka kacay Warshad ku taalla Puntland

Weli waxaa socda gurmad lagu deminayo dabkii saaka ka kacay xarunta Warshada Isbuunyada Tabaarak qeybteeda Magaalada Garoowe, kaas oo sababay khasaare hantiyeed oo badan. Duqa degmada Garowe Axmed Barre oo ka warbixiyay khaasaaraha hantiyteed ee uu sababay dabku ayaa sheegay in ay gubteen qalabkii warshada, wixii ay soo saaraysa iyo saddex gaari oo ka mid […]

July 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Wafdi ka socda Dowladda oo kusii jeeda Garoowe iyo xog laga helay ujeedka

Wefdi heer wasiiro ah oo ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Sabti ah ku wajahan magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Ujeedka wafdiga dowladda Federaalka ay u tegayaan Garoowe ayaa waxaa uu yahay sidii ay uga qeyb geli lahaayeen Munaasabadda xuska sannad-guurada aas’aaskii Puntland oo ku beegan 1-ka bisha Agoosto. Sidoo kale, waxa maanta […]

July 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Israel oo Iiraan ku eedaysay Arrin CULUS, kadib weerarkii markab…

Israel ayaa ku eedaysay dowladda Iiraan inay ka dambaysay weerar lagu qaaday markab shidaal oo ay ku dhinteen laba shaqaale ah kuwaas oo ka soo kala jeeda dalalka Ingiriiska iyo Romania.Doonidan oo ay maamusho shirkadda fadhigeedu yahay magaalada London ee Zodiac Maritime, ayaa ka baxday xeebaha Cumaan markii shilku dhacay khamiistii. Shirkaddan oo uu leeyahay […]

July 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Carruur ku geeriyootay Dab ka kacay Somaliland

Laba Carruur ah ayaa habeenkii xalay aheyd ku geeriyootay Dab xoogan oo ka kacay Guri ay degnaayeen oo ku yaalla xaafad lagu magacaabo Daami oo ka tirsan Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland. Dad ku sugan xaafadda Daami aya waxaa ay sheegeen in dabkaas uu socday dhowr daqiiqo, isla markaana carruurtaas ku dhinteen oo da’doodu kala […]

July 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Beesha Caalamka oo War cusub kasoo saartay Doorashada Somalia

Beesha Caalamka ayaa soo dhaweysay horumarka laga sameeyay hirgelinta heshiiskii 27-kii May oo ay wada saxiixeen Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynayaasha dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka. War-saxaafadeed kasoo baxay Beesha Caalamka ayaa waxaa Madaxda maamulada loogu baaqay inay si deg deg ah u qabtaan doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo 29-ka […]

July 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Madax War kulul kasoo saartay Ciyaartoydii lagu laayay Kismaayo

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda ciyaaraha geerida dhallinyaradii ciyaartooyda ahayd ee ku shahiiday qaraxii ka dhacay magaalada Kismaayo. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa tilmaamay in falkaas arxandarrada ah uu ka marag kacayo sida ay argagixisadu cadow ugu yihiin nolosha dhallinyarada Soomaaliyeed […]

July 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Recently Commented


    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 920

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 920

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 921

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 921
  • Cagey: Tirada baarlamaanka guriga hoose waxa la yidhi waa 275 xildhibaan Manama waxa soo xaadiray oo la leeyahay...
  • Cagey: Puntland ma sida jeegaanta ayay iclaamisay goon’isutsaag waa maxay duulimaadyada caalamiga ah ee ay leedahay...