Home » June 29th, 2021 Entries posted on “June, 2021”

DAAWO:-IGAD oo Baaq kasoo saartay Doorashada Soomaaliya, xili…

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Urur-gobaleeka IGAD ayaa lagu shaaciyey in loo baahan yahay inay Doorashadda Somalia ku dhacdo Xilligii loo qorsheeyey ee ahaa muddo 60 cisho gudaheeda. Hoggaamiyayaasha Siyaasadda Somalia waxay Kulankoodii la soo gebagebeeyey bishii la soo dhaafay ee May 27-dii  waxay isku raaceen Xilliga inay Doorashooyinka ku dhacaan xilliga loo cayimay oo […]

June 29th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Jadwalka Doorashooyinka dalka oo Goordhow lagu dhawaaqay

Madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada dalka ayaa soo saaray Jadwalka doorashooyinka dalka ka dhacaya, kadib markii Shir laba maalin socday ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka. Shirkaan oo shalay ka fumay Teendhada Afisyooni ayaa waxaa looga hadlaayay fulinta dardar-gelinta heshiiskii laga gaaray qabsoomida doorashada dalka ka dhaceysa oo muddo ku dhow sanad […]

June 29th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Madaxda Shirka Doorashada oo la kulmay wakiillo ka socday Haweenka

Shirka u dhexeeya Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyada dalka ayaa maalintii labaad ka socda Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Shirka ayaa waxaa looga hadlayaa dardar-gelinta fulinta heshiiskii 27-kii May laga gaaray qabsoomida doorashada dalka ka dhaceysa iyo horumarada Madaxda ay sameeyeen muddadii halka Bil ay kala maqnaayeen. […]

June 29th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika oo xukun CULUS lagu riday

Maxkamada ugu sarreysa dalka South Africa ayaa madaxweynihii hore ee dalkaas Jacob Zuma ku xukuntay 15 bil oo xabsi ah, kaddib markii ay ku heshay dambi ah inuu ixtiraam darro ku sameeyay amar ka soo baxay maxkamadda oo ahaa inuu horyimaado, si loo dhageysto eedeymo loo heysto. Eedeymaha loo heysto madaxweyne Zuma waxaa ka mid […]

June 29th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Shirka Madaxda oo galay maalintii 2-aad iyo Guddiyo hortegay

Waxaa Maalintii labaad Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho ka socda Shir u dhexeeya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Madaxda maamul Goboleedyada ee dalka. Shirkaan oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa looga hadlayaa dardargelinta howlaha doorashooyinka iyo waxyaabihii ka hirgalay heshiiskii 27-kii May ee hannaanka doorashada dalka. Sidoo kale Shirka […]

June 29th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Turkiga oo balan qaad cusub u sameeyay Soomaaliya

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa Talaadada maanta xafiiskiisa ku qaabbilay safiirka Jamhuriyadda Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yılmaz,iyadoo laga wada-hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka iyo iskaashiga. Kulanka inta uu socday waxaa lagu soo qaaday sidii loo dhaqangalin lahaa iskaashi ay horey wasaaradda ula gashay dhiggeeda Turkiga,isagoo safiirka […]

June 29th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Howlgal miino baaris oo laga sameeyay degaan uu ka dhacay dagaal

Ciidanka Dowladda iyo kuwa Maamulka Galmudug oo isugu jira Milateri, Boolis iyo Nabadsugid ayaa saakay waxaa howlgal ka sameeyeen deegaanka Wisil ee Gobolka Mudug oo maalmo kahor ay weerar ku qaadeen dagaalamayaasha Al-shabaab. Ciidamada ayaa howlgalka oo ujeedkiisu ahaa miino baaris ka sameeyay gudaha iyo duleedka degaanka Wisil oo uu ka dhacay dagaal xoogan oo […]

June 29th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Maxay ka wada hadleen Axmed Qoorqoor iyo Lafta-gareen oo kulan yeeshay?

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xalay howga uu magaalada Muqdisho ka degan yahay ku booqday Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabsicasiis Lafta Gareen. Labada Madaxweyne ayaa salaan iyo iska warqaadid kadib yeeshay kulan gaar ah ay uga wada hadlayeen xaalada siyaasadeed ee dalka gaar ahaan shirka wadatashiga ee Muqdisho uga furmay dowlada […]

June 29th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Wararkii ugu dambeeyay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran

Shirka u dhexeeya Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyada dalka ka jira oo shalay ka furmay Teendhada Afiysooni ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta galaya maalintii labaad. Shirkaan oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa looga hadlayaa dardargelinta howlaha doorashooyinka iyo waxyaabihii ka hirgalay heshiiskii 27-kii May ee hannaanka doorashada […]

June 29th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Itoobiya oo ku dhawaaqday xabbad joojin iyo Xaaladda Mekelle

Wakaaladaha wararka caalamiga ah ayaa soo tebinaya in maamulka ku meel-gaarka ah ee dowladda Itoobiya ay u magacawday gobolka Tigray uu ku dhowaaqay xabbad joojin ka hirgasha gobolkaasi, taasi oo ay taageertay dowladda dhexe ee federaalka. Wakaaladda wararka Associated Press ayaa soo tebisay in dowladdu ay si iskeed ah ugu dhawaaqday xabbad joojin degdeg ah. […]

June 29th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Recently Commented


    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 920

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 920

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 921

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 921
  • Cagey: Tirada baarlamaanka guriga hoose waxa la yidhi waa 275 xildhibaan Manama waxa soo xaadiray oo la leeyahay...
  • Cagey: Puntland ma sida jeegaanta ayay iclaamisay goon’isutsaag waa maxay duulimaadyada caalamiga ah ee ay leedahay...