Home » May 31st, 2021 Entries posted on “May, 2021”

DAAWO:-RW Rooble oo magacaabay Guddiga qaban-qaabada maalmaha Xorriyadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo magacaabay Guddiga Qaban-qaabada Xuska Todobaadka Xorriyadda ayaa faray diyaarinta munaasabado muujinaya qiimaha shacabka Soomaaliyeed ay u hayaanmaalmaha xurriyadda iyo midnimada. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay la joogo xiliigii dadka Soomaaliyeed ay soo nooleyn lahaayeen miro-dhalkii gobanimada, dowladnimada iyo midnimada, soona celin lahaayeen maqaaamkii iyo magacigii ay ku […]

May 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Rooble oo Mucaaradka ka guddoomay xubnaha Cabashada ka jirto

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta xafiiskiisa kula kulmay xubno matalayay Midowga Musharraxiinta oo kala ah Madaxweyneyaashii hore Sheekh Shariif Sheikh Axmed, Xasan Sheikh Maxamuud iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada dalka ka guddoomay liiska xubnaha ay cabashada ka qabaan ee ku jira guddiyada […]

May 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Duqa Muqdisho oo Maanta dhagax dhigay dhismaha Laami cusub

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay dhismaha waddada Xalane ee xiriirisa Muqdisho iyo degaanka Jaziira. Waddadan oo ka mid ah kuwa ugu mashquulka badan ee Caasimadda ayaa waxaa ku yimid burbur uu sababay Roobkii ka da’ayay Magaalada Muqdisho bilihii la soo dhaafay taasoo isticmaalkeeda noqotay mid […]

May 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Madaxweynaha Jubbaland oo Maanta dib ugu laabtay Kismaayo, kadib safarkii…

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Maxdoobe ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo, kadib safar shaqo oo uu ku joogay maalmahii lasoo dhaafay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Madaxweynaha ayaa Muqdisho kaga qeybgalay shirkii madasha wadatashiga qaran ee Doorashooyinka dalka taas oo heshiis lagaga gaaray hanaanka Doorashada soo socota. Sidoo kale Madaxweyne […]

May 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Duqa Muqdisho oo Guddoomiye cusub magacaabay (Wareegto)

Guddoomiye cusub ayaa loo magacaabay deegaanka Garasbaaley ee duleedka Magaalada Muqdisho, kadib Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed Finish. Maxamed Abuukar Afrax ayaa loo magacaabay inuu noqdo Guddoomiyaha cusub ee deegaanka Garasbaaley, waxaana xilkaas u dhiigay Guddoomiye Cumar Cumar oo ah Guddoomiyaha Gobolka. C/raxmaan Axmed Cali (Garyare) oo ahaa Guddoomiyihii Garasbaaley […]

May 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO: Madaxweyne Biixi “Indhaha Caaalamka oo dhan ayaa ina haaya Maanta”

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo subaxnimadii hore ee saaka codkiisa ka dhiibtay xarunta hay’adda shaqaalaha dawladda oo uu hore uga qaatay kaarka Codbixinta, iyadoo guud ahaan maanta looga dareeray doorashada wakiilada iyo deegaanka oo isku sidkan. Madaxweynuha ayaa waxaa markii uu gaaray Xarunta Codbixinta waxaa uu maray nidamkii u marayeen codbixinta, isagoo hawl-wadeenadii ku […]

May 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Taliye Xijaar oo War CUSUB ka shaaciyay amniga Doorashada

Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Maanta ka hadlay qorshaha diyaar garoowga sugida amniga doorashooyinka ka dhacaya dalka Soomaaliya. Taliye Xijaar oo la hadlay Telefashinka Dowladda ayaa waxaa uu sheegay in mar horey u diyaar garoobeen sugida amniga goobaha ay ka dhacayaan doorashooyinka, isla markaana Ciidanka Booliska ay awood […]

May 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Dad shacab ah oo Dil iyo dhaawac loo geystay iyo Banaanbax xoogan oo…

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka hir-Shabeelle ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta halkaasi lagu dilay qof Shacab ah oo kamid ahaa dadka magaalada mid kalena lagu dhaawacay. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in dilka & dhaawaca dadka Shacabka ah uu ka dambeeyay askari ka tirsan Ciidamada Booliska Hir-Shabeelle ee ka howlgalla […]

May 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Dad u socday Doorashada Somaliland oo Shil ku dhintay

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay Shil gaari oo sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu gelinkii dambe ee shalay oo Axad aheyd ka dhacay duleedka Magaalada Berbera. Shilkaas ayaa waxaa uu ka yimdi, kadib markii ay isku dhaceen laba gaari oo mid uu ahaa nooca Bas-ka ee dadweynaha raacaan iyo mid […]

May 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Midowga Musharaxiinta oo Liiska xubno laga Cawday u gudbinaya Xukuumadda

Waxaa Maanta la filayaa in Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ay Xukuumadda Federaalka u gudbiyaan liiska dad gaaraya labaatameeyo ruux oo xubin ka ahaa Guddigii labada heer doorashooyinka dalka. Xubnaha ay Midowga Musharaxiinta u gudbixinayaan Xukuumadda ayaa waxaa horey loogu soo eedeeyay inay yihiin shaqaalaha dowladda, iyo xubno ka tirsan Hay’adda Nabadsugida. Guddiga Musharaxiinta u qaabilsanaa turxaan […]

May 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Recently Commented


    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 920

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 920

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 921

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 921
  • Cagey: Tirada baarlamaanka guriga hoose waxa la yidhi waa 275 xildhibaan Manama waxa soo xaadiray oo la leeyahay...
  • Cagey: Puntland ma sida jeegaanta ayay iclaamisay goon’isutsaag waa maxay duulimaadyada caalamiga ah ee ay leedahay...