Home » March 31st, 2021 Entries posted on “March, 2021”

DAAWO:-Masar oo Digniin Culus u dirtay Dowladda Itoobiya, xili labada…

Madaxweynaha Masar Cabdel Fataax Al Sisi ayaa ka digay ‘cawaaqib xumo daran oo ka dhalan karta’ waa haddii biyo xireenka ay Itoobiya ka dhiseyso webiga Nile uu saameyn ku yeesho biyaha gaara dalkiisa. Madaxweyne Masar oo maanta ka hadlayay marinka Suez wuxuu carabka ku adkeeyay in lasii wadi doono wadahadallada kala dhexeeya Itoobiya iyo Suudaan […]

March 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Madaxweynaha Somaliland oo Mas’uul cusub magacaabay

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay SL/XM/XKQ/222/1-642/032021 iyo SL/XM/WM/222-643/032021   uu xilkii kaga qaaday Maareeyihii Guud ee hore ee Hay’adda Duulista iyo Madaarada kuna magacaabay masuul cusub. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Ku: Cabdi Maxamed Rodol, Maareeyihii Guud ee hore ee Hay’adda Duulista iyo Madaarada Og: Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka […]

March 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Ciidamo u diiday Xildhibaano inay galaan Xarunta Baarlamaanka

Ciidanka Booliska dowladda Federaalka ee ku sugan Isgoyska Dabka ayaa Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka haatan u diiday inay ka gudban Koontaroolka laga ilaaliyo Madaxtooyada ee ku yaalla Isgoyskaas. Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo Qoraal soo saaray ayaa sheegay in isaga iyo Xildhibaano kale oo la socda ay Ciidanka Booliska dowladda u diideen inay u […]

March 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta kulan xasaasi ah yeelanaya

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah ayaa waxaa lagu wadaa in kulan aan caadi aheyn ay ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Fariimo xalay telefoonada loogu diray Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa lagu sheegay inuu beri jiro kulanka baarlamanka oo loogana hadlayo Ajandayaal ay ka mid yihiin saddex ajende […]

March 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Dowladda oo farriin cusub u dirtay Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Deni

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Baaq u dirtay Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland oo ku sugan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka. Qoraal uu soo saaray Afhayeenka Xukuumadda Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa waxaa uu ku sheegay in dowladda ay Axmed Madoobe iyo Saciid Deni ugu baaqday inay kasoo qeyb galayaan Shirka Wadatashiga ee looga hadlayo khilaafka […]

March 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Somalia: Dadka uu ku dhacayo Cudurka COVID-19 oo sii kordhaya

Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay dad hor leh oo laga Cudurka halista ah ee COVID-19, kuwaasi oo baaritaano Caafimaad lagu sameeyay, kadibna laga helay xanuunka. Warbixinta maalinlaha ah oo ay soo saartay Wasaaradda Caafimaadka ayey ku sheegtay in saacadihii lasoo dhaafay Cudurka laga baaray 1072 qof, isla markaana laga helay 128 kamid […]

March 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Beesha Caalamka

Ra’iisul Waasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiillada Beesha Caalamka oo ay ka wada hadleen Doorashooyinka Soomaaliya. Kulanka dhexmaray Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Beesha Caalamka ayaa waxaa looga hadlay khilaafka ka taagan qabsoomida doorashada ka dhaceysa dalka oo weli Madaxda aysan heshiis rasmi ah ka gaarin. Kulanka ayaa inta uu […]

March 30th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Madaxtooyada oo si kulul uga hadashay hadal kasoo yeeray CC Sharmaake

Maamulka Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si kulul u beeniyay wararka sheegaya in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu berri safar u yahay ka qeyb galka shir la sheegay inuu ku saabsan yahay heshiis amni oo heer gobol ah oo ka dhici doona Itoobiya. Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Cabdirashiid Maxamed Xaashi ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ku […]

March 30th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Madaxweyne Saciid Deni oo kulan la qaatay Safiirka Jabuuti ee Somalia

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta xeyndaabka Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho kula kulmay Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya Danjire Aadan Xasan Aadan. Kulanka dhexmaray Madaxweyne Saciid Deni ioyo Danjire Aadan ayaa waxaa inta uu socday looga hadlay guud ahaan xaaladda dalka Soomaaliya marayo gaar ahaan arrimaha Doorashada ee khilaafka uu taagan yahay. Safiirka […]

March 30th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo Maanta gaaray Qatar

Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Dalka Qatar Danjire Cabdirisaaq Faarax Cali (Taano) ayaa ku soo Dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Dooxa ee dalka Qatar Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane/Xasan Xuseen Xaaji oo muddo kooban ku sugnaa garoonka Hamnad International Airport  ee magaalada Dooxa. Safiir Taano oo uu Wehliyo uqeybsanaha arrimaha Ciidanka ee Safaaradda General […]

March 30th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Recently Commented


    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 920

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 920

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 921

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 921
  • Cagey: Tirada baarlamaanka guriga hoose waxa la yidhi waa 275 xildhibaan Manama waxa soo xaadiray oo la leeyahay...
  • Cagey: Puntland ma sida jeegaanta ayay iclaamisay goon’isutsaag waa maxay duulimaadyada caalamiga ah ee ay leedahay...