Home » February 28th, 2021 Entries posted on “February, 2021”

Wararkii ugu dambeeyay Dharcad lagu dilay Suuq ku yaalla Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Askar ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa nabadsugida dowladda ee dharcadka oo duhurnimadii Maanta lagu dilay gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa ku warramay in rag ku hubeysnaa Bastoolado ay dileen laba Askari oo ka tirsan Ciidanka dowladda, mid kalena dhaawac u geystay, xili ay […]

February 28th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Rooble iyo Beesha Caalamka oo kulan la yeeshay khilaafka Doorashada

Sii-hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qadka Internet-ka gaar ahaan aalada fogaan aragga ee ZOOM-ka kulan gaar ah kula yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka. Kulanka Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Beesha Caalamka ayaa waxaa looga hadlay sii wadista wada xaajoodyada dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada ee la xiriira hirgalinta heshiiskii 17-kii September 2020. […]

February 28th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DEG DEG:-Qarax Goor dhow Muqdisho lagula eegtay Guddoomiye Degmo

Qarax xoogan ayaa goordhow laga maqlay xaafaddo ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo ka dhacay deegaanka Daarusalaam ee Magaalada Muqdisho, waxaana laga helayaa faah faahin. Qaraxaas oo ahaa miino nooca dhulka aaso ah ee laga hago meela fog-fog ayaa waxaa lala eegtay Gaari uu la socday Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid Axmed Cabdullaahi Cariif, xili uu […]

February 28th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Puntland oo walaac ka muujisay soo laba kacleynta Cudurka COVID-19

Wasaaradda Caafimaadka dowlad Goboleedka Puntland ayaa faah faahin ka bixisay xaaladihii ugu danbeeyay ee Cudurka halista ah ee COVID-19 oo kusoo laba kacleeyay gudaha dalka Soomaaliya, lana diiwaan-geliyay kiisas badan. Warbixin ay soo saartay Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa waxaa ay ku sheegtay in todobaadkii lasoo dhaafay 20-25 bishan Febraayo 2021 laga baaray Cudurka COVID-19 572 […]

February 28th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Ansixinta urur ay dowladda Somalia ku biiri laheyd oo dib loo dhigay

Madaxda Ururka dalalka Bulshada Bariga Afrika ayaa maalintii shalay aheyd shirkii 21-aad ee Caalamiga ku yeeshay qadka internet-ka ee aalada fogaan araga ee loo yaqaano ZOOM-ka, iyagoona uga hadlay xaaladda Bariga Afrika. Shirka ayaa inta uu socday waxaa looga hadlay Codsi dowladda Federaalka Soomaaliya u gudbisay ururka EAC oo ahaa ku biirista Madaxda Ururka dalalka […]

February 28th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Dagaal lagu qabtay xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay K/Galbeed

Wararka ka imaanaya gobolka Baay ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay dagaal u dhexeeyey ciidamada Koonfur Galbeed, kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo Al-Shabaab uu ka dhacay gobolkaasi. Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa yimid, kadib markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay. Maxamed Mukhtaar […]

February 28th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Wararkii ugu dambeeyay Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho

Qarax xoogan ayaa saakay waxaa uu ka dhacay wadada Cabdiqaasim gaar ahaan agagaarka Xaruntii hore ee Safaaradda Turkiga ee degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, kaasi oo jugtiisa laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolka. Goobjoogayaal ayaa ku warramay in qaraxaas uu ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah oo mar qura qarxday, waxaana wararka qaarkood ay […]

February 28th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Somaliland oo gacanta ku dhigtay hub farabadan iyo Taliska Booliska oo…

Ciidanka Booliska Somaliland ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal ballaaran ka sameeyay degmooyin ka tirsan Gobolka Sool ee Somaliland, iyagoona kusoo qabtay hub farabadan. Ciidamada ayaa intii ay wadeen howlgalka kusoo qabtay hub ay kamid yihiin Bastooladi iyo Tooreeyo farabadan oo loo adeegsan jiray in dadka dhac loogu geysto, waxaana Maanta hubkaas lagu soo bandhigay Saldhiga […]

February 27th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Dad hor leh oo Cudurka COVID-19 ugu dhintay Somalia iyo Tirada oo…

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay Tirada dad hor leh oo u geeriyooday Cudura halista ah ee COVID-19, kuwaasi oo kamid ahaa bukaano uu la jiifay oo uu mar hore ku dhacay. Warbixinta maalinla ah oo ay soo saartay Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa lagu sheegay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay Cudurka ay ugu […]

February 27th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Faah faahin:-Al-shabaab oo weerar khasaaro geystay ka fulisay gudaha Kenya

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa weeraray fariisin ciidamada Kenya ku leeyihiin duleedka Magaalada Mandhera ee Gobolka Waqooyi Bari dalkaas, sida ay sheegayaan wararka aan ka heleyno halkaas. Degaanka Sheekh Barrow ee duleedka Mandhera oo ah goobta weerarku ka dhacay ayaa waxaa la isku weydaarsaday rasaas rasaas culus sida ay sheegayaan goob joogayaal ku sugan degaanka. […]

February 27th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Recently Commented


    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 920

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 920

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 921

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 921
  • Cagey: Tirada baarlamaanka guriga hoose waxa la yidhi waa 275 xildhibaan Manama waxa soo xaadiray oo la leeyahay...
  • Cagey: Puntland ma sida jeegaanta ayay iclaamisay goon’isutsaag waa maxay duulimaadyada caalamiga ah ee ay leedahay...