Home » January 31st, 2021 Entries posted on “January, 2021”

Beesha Caalamka oo Goordhow War kasoo saartay Shirka uu ku baaqay Farmaajo

Beesha Caalamka ayaa soo dhaweysay Shirkii uu Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo isugu yeeray Madaxda dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, kaasi oo ka dhici doona Magaalada Dhuusamareeb. Qoraal kasoo baxay Beesha Caalamka ayaa lagu soo dhaweeyay Shirka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo oo looga hadli doono xaaladda siyaasadeed ee dalka gaar ahaan Arrimaha doorashooyinka oo muran […]

January 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Taliska Booliska oo War kasoo saaray Dagaalka ka socda hotelka Afrik

War kooban oo ka soo baxay Taliska Booliska Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Al-shabaab ay weerar ku soo qaadeen Hotel Afrik oo ku yaala agagaarka KM4, wadada aada garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde. Afhayeenka Booliska Soomaaliya Sadiiq Duudisho ayaa sheegay in qaraxyada iyo weerarka kadib ay goobta gaareen ciidamada booliska Soomaaliya, islamarkaana waxaa ay […]

January 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Wararkii ugu dambeeyay Dagaal toos ah oo weli ka socda Hotel ku yaalla Muqdisho

Waxaa weli laga maqlayaa rasaas iyo qaraxyo ka dhacaya gudaha Hotel Afrik ee magaalada Muqdisho kadib markii ay galeen dabley hubeysan. Ciidamada ammaanka ayaa soo badbaaday dad badan oo ay ku jiraan saraakiil iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowlada federalka iyo dowlad goboleedyada kale ee dalka. Saraakiisha ciidan ee ku jirey gudaha hotelka isla markaana iyagoo […]

January 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DEG DEG:-Qarax is-miidaamin ah oo Goordhow ka dhacay Muqdisho

Qarax xoog leh ayaa goordhow laga maqlay Magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka isgoyska Lambar 4. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxan uu ahaa mid ka dhacay agagaaarka bar koontarool oo ah wadada aada garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Qaraxan ayaa ahaa mid loo adeegsaday gaari waxyaalaha qarxa lagu soo xirey oo lagu dhuftay albaabka hore […]

January 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan xasaasi ah la yeeshay James Swan

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya mudane James Swan iyo Madax ka socotey Hay’adaha Qaramada Midoobey sida UNHCR, WFP, FAO iyo WHO. Ugu horreyn Madaxweynaha Jubbaland ayaa Ergayga qaramada midoobey uga mahadceliyey booqashada ay ku yimaadeen Kismaayo iyo dadaalka ay saaxiibada beesha caalamku […]

January 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Maamulka Gedo oo ka Jawaabay hanjabaadii Wasiir C/rashiid Janan

Guddoomiyaha Gobolka Gedo ee dowladda Federaalka Axmed Buulle Garaad Canjeex ayaa mar kale ka hadlay hadalkii kasoo yeeray Wasiirka amniga Jubbaland C/rashiid Janan ee ahaa inay weerar ku qaadi doonaan degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo. Guddoomiye Axmed Buulle oo muuqaal iska soo duubay ayaa waxaa uu sheegay in Wasiir Janan iyo Ciidankiisa ay soo hubeysay […]

January 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Dowladda Somalia iyo Turkiga oo Maanta heshiis cusub kala saxiixday

Wasiirka caddaalada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo safaarada turkiga ee Soomaaliya ayaa goob joog ka ahaa heshiis ay kala saxiixanayeen Wasaarada Cadaalada iyo Safaarada turkiga ee Soomaaliya Heshiiskaan oo quseeyey hormarinta xabsiyada dalka iyo waxbarida Maxaabiista waxaa labada dhinac u kala saxiixay Agaasimaha guud Axmed yuusuf Xasan iyo Wakiilka Hay.ada bisha cas u jooga soomaaliya Alakis […]

January 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Ciidamo farabadan oo lagu daadiyay waddooyinka Dhuusamareeb

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa waxaa la filayaa inuu Maanlinta berri ka furmo Shirka Madaxda dowladda Federaalka, kuwa maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Ciidamo badan oo ka tirsan dowladda Federaalka iyo kuwa Galmudug ayaa lagu soo daadiyey waddooyinka waaweyn ee Dhuusamareeb iyo duleedkeeda, kuwaasi oo sugaya amniga, maadaama uu ka dhacayo Shir wadatashi […]

January 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Koonfur Galbeed oo War kasoo saartay Duqeyn xoogan oo ka dhacday…

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in saraakiil iyo xubno kale oo ka tirsan Ururka Al-shabaab lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo xalay lala eegtay deegaanno ay ku sugnaayeen oo ka tirsan Gobolka Bakool. Deegaannada ay duqeyntani ka dhacday ayaa waxaa ka mid ahaa Abag-beeday, Gobid-Galoole, Garasweyne iyo Moorogaabey, oo ku xooggan yhiin dagaalyahannada […]

January 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

SAWIRRO:-James Swan oo siweyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Kismaayo

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa ay gaareen Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah maamulka Jubbaland. Garoonka diyaaradaha ayaa James Swan iyo wafdiga la socday waxaa kusoo dhaweeyay Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo Mas’uuliyiin kale, waxaana loo galbiyay dhinaca Xarunta Madaxtooyada. […]

January 31st, 2021 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Recently Commented


    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 920

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 920

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 921

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 921
  • Cagey: Tirada baarlamaanka guriga hoose waxa la yidhi waa 275 xildhibaan Manama waxa soo xaadiray oo la leeyahay...
  • Cagey: Puntland ma sida jeegaanta ayay iclaamisay goon’isutsaag waa maxay duulimaadyada caalamiga ah ee ay leedahay...