Home » December 31st, 2020
Entries posted on “December, 2020”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Xulka Kubadda Cagta Gobolka Banaadir oo ku guuleystay Koobka Tartanka Dowlad Goboleedyada Dalka oo ka socday Caasimadda Muqdisho intii u dhaxeysay 20-kii ilaa 31-dii bishan Diseembar 2020. Madaxweynaha oo bogaadiyey Xulka Dowlad Goboleedka Galmudug oo soo gaaray ciyaarta kama danbeysta ah, ayaa tilmaamay in ciyaartoyda, […]
December 31st, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Ciyaartoyda Xulka Kubada Cagta ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleestay koobkii kubada cagta ee loo dhigay dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir, tartankan ayaana si xamaasad leh uga socday garoonka Eng Yariisow. Ciyaarta fiinaalaha ee u dhaxeeyay labada kooxood ayaa kusoo dhamaatay bar bar dhac 2-gool iyo 2-gool, waxaana ciyaarta ugu dambeyn rigoorayaal 3-iyo 0 ku […]
December 31st, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Ciidamada booliiska ee ka howlgala degmada Dayniile ayaa ku guuleestay in xalay gacanta ku dhigaan sadex nin oo burcad ah oo dadka shacabka ah dhac ugu geesan jiray xaafado kala duwan oo kuyaala magaalada Muqdisho. Burcadan oo gaarayay ilaa sadex nin ayaa watay Mooto bajaaj iyo qoray AK-47, waxaana ninka hubeesan uu ku labisnaa dareeska […]
December 31st, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Anita Kiki Gbeho u magacaabay ku xigeenka xafiiska howl-galka QM ee Soomaaliya ee UNSOM. War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska xoghayaha guud ayaa waxaa lagu sheegay Anita ay noqon doonto ku xigeenka wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee James Swan. Haweeneydan oo u dhalatay Ghana […]
December 31st, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa farriin amniga la xiriirta u diray taageerayaasha xulalka Galmudug iyo gobolka Banaadir ee Maanta ka qayb galaya daawashada cayaarta kama dambaysta ah ee koobka dawlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Waxa uu dhalinyarada daawashada cayaarta uga imaanaya daafaha iyo degmooyinka Muqdisho faray inay ilaaliyaan nidaamka loo […]
December 31st, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Madaxweynaha dowlad Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa Maanta Magaalad Jowhar ka daahfuray Shirka nabadeynta iyo dib u heshiisiinta beelo walaalo ah oo colaad ku dhexmartay deegaanka burdheere ee degmada Cadale. Shirkaan nabadeynta waxaa ka soo qeyb galay Xubnaha labada gole ee Maamulka, Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Drexe, Gudoomiyaha Ururada Bulshada Rayidka Somaliyed, nabadoonada, culimada, iyo […]
December 30th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ciidamo badan ka dejisay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe, kuwaasi oo ay dowladda dhexe u tababartay maamulka Puntland. Ciidamadan ayaa lagu sheegay inay yihiin cutubkii u horeeyay ee Booliska Puntland, gaar ahaan laanta taraafikadda oo magaalada Muqdisho kusoo qaatay tobabar 5 bilood ah. Taliyaha Ciidamada Booliska maamulka Puntland, Sareeye-guuto Cabdi Xasan […]
December 30th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Musharax Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Shirka Madasha Aragti-Wadaagga ee ka socad Magaalada Garoowe, isagoo ka hadlay xaaladda dalka. Xasan Sheekh ayaa waxaa uu sheegay in Madaxda dowladda iyo dowlad Goboleedyada dalka ay heshiiskii ka gaareen doorashada dalka, hayeeshee haatan la isku haayo heshiiskii laga gaaray dhaqan-gelintiisa. […]
December 30th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maalinkii labaad oo xiriir magacaabay xil cusub, isaga oo Maxamed Faarax Sabriye u magacabaay inuu noqdo Agaasimaha cusub ee hab maamuuska Xafiiskiisa. Maxamed Faarax Sabriye ayaa Maanta wixii ka bilowdo kamid noqonayo Agaasimayaasha ka howlgala Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble. Maxamed Xuseen Rooble ayaa mas’uulkaan cusub ku amray inuu […]
December 30th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa waxaa daqiiqado kahor ka furmay Shirka Madasha Aragti Wadaagga Sanadlaha ee Machadka Hiratage oo markii ugu horreeyay lagu qabanayo dalka Soomaaliya. Ajandaha shirka sanadkan ayaa waxaa uu yahay mid diiradda lagu saari doono Xasilinta Dalka amni ahaan, Dhameystirka Dastuurka, Qabashada Doorasho qof iyo cod ah Yagleelida Nidaam Federaal […]
December 30th, 2020 | Posted in wararka | Read More »