Home » October 31st, 2020
Entries posted on “October, 2020”

Muqdisho (HM)-Dhulgariir xoog leh ayaa ku dhuftay xeebta Aegean ee Turkiga iyo waqooyiga jasiiradda Giriigga ee Samos, halkaas oo uu ku burburiyey guryo ayna ku dhinteen ugu yaraan 22 qof. Dhulgariirka cabirkiisu yahay 7.0 ayaa haleelay gobolka Izmir ee Turkiga, sida ay sheegtay USG. Turkiga ayaa cabirka ka dhigay mid hoose, oo ah 6.6, iyaga […]
October 31st, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Nairobi ( HM )-Maxkamad ku taalla Kenya ayaa Jimcihii laba nin ku kala xukuntay 33 iyo 18 sano oo xarig ah kaalintii ay ku lahaayeen weerarkii sanadkii 2013-kii ee lagu qaaday Westgate Mall ee magaalada Nairobi, kaasi oo ay ku dhinteen 67 qof magaalada Nairobi. Maxamed Axmed Cabdi iyo Xusseen Xassan Mustafa ayaa loo haystaa […]
October 31st, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Laascaanood (HM)-Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay go’aankii dhawaan maamulkiisa u hakiyay wada shaqeyntii kala dhaxeeyay Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa farriin cad u diray hay’ado kala duwan oo ku sugan deegaanada Maamulka Somaliland oo uu tilmaamay inay wadaan shirqoollo qarsoon oo lagu dibin-daabyeynayo maamulka uu […]
October 29th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Muqdisho ( HM)-Anna Hakobyan oo ah xaaska Ra’iisul Wasaaraha Armenia ayaa shaacisay inay qaadan doonto tababar militari si ay uga qeybgasho dagaalka dalkeeda uu kula jiro Azerbaijan. Hakobyan oo 42 jir ah waxay barta Facebook ay ku leedahay ku sheegtay “In sababta ay u gaartay go’aankaas uu yahay sidii ay u difaaci laheyd xudduuda Armenia” […]
October 29th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Muqdisho (HM)-Waxaan halkan idiinka soo gudbinaynaa wararkii ugu dambeeyay ee kacdoonka ka dhanka ah Dalka Faransiiska iyo weerarka dalkaasu ku qaaday Madaxweynaha Turkiga. HALKAN KA DAAWO VIDEO
October 29th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Muqdisho (HM)-Waxaan halkan idiinka soo gudbineynaa Barnaamij xiiso leh oo ku saabsan Sirta ka dambeysa Diyaarada layaabka leh ee uu raaco Madaxweynaha Mareykanku. HALKAN KA DAAWO VIDEO
October 29th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Kismaayo (HM)-Maamulka Gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji Mcalimoow ayaa Xaqiijiyay in dilka dhacay dhawaan Magaalada Kismaayo ee Xaruunta Gobolka Jubbada Hoose ay ka dambeeyeen Ciidanka Madaxweynaha Maamulkaasi Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe. Guddoomiyaha ayaa u sababeeyay dilka in uu yahay mid Cabsi galin ah oo uu sheegay in Axmed Madoobe uu doonayo in uu ku […]
October 29th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Muqdisho (HM)-Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa si taxadar leh uga hadashay hadalo qadaf ku ah diinta islaamka ee ku dhowaaqay Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Marcron. Qoraal xilli dambe ee caawa ka soo baxay Madaxtooyada ayaa u qornaa sidan;- Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ka xun tahay in lagu xadgudbo caqiidada iyo muqdasaadka dadka Muslimiinta ah oo uu […]
October 29th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Kismaayo (HM)-Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in lagu diley maanta mid ka mid ah ganacsatada ku nool magaaladaas. Koox ku hubeysan bastoolado ayaa ku dishay xaafada Calanley ee magaalada Kismaayo Maamulihii shirkadda xawaalada Amal ee magaalada Kismaayo Cabdullaahi Shigshigoow. Raggii ka dambeeyay dilka ayaa la sheegay […]
October 26th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Hargeysa (HM)-Taliska Ciidanka Booliska ee Maamulka Soomaliland ee Hargeysa ayaa soo bandhigay rag iyo lacag ay ugu yeedheen Dollarka madow oo ay sheegeen inay kasoo gudbeen deegaanada Maamulka Puntland.’ HALKAN KA DAAWO VIDEO
October 26th, 2020 | Posted in wararka | Read More »