Home » September 30th, 2020 Entries posted on “September, 2020”

Cali Khaliif oo si kulul uga hadlay su’aashii SSC ku saabsaneyd ee Farmaajo ka aamusay-Video

Jigjiga  ( HM ) Dr. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynihii maamulka Khaatumo ee Heshiiska aan Fulin la galay maamulka Somaliland, Kuna sugan hada magaalada Jigjiga ee Dawlad deegaanka Soomaalida ayaa ka hadlay Arimo kala duwan iyo Su’aashii Madaxwaynaha DF Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo laga waydiiyey gobolada  Sool iyo Sanaag, ee uu ka gaabsaday. HALKAN KA DAAWO […]

September 30th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Madaxwayne Erdogan oo si kulul uga Hadlay dagaalka Armenia-Video

Muqdisho ( HM) Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ugu baaqay Armenia inay si deg deg ah uga baxaan dhulka Azerbaijan ee ay soo galeen, si loo dhameeyo dagaalka u dhaxeeya labada dal. Ugu yaraan 21 qof ayaa Isniintii lagu dilay maalinkii labaad ee dagaalka ka dhashay gacan ku haynta gobolka Nagorno-Karabakh, oo ah gobol ku […]

September 29th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga oo la kulmay Guuleed yare, Hal-abuurkii Buuhoodle ka tagay-Video

Muqdisho (HM)-Waxaan halkan idiinka soo gudbinaynaa warbixin kusaabsan wasiirka arrimaha dibada dalka Turkiga oo la kulmay Hal-abuurkii yaraa ee Guuleed Cabdi kaasoo gaadhay Turkiga kadib diyaarado uu sameeyay isaga oo ku sugan Buuhoodle. HALKAN KA DAAWO VIDEO

September 28th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo kulamo muhiim ah la qaatay Safiirada jooga Soomaaliya.

Muqdisho ( HM ) Raysal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay qaar kamid ah Safiirrada dalalka caalamka u fadhiya Soomaaliya iyo wakiillada Qaramada Midoobay, Midowga Yurub iyo Midowga Afrika. HALKAN KA DAAWO VIDEO Kulanka ayaa la isku dhaafsaday talooyin ku aaddan xaaladda waddanka iyo sidii ay u dhex mari […]

September 28th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Guuleed yare: Hal-abuurkii Buuhoodle ka tagay oo ka qayb galay tababar heer sare ah.

Muqdisho (HM)-Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa wiil 17 jir Soomaali ah ku casuuntay inuu ka qeyb galo Teknofest, oo ah bandhigga ugu weyn dalkaas ee teknolojiyadda. Guuleed Cabdi ayaa sameeya Baabuur iyo Diyaarado macmal ah, isagoo aan heysan qalab badan oo arrintaasi ka caawinaya. Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa Guuleed ka arkay internetka, […]

September 28th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Soomaaliya oo markale gaadhay guul taariikhi ah & deyn badan oo laga cafiyey-Video

Muqdisho (HM) – Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa maanta Muqdisho ku kala saxiixday heshiis taariikhi ah oo Soomaaliya looga cafinayo deymaha uu ku leeyahay Mareykanka. Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka Donald Yamamoto iyo sii-hayaha wasiirka maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Duceyle Beyleh ayaa kala saxiixday heshiiska lagu yareynayo islamarkaana dib loogu qaabeynayo deyenta ay hay’adaha dowladda Mareykanka ku leeyihiin […]

September 27th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo xilka la wareegay & dalabkii Khayre oo meesha laga saaray-Video+Sawiro

Muqdisho (HM)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta si rasmi ah waxaa uu xilka kala wareegay Sii Hayihii Ra’iisul Wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed, kaddib Munaasabad ka dhacday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha. Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiye Kuxigeenka 1aad C/weli Ibrahim Muudey iyo Mas’uuliyiinta Sii hayeyaasha ah iyo xubno ka socday Safiirada Beesha Caalamka. […]

September 27th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Ciidamada Maamulka Somaliland oo Ganacsade caan ah gurigiisa Boorame ugu dhacay-Video

Boorame (HM) Ganacsade  Xaaji Idiris  Aadan Xasan oo kamid ah Ganacsatada gobolka Awdal, ayaa Habaynkii Xalay waxaa Gurigiisa ugu daatay Ciidamo ka tirsan Somaliland. HALKAN KA DAAWO VIDEO “Ciidamo Boolis ah ayaa gurigayga Bilaa Sabab kusoo galay,   waxayna sheegeen inay I xidhayaan” Ayuu yidhi. “Waxaan leeyahay Xukuumadda Muuse biixi, aniga Caawa taasi way igu dhacday,   […]

September 27th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Soomaliland oo jawaab kulul ka bixisay hadalkii Farmaajo ee xalay.

Hargeysa (HM) – Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga jawaabay hadal uu xalay madaxweynaha Soomaaliya ka sheegay dood cilmiyeed ku saabsaneyd arrimaha doorashooyinka dalka. HALKAN KA DAAWO VIDEO Madaxweyne Farmaajo oo hadal ka jeedinayey doodadaasi ayaa sheegay in Somaliland aysan go’in karin, islamarkaana ay midnimada Soomaaliya tahay mid muqadas ah. Muuse Biixi […]

September 27th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Farmaajo:-“waxaan diyaar u ahay in aan kursigeyga ku beddesho Midnimada Soomaaliya & wada-hadallada Somaliland.”-Video

Muqdisho (HM ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo marti ku ahaa dood cilmiyeed uu soo agaasimay Machadka RAAS ee Falaanqeynta Siyaasadda ayaa tilmaamay dadaalka dowladdu ay ku bixisay qabsoomidda doorasho ka turjumeysa hor u socodka iyo dimuqradiyadda dalka. Madaxweynaha ayaa si mugleh uga warbixiyey muhiimadda ay dalka u leedahay in shacabka […]

September 27th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Recently Commented


    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 920

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 920

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 921

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 921
  • Cagey: Tirada baarlamaanka guriga hoose waxa la yidhi waa 275 xildhibaan Manama waxa soo xaadiray oo la leeyahay...
  • Cagey: Puntland ma sida jeegaanta ayay iclaamisay goon’isutsaag waa maxay duulimaadyada caalamiga ah ee ay leedahay...