Home » August 31st, 2020 Entries posted on “August, 2020”

Daawo:-Soomaliland oo sheegtay inay keentay qalab lagu baadho halista ka dhalata anteenada shirkadaha isgaadhsiinta-Video

Laascaanood (HM)-Wasaarada Isgaarsiinta Maamulka Somaliland ayaa maanta shaacisay inay bilaabayso baarista halista caafimaad ee ay keeni karaan anteenada ama taawarrada shirkadaha isgaarsiinta. Maamulka Somaliland ayaa soo iibsatay qalab lagu ogaanayo awoodda hirrarka ay taawarradu gudbinayaan. Wasiirka isgaarsiinta Somaliland Cabdiwali Cabdillaahi Suufi ayaa sheegay in qalabkan loogu talogalay inuu maamulo hirarka isgaarsiinta, in lagula socdo shucaaca […]

August 31st, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Xogta Qaraxyo maanta ruxay Imaaraadka xili Diyaaraddii ugu horaysay ee Israel maanta soo gaadhay Dubai-Video

Muqdisho  ( HM ) Saddex qof ayaa ku geeriyooday dhowr kalena waa ku dhaawacmeen laba qarax oo kale duwan oo maanta ka dhacay magaalooyinka Abu Dhabi iyo Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, sida ay sheegeen booliska iyo warbaahinta gudaha. Xafiiska warbaahinta ee dowladda Abu Dhabi ayaa sheegay in laba qof ay ku dhinteen qaraxa caasimadda, […]

August 31st, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Aabe Wiilkiisa Wabiga ku tuuray oo sharaxay sababta ku kaliftay falkan laga naxay-Video

Jowhar (HM) – Soomaaliya Aabe Wiilkiisa ku dilay magaalada Jowhar ayaa sharraxay sababta ku kaliftay inuu geysto falkaan argagaxa leh xilli uu gacanta ugu jiro Ciidanka Booliska magaalada Jowhar. Muxumed Dhaayow Aadan oo ay gacanta ku hayaan ciidanka booliska ayaa sharraxay sababta ku kaliftay inuu wabiga ku tuuro wiilkiisa oo lugaha iyo gacmaha ka xidhan. Aabaha […]

August 31st, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Dhagayso:-Madaxda Puntland iyo Jubaland maxay Dhusamareeb 3 ku diideen oo Muqdisho ku tegayaan?

Muqdisho ( HM)-Shirkii ku qabsoomey magaalada Garoowe ee u dhexeeyey maamulada Jubaland iyo Puntland waxaa ka soo baxay in shir afaraad la isugu tegayo magaalada Muqdisho shirkaas oo ay ka qayb-galayaan labadan maamul ee horey u qaadacay shirkii Dhuusamareeb 3. Shirka ayaa lagu macneeyey in uu noqon doono mid lagu qabyo tirayo natiijadii Dhuusamareeb 3. […]

August 31st, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Dhageyso:-Ciidamada Jubbaland oo Xabsiga dhigay in ka badan 20 Ruux.

Kismaayo (HM)-Howlgal ay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ka sameeyeen Ciidamada Booliska Jubbaland ayaa waxaa la sheegay inay ku qab qabteen tiro dad ah oo la sheegay inay ka ganacsanayeen waxyaabaha maanka dooriya. Howlgalka ayaa Ciidamada waxaa ay sigaar ah uga sameeyeen Xaafada Calalaeey ee Magaalada Kismaayo, waxaana Booliska ay sheegeen in lagu […]

August 31st, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Diyaaradii ugu horeysay oo ka soo duusha Israil oo goordhow ka dagaysa Imaaraadka-Akhriso

Muqdisho (HM)-Diyaaradii ugu horeysay ee ay saaran yihiin rakaab oo si toos ah uga soo duusha Isra’iil ayaa lagu wadaa inay ka dagto maanta garoon ku yaal wadanka isutagga imaaraadka carabta kadib markii labada dal ay sameysteen xiriir diblumaasi. Diyaaraddaasi waxa raaci doona wefdi ka socda Israai’iil iyo saraakiil Maraykan ah kuwaasoo gacan ka geystay […]

August 31st, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Barnaamij xiiso leh oo lagu kashifey dalalka lacagta ugu badan ku bixin doona doorashada Soomaaliya ee 2021-ka-Video

Laascaanood (HM)-Waxaan halkan idiinka soo gudbinaynaa Barnaamij xiiso leh oo ku saabsan dalalka faragelinta xooga leh ku haya Dalka Soomaaliya iyo dalalka Doorashada Soo aadan ku bixin doona Lacagta ugu badan. HALKAN KA DAAWO BARNMAAMIJKA

August 30th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Maamulka Soomaliland oo diiday inay Hargeysa yimadaan Odayaal reer Muqdisho ah-Video

Muqdisho (HM) – Nabadoon Maxamed Xasan Xaad iyo wafdi odayaal ah oo maanta lagu waday inay u safraan magaalada Hargeysa, ayaa amar kasoo baxay Somaliland loogu diiday inay Hargeysa usoo safraan. Nabadoon Xaad oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay diyaaradii ka qaadi lahayd  garoonka Aadan Cadde in lagu amray in aysan qaadi karin odayaasha uu […]

August 30th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Soomaliland Shaqaale musuq-maasuq lagu eedeeyay oo lasoo bandhigay-Video

Hargeysa (HM)-Soomaliland Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu Musuq maasuq ku eedeeyay isla markaana soo bandhigay Shaqaalaha Wasaarada Biyaha ee Maamulka Soomaliland. HALKAN KA DAAWO VIDEO

August 30th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Muqdisho Maxakamadda G. Banaadir oo xukun adag ku riday Ganacsade caan ah-Video

Muqdisho (HM)-Soomaaliya Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa Axada maanta ah waxay soo gabagabeysay isla markaana ay xukuno kasoo saartey kiis ciqaabaadka ka dhanka ah laba eedeysane oo uu ku jiro ganacsade caan ah. Cabdullaahi Axmed Maxamed [Xaaji Gaabow], 46-jir, ayaa lagu helay dambi ah in uu sameystay Bangi aan sharciyad ka haysan Dowlada federaalka Soomaaliya. Gaabow […]

August 30th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • Cagey: Tirada baarlamaanka guriga hoose waxa la yidhi waa 275 xildhibaan Manama waxa soo xaadiray oo la leeyahay...
  • Cagey: Puntland ma sida jeegaanta ayay iclaamisay goon’isutsaag waa maxay duulimaadyada caalamiga ah ee ay leedahay...