Home » July 30th, 2020 Entries posted on “July, 2020”

Madaxweyne Farmaajo oo siyaasi caan ah u magacaabay la talihiisa dhanka doorashada-Akhriso

Muqdisho (HM)-Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo u magacaabay la taliyihiisa arrimaha Doorashada iyo siyaasadda Cabdi Cali Raage. Ilo katirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaana xaqiijiyay in Madaxweyne Farmaajo siyaasiga Cabdi Cali Raage u magacaabay la taliyihiisa arimaha doorasada iyo siyaasada xili la filayo in dalka doorasho […]

July 30th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Baarlamaanka maamulka Puntland oo dood ka keenay heshiiska DP-World & marxaladihii uu soo maray.

Garoowe ( HM ) Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa maanta ka hor fasaxa ciidka ka dooday dib u eegis lagu sameeyo heshiiskii dekadda Boosaaso lagu wareejiyey muddo 30 sano ah, haddaba waxaan si taariikheysan u eegeynaa marxaladihii ugu muhimsanaa ee heshiiskan soo maro. 06.04.2017, Madaxweyne Cabdiweli Cali Gaas waxa uu saxiixey heshiiska wareejinta dekadda Bosaso, muddo […]

July 29th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Deni oo Ciidamadda maamulkiisa ku amray inay toogtaan dad uu ku tilmaamay cadowga Puntland.

Garoowe (HM)-Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in mararka qaar deegaanada Puntland ka dhacaan khalaalse iyo isku dhacyo ay soo abaabulaan dad uu ku tilmaamay cadawga Puntland. Deni ayaana faray ciidamada amaanka maamulkaasi in aragti ku toogtaan cadawga Puntland dad uu ku tilmaamay , waxa uuna ku amray ciidamada in dadkaasi aysan […]

July 29th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Madaxweynaha Galmudug oo abaabul xooggan oo uu beeshiisa kula rabo xilka Ra’iisul wasaaraha ka wada Muqdisho-Akhriso

Muqdisho (HM ) Magaalada Muqdisho  waxaa siwayn looga dareemayaa Kulamada  iyo Loolanka loogu Jiro Hanashada  Xilka Raysal wasaarhaa Xukuumadda Soomaaliya, kadib markii uu Baarlamaanku meesha ka saaray Xasan Cali Khayre. Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor Madaxweynaha maamulka Galmudug oo ku sugan Muqdishoayaa dadaal xooggan ugu jira sidii madaxweyne Farmaajo uu Ra’iisul wasaare ugu magacaabi lahaa […]

July 29th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Kenya oo markale ku xad gudubtay qaranimadda Soomaaliya iyadoo Soomaliland ugu yeedhay dal.

Hargeysa (HM) – Dowladda Kenya ayaa qorsheyneysa iney xafiisyo diblomaasiyadeed ka furato Somaliland si ay ugu adeegto muwaadiniinteeda ka jooga dhulkaas, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiskooda magaalada Hargeysa. Inkastoo aan la ogeyn wakhtiga rasmiga ah oo ay furayaan xafiisyada ay ugu adeegayaan muwaadiniintooda, haddana qoraalka kasoo baxay xafiiska wuxuu si cad ugu xad-gudbayaa qaranimada […]

July 28th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Ciidamadda Puntland oo rasaas u adeegsaday shacab dibad-bax ka dhigayey Garoowe-Akhriso

Garoowe (HM) – Ugu yaraan illaa afar qof ayaa ku dhaawacantay, kadib markii maanta ciidamada ammaanka maamulka Puntland ay rasaas ku fureen dad shacab ah oo dibad-bax ka dhigayey gudaha magaalada Garoowe ee caasimada maamulkaasi. Dibad-baxayaasha oo isugu soo baxay bartamaha magaalada ayaa ka cabanayey lacago Canshuuro ah oo ay sheegeen inay ku soo dalacday wasaaradda […]

July 28th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Gaas oo sharci daro ku tilmaamay xil ka qaadistii Xasan Cali Khayre ee Baarlamaanka-Akhriso

Laascaanood (HM)-Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland horayna u soo noqday Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas oo wareysi siiyay laanta afka Soomaaliga ee VOA ayaa sheegay in wixii ka dhacay Baarlamaanka Sabtidii la soo dhaafay uu ahaa wax aan sharciga waafaqsaneyn. C/weli Gaas ayaa sheegay in la baal maray xeer hoosaadkii iyo nidaamkii la […]

July 28th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Beesha Caalamka oo war ka soo saaray xaalada siyaasadeed & digniin loo diray Baarlamaanka Soomaaliya-Akhriso warbixinta.

Muqdisho (HM)-Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka waxay muujinayaan walaacooda iyo rajada adag ee ay ka qabaan in arrimaha siyaasadeed ee dhowaan soo kordhay, oo ay ku jirto arrintii ka dhacday Baarlamaanka Federaalka ee xil ka qaadistii Ra’iisul Wasaaraha in aanay wiiqi doonin dadaallada loogu jiro is-faham siyaasadeed oo wadar-ogol ah oo laga gaaro doorashooyin waqtigooda […]

July 28th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Hadalkii Deni uu kaga soo horjeestay xil ka qaadista Khayre.

Garoowe ( HM ) Madaxweynaha Maamulka  Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni oo Shir-guddoomiyey kulan deg deg ah oo uu la qaatay xubnaha Golaha Wasiirada ee ku sugan Gaalkacyo iyo La taliyeyaal Madaxweyne oo sare. HALKAN KA DAAWO VIDEO Shirka ayaa looga hadlay xaaladda dalku marayo gaar ahaan tallaabadii Baarlamaanka Soomaaliya ku kacay 25-kii Luulyo 2020, ee […]

July 27th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Deni oo Beesha caalamka ugu baaqay faragalinta Soomaaliya, xili Xukuumaddu u digtay Beesha caalamka-Video+Warbixin

Muqdisho ( HM )-Qof walba taariikhda meel ayuu ka galayaa, arintu mar waxay dhex taallaa Soomaali, marna waxay dhex joogtaa Soomaali iyo Shisheeeyee. Laba hadal oo ay kala sheegeen Ra’iisal wasaaraha KMG ah ee Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed{Khadar} iyo Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Abdullaahi Deni, runtii midkastaa in la taariikheeyo oo meel lagu qoro berina […]

July 27th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • Cagey: Tirada baarlamaanka guriga hoose waxa la yidhi waa 275 xildhibaan Manama waxa soo xaadiray oo la leeyahay...
  • Cagey: Puntland ma sida jeegaanta ayay iclaamisay goon’isutsaag waa maxay duulimaadyada caalamiga ah ee ay leedahay...