Home » June 30th, 2020
Entries posted on “June, 2020”

Hargeisa ( HM ) Baarlamaanka maamulka Somaliland ayaa ku dhowaaqay inay Inay kalsoonidii kala Noqdeen Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe. Waxayna ku eedeeyeen Kicin dad wayne iyo Hadalo uu dhowaan ku Weeraray Gudoomiyaha Baarlmaaanka Baashe Maxamed Faarax iyo Siyaasiyiinta kasoo jeeda gobolada Sool iyo Sanaag. Golaha Wakiilada Somaliland ayaa xeer ilaalinta ugu baaqay in […]
June 30th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Laascaanood ( HM ) Waxaa magaalada Hargeisa Xalay kulan ku yeeshay Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxwaynihii Khaatumo Dr. Cali Khaliif galadh oo ay kala fogaayeen tan iyo markii Muuse Biixi la doortay Sanadii 2017. Kulanka dhexmaray ayaa u muuqda midkii ugu horeeyay ee Noociisa ah oo ay yeeshaan tan iyo markii la doortay […]
June 30th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey shacabka iyo Golayaasha Dowladda guusha taariikhiga ah ee dhanka diblumaasiyadda, kaddib markii dalkeenna loo doortay Guddoominta Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Madaxweynaha oo uu weheliyo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa Mareegaha Internetka kula xidhiidhay Madaxa Ergeda Soomaaliyeed ee Qaramada […]
June 30th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Jigjiga (HM)-Hacalu Hundesa oo ka mid ahaa fanaaniinta Oromada ee caanka ah ayaa lagu toogtay xalay caasimada dalka Itoobiya ee Addis Ababa ka dib markii ay rasaas ku fureen rag aan heybtooda la garan. Toogashada fanaankan ayaa ku soo beegantay xili uu Todobaadkii hore uu waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Tv-ga OMN, waraysigaasoo uu ku […]
June 30th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Muqdisho ( HM )-Safiirka Jamhuuriyadda Soomaaliya u fadhiya QM Danjire Abuukar Daahir Cismaan {Abuukar Baalle} ayaa loo doortay madaxweyne ku xigeenka Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey gaar ahaan fadhi xileedka 75-aad ee golaha. War kasoo baxay Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa sidoo kale Hambalyo loogu diray Danjire Baalle. Hambalyo Danjire Abuukar Daahir Cismaan (Baalle) oo […]
June 30th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Garoowe ( HM) –Waxaa maanta kulan deg deg ah Mar kale ku yeeshay Magaalada Garoowe Baarlamaanka Maamulka Puntland, Waxayna ka hadleen Arrimaha doorashada, Mataalada Gobolka Banaadir la siiyey iyo xeerarka ay an sixiyeen Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlmaaanka Soomaaliya. HALKAN KA DAAWO VIDEO War-Saxaafadeedka ka kooban 13 qodob ayaa qodobada ugu muhiimsan waxaa ka mid ah […]
June 29th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Garoowe ( HM )-Baarlamanka maamulka Puntland ayaa maanta si adag uga doodday metelaadda gobolka Banaadir ee Aqalka-sare ee Baarlamanka Soomaaliya. HALKAN KA DAAWO VIDEO Qaar kamid ah mudanayaasha oo golaha ka dhex hadlay ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya, Madasha Xisbiyada, maamullada Hirshabeelle, KGS iyo Galmudug ku eedeeyey in ay faquuqayaan Puntland iyo Jubbaland. Xildhibaannada qaar kood […]
June 28th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Muqdisho (HM)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka mid ah Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran oo maanta shir jaraa’id ku qabtay hoygiisa Muqdisho, ayaa ka hadlay arrimihii shalay ee ka dhacay Golaha Shacabka, sida ansixintii Matalaadda Gobolka Banaadir iyo hadal jeedintii Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee doorashooyinka Qaran. Xasan Sheekh ayaa sheegay in hoggaanka […]
June 28th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Gaalkacyo (HM) – Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa war-saxaafadeed wadajir ah ka soo saaray shir labadii maalmood ee lasoo dhaafay madaxweynayaasha labada dowlad goboleed uga socday magaalada Gaalakcyo ee gobolka Mudug. War-murtiyeedka kasoo baxay shirkaas oo ka kooban lix qodob ayaa tilmaamaya in inta badan shirkaas looga hadlay arrimaha amniga iyo sikaashiga labada dowlad goboleed, iyadoo […]
June 27th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahadceliyey Guddoonka iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya tixgelinta iyo fulinta codsiigii Madaxweyne ee ku aaddanaa xaqiijinta Mataaladda siyaasadeed ee Gobolka Banaadir, taas oo uu ku soo jeediyey furitaankii Kal-fadhigii 7aad ee Baarlamaanka. Madaxweynaha ayaa tilmaamay muhiimadda go’aankan taariikhiga ah oo aan horey loogu […]
June 27th, 2020 | Posted in wararka | Read More »