Home » May 31st, 2020 Entries posted on “May, 2020”

Qarax dad badan ku dhinteen oo ka dhacay duleedka Muqdisho.

Muqdisho (HM)-Qarax miino oo sababay dhimasho badan ayaa ka dhacay deegaanka Xaawa Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho ee xarunta dalka, Qaraxa ayaa waxaa uu haleelay gaadhi dad shacab ah ay saarnaayeen. Sida wararku sheegayaan gaadhigan oo ahaa nooca Soomaalida u taqaano Hoomey ayaa ka yimid dhanka degmada afgooye, waxaana uu qarax ku qabsadan agagaarka Isbitaalka […]

May 31st, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Masuul katirsan maamulka gobolka Banaadir oo saaka xaaskiisa ku dishay Muqdisho.

Muqdisho (HM)-Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in saaka Gudoomiyihii waaxda Halgan ee Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir lagu dilay gurigiisa, waxaana dilkaasi geesatay xaas uu qabay sida ay noo sheegeen xubno aad ugu dhawaa gudoomiyaha. Gudoomiyaha Waaxda Halgan Cabduqaadir Fooldibi ayaa tooreyda ay ku dhufatay xaaskiisa kasoo gaadhay dhaawac culus ayaa loola cararay […]

May 31st, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaalida & Caalamka oo xiiso leh.

Muqdisho (HM)-Waxaan halkan idinka soo gudbin doonaa wararkii ugu dambeeyay ee Soomaalida iyo Xiisadaha siyasadeed ee dalka ka taagan.HALKAN KA DAAWO WARARKA

May 30th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Dood Xasaasi ah Doorashada Soomaaliya-Video

Muqdisho ( HM)-Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Dood Xiiso badan oo Arimaha Doorashooyinka dalka ku saabsan, Taasi oo ay ka Qayb galeen Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyadda Soomaaliya iyo Wasiirkii hore ee Arimaha Gudaha C.raxmaan Odowaa. HALKAN KA DAAWO VIDEO Dooda oo ah mid Xiiso badna ayaa waxaa Daadihinaya Wariye Saleebaan Xaashi.

May 30th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Xasan Cali Khayre“Waxaa naga Go’an inay dalka ka Qabsoonto Doorashadu”-Video

Muqdisho ( HM) -Xasan Cali Kheyre Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay inay ka go’an tahay in doorashada dalka ay ku dhacdo wakhtigeeda, uuna ku dadaali doono sidii arrintaas loo fulin lahaa. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wuxuu hadalkan sheegay kulankii Golaha Wasiirada Soomaaliya  “Laga billaabo maanta, waa inaan ka shaqeynaa ka xukuumad ahaan xaqiijinta doorsho ummadda Soomaaliyeed […]

May 30th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Roobab dabaylo watay oo dad ku laayey caasimadda Somaliland.

Hargeysa (HM)- – Inta illaa iyo haatan la xaqiijiyey saddex qof – laba raga iyo haweenay – ayaa ku naf-waayey roobab dabaylo watay oo saacadihii lasoo dhaafay ku da’ay Hargeysa, caasimadda Somaliland. Laba ragga ah waxaa qaadey daadad, halka ruuxa dumarka ah ay dishay koronto, sidda uu sheegay hogaanka caafimaadka ciidanka dab-damiska. Sidda laga soo xigtay […]

May 30th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Soomaaliya oo Qaramadda Midoobay ka hor sheegtay Qorashaheeda Doorashada.

Muqdisho (HM) – Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka go’an tahay in doorashao qof iyo cod ah ay ka dhacdo dalka Soomaaliya, xilli ay jirto cabsi xooggan oo laga qabo inuu jiro isku day lagu doonayo muddo kororsi. Ballan-qaadkan ayaa waxaa sameeyey danjiraha Soomaaliya ee Qaramadda Midoobay, Abuukar Daahir Cusmaan oo hadal ka jeediyey kulan Golaha […]

May 30th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Soomaliland oo si weyn uga gubatay Hub la siiyey Dowladda Soomaaliya.

Hargeysa (HM) – Somaliland ayaa si weyn uga cadhootay isla dhaliilo culus u jeedisay Dowladda Soomaaliya, waxayna dambi iyo xad gudub sharci ku tilmaantay in Dawaldda Masar ay Hub siiso Dowladda Soomaaliya, iyadoo xustay inay Somaliland ahaan ay filayaan inuu Caalamku arintan wax ka qabto. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee maamulka Somalilaand Yaasiin Maxamuud Xiir […]

May 30th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Soomaliland oo meesha ka saartay in wada hadalo hoose u socdaan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Hargeysa(HM) –Somaliland ayaa ka hadashay Warar sheegaya inay Wada-hadallo hoose ay kula jirto Dawladda Federaalka Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta maamulka Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali Koore, wuxuu sheegay in Soomaaliya ay hore u jabisay dhammaan heshiisyadii lagu gaadhay shirarkii hore, sidaasi darteed aanay jirin sabab ay Xukuumadda Somaliland ay Wada-hadallo hoose la yeelato […]

May 30th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Madaxweynihii hore ee Khaatumo oo arrimo xasaasi ah ka hadlay & Xaalada SSC-Video

Buuhoodle (HM)-Madaxweynihii hore ee maamulkii Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhosheel) ayaa waraysi dheer oo uu bixiyay wuxuu uga hadlay xaalada siyaasadeed ee deegaanka SSC iyo khilaafka Deni iyo Karash iyo waliba siyaasiyiinka kasoo jeeda deegaanka ee Hargeysa ku sugan, deeqdii Dowladda Federaalku soo gaadhsiisay Buuhoodle iyo waxa iska badelay fikirkiisii khaatumo. HALKAN KA DAAWO WARAYSIGA

May 29th, 2020 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • Cagey: Tirada baarlamaanka guriga hoose waxa la yidhi waa 275 xildhibaan Manama waxa soo xaadiray oo la leeyahay...
  • Cagey: Puntland ma sida jeegaanta ayay iclaamisay goon’isutsaag waa maxay duulimaadyada caalamiga ah ee ay leedahay...