|

Puntland Deni oo ku dhawaaqay shir wadatashi ah & dhaliilayna Dowladda Federaalka-Video

Boosaaso ( HM ) Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Bosoaaso ayaa galabta ka hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya, marxaladihii kala danbeeyay ee lasoo maray iyo sida ay hada wax u waddo Dowladda Federaalka ah oo Madaxweynuhu sheegay in aysan habooneyn.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxweyne Deni ayaa ku dhawaaqay Shirweyne wadatashi oo 15. March 2020 lagu qaban doono Garoowe, Shirkaasi oo ay ka qeybgeli doonaan Goleyaasha Dowladda Puntland iyo Wakiillada ku metala Dowladda Federaalka ah, Dhaqanka, Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka si looga tashado mustaqbalka Puntland iyo doorkeeda ku aadan midnimada iyo hirgalinta hanaanka Federaalaynta Soomaaliya.

Waxaa Sidoo kale Bayaanka kasoo baxay Puntland looga hadlay Arimo kala duwan oo u badan Khilaafka kala dhexeeya DF Soomaaliya.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=81839

Posted by on Feb 7 2020. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Rasta buuni: Maxuma
  • Turab: Bismillaah Allaah baa mahadleh, Shariif la soo gamay, mar haddii wixii caloosha ugu jirey afkiisii ka xaday....
  • Rasta buuni: War fiican
  • Turab: Bismillaah; Sanbaloolshe, waa siyaasi isagoon u qaan gaadhin siyaasada, oo qaxooti degan Ingiriiska xilal...
  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...